Comments on: Xaalada Sarkuusta oo Saaka Dagan iyo Dhinacyadii ku dagaalamay oo ka hadlay.

By: abu fatima
Hadii aad marakhaatigan

fudhaan muuqda waagare

Mufsid iyoninkii muslixihi

Kala mid wee yaane

Mooryaan isbaarada kudhaca

Duul masaakiina

Iyo ragan masuuliyaadka wada

Kala midwee yaane

Jiri marada diirtiyo

Dugaag maafiyiyo tuugo

Iyo duul mashaayiikhihi

Kala mid wee yaane

Kuwa madaxa cimaamada

Kuwada maanta may garane

Calooshooda mugeedayrabaan

Meelay joogaane

Mufsidkiyo nifaaqay rabaan

Muuna doo diiye

Kala miira labadaas

Midii ay maalis leeyiine

By: c/lla
aswb.allahu akbar waa waxlagu farxo iyo guul usoo hooyatay mujaahidiinta xaqa u dirirka ah iyo shacabkooda ilaah ayaa kuma hadsan ilahaow sug mujaahidiinta cagahooda kana guulay munaafiqiinta iyo saliibiyiinta ilaahow midiiyay quluubtooda qalban waaxidan kadhig yaa rabi yaarabi………

shacabkeyga muslimka ah waxaan u dardaarmayaa inay isgarab istaagaan mujaahidiintooda biyadin waxid ay noqdaan rabina looo tobad keeno .allahuma waxid sufuufanaa warfac raayatal jihaaadi fiinaa tyaarabi unsurnaa cala alqowmi alkaafiriiiiiiiin. aaaaaaamiiiiiiiiiiiin.

By: darwish dhalad ah
insha alaah inta ka dhimana waan ka qabsandoonaa

By: mohamed
takbiiiiiiiiiiiiiiir  mujaahiidnta waxaay u tagan yihiin difaaaca  diinta ito dadkamuslimkaaa

alaahu akbaar

By: Faysal
ILAAHAY wuxuu marqaati iiga yahay in AL-SHABAAB iyo kuwaan Dowlada sheeganaaya aysan xitaa isku dad ahayn isku diin iskaba dhaafe.

Qolona markay timaado bulshadu farxad iyo qosol ayay u keenaan, kuwo kalena Isbaaro iyo Dil ayay u keenaan…ILAAH baan runta inagu jecele ma dadkaas baa siman ?!!!.

Hada waxaa igu maqaalo ah in Tuugadii shalay Mujaahidiintu ka cayriyeen Sarkuusta ay gudaha galeen oo Isbaaro dhigteen meesha loo yaqaano SAYBIYAANO.

By: Abusaalax
waalayaab rag sheeganaya dowlad oo hadana lay naya shacabka waxaase Alaah mahadiis ah in ay wadanka joogaan mujaahidiin aan Allahh maahaane cikale ka amarqaadanaynin difaacayane diint Allah iyo shacabkamuslimka ah ee soomaaliyeed Allaaha kaalmeeyo mujaahidiinta AMIIIIIN