Comments on: Kooxda Sheegata Ahlu Sunah Wal-Jameeca oo ka Mamnuucay Goobaha ay ka Taliyaan Qaadashada Indha shareerka

By: sh,cabdulqaadir
diinta halla barto kadibna dadka halla baro ayadoon ladilin kulligiin diintaa idinku yar!!!

By: Ibnu muxamed
Anigu fikradayda haddii aan dhiibto diinta jowharteeda waxaa kamid ah ????? ????? ?????? in laheysto oo uu qofku heysto oo waxaan ulajeedaa caqiidada salafka  waa dadkii noolaa 3-dii qarni ee ugu fadliga badneyd quruunta oo dhan.  taas ayuu addunkiisa iyo aakhiradiisa kuliibaanaa qofkii caqiidadii salafkii suubanaa khilaafana wuxuu halis ugu jiraa aakhiradiisa haddii uusan kasoo laaban marka waxaa jira dad diinta jowharteeda gadaal gadaal ufahmay oo wixii arrinku ahaa kasoo horjeedkiisa diin kadhigtay oo bacaad qoorsagaaro kuhaya dadaalkooduna kubixanaya ashyaa ay si qalad ufahmeen hadana waxaa  ceyb ah in magacaas ay isku magacaabaan ayna kasoo horjeedaan xaqiiqdiisa.marka indho shareer waxaa kadaran usuusha diinta in meel looga dhaco, marka somalia waa muslimiin diinta jecel waliba lafaha ay kagashay jaceylka diintooda islaamka ah  waxaan dhihi lahaa aniga oo matalaya soomaalida dadka diintooda way jecelyihiin ee dadkaas dacwada halagaarsiiyo hana laysku dhimriyo xabad wax mataraysee illaa dad mulxidiin ah ay soobaxaan, mulxidiintaas xattaa waxaan oran lahaa xabad maya xalkale ayaa jiro karo.alle wuu ukaalmeeyaa qofkii kashaqeeya wanaagga walaalkiisa ayagana waxaa xaqiiqoah aniga oo ku hadlaya afka umadda soomaaliyeed hadday xaqiiqda ogaadaan in ay kudhagi doonaan haddii uu alle idmo insha allaah iyo in dhamaan umadasoomaaliyeed ay isku kaalmeystaan inay diintooda gacanta midig kuqabsadaan diintuna aytahay diin nabadgalyo oo kashaqeyneysa maslaxadda qof walba oo muslim ah dadkana in diinta lajecleysiiyo lanatuso macaankeeda iyo wanaageeda dadka walaalaha ee kunool dibaddana in wax ku farxaan maahanee wax yaabaha kale aan website-yada loo marin wanaagoodana laga shaqeeyo.wabillaahi towfiiq.

By: shabab uf akh yur
wabsaydkani waa af ku dable ku wii hore ee soomaalid isku diri jiray uun buu kusoo biiray sida waagacusub balaayo uun bayfaafiyaan si xun wax u sheeg sixir kadaran . war dad ka wax u dhex ah usoo qora mar dhow baad dhihi doontaa wariye ayaa ladilay af xumo dagaal wax kaagama tarto dagaalna waa kuu gaysaa .

waan oga hay in aad guri hoos tii waxan kuqortd laakiin mar uun baalagu heli.

By: Jalaalu diin
A c ahlu sun wal kaneeco walee ku waas meel xun ayaa udan beyntoonta insha allaah waxaan adii hayaa sheeko dhexmartay madaxda suufiyad heysata galgaduud iyo yar sxb keey ah waxuu su.aalay maalintii iida arafo maxaad uqilaafteen islaamka waxaa ku jawaabay dad ayan tuseeynay amar keeno inuu soconayo  marka nin halkaas ka joga diinta ilaamka gaaladu waxe amartay qaadanaya ahlu sunna malagu sifeyn karaa?

By: Abusalmaan
Bismilaah

a/c/w/w salaan kadib shaki kamataagna inay qalad wayn kagalen diinta iyo gabdha jecel asturnaanta ayakoo kumaraanmarsoonaya waxyaabo kale wana nasiib daro inay amarkaasi fuliyan dad sheeganaaya islaannimo hada wadamada galada arimahaas waka xishoodan oo masamayn karan marka Allaha wayn hanaga qabto kuwaas indhashareeka gabdha udiiday iyo kuwakale oo diinta dhibku haya ayakoo huwan diinta wanaagsan ee islaamka

By: MATAAN
subxaana laah

war sufiyadii maanta ayaay warkoodii cadaaday in dumarka wanaagsan ay yiraahdaan indhashareerka iska fura war miyaay san xishoonay oo a/lle ka baqeen war yaa naga qabta daalimiinta

by mataan

By: Abuu Asmaa
A/C Walaalayaal Aniga Waxaan in eey meeshaas ka soo socdaan waan ogaa wax war ah oo aan ku daahayana majiraan ee waxaan leeyahay walaalaha mujaahidiinta ah ha u gurmadaan walaaha dhibaateysan ee goboladaas ku nool oo horay loogu diiday masaajidii dugsiyadii quraanka xarumihii agoonta iyo in loo diidanyahay sunada ka muuqato raga iyo dumarka ankee waa eey diidiin sida igu maqaalka ah in kutubada la akhriyo oo ankee eey ku dhibaateeyeen culimo badan oo dadka wa bareysay marka hadaba waxaan leeyahay mujaahidiintooy aan dhamaanteen u gurmano walaalha gobolada dhexe oo la ilhaaneystay tireedana loo soo watay.Alloow Dhibka Ka Dulqaad Diintaadana Kor Ka Yeel Weeyba Soo Sabreene Intii Sanad Ahe Aamiin Aamiin.

By: I.wish somalia
Asc waxaan filyaa in badan eeysan fahmin hadalka ama qormadaan aan halkan ku qoroy.tusaale:waxaa ka jiro soomaaliya uroro badan mid walibana leh magac sida xizbul islam al shabaab ahlu suna wel_jameeca marka maxaa odiiday in eey  ugu yiraan magacooda ahlu suna wel_jameeca.tankale niqaabko waa mid ku cad diinteena moqadaska ah .wake up somali

By: faadumo
walaalkey cabdala adiga meeshaan waat kucusubtahay saan dareemay markii iigu horeysay oon kugu arko waxeey aheet markaat kasheekeeyneeysay safarkii kismaayo iyo dhibaatadii taalay iyo hada nabada taalo hadaan usoo dagto ninkaan aat lahatleeysit ee wadaad yare dadka hada mawa lahatlaan horaa loogu daalay adiga waxaatba leedahay suufiyada wajigooda dhabta ah ma ogit waxuuwa aamin saneen diinta islamka saas eey tahay wuu isqariyaa hadalo kasoo fakado maa hane waxaawa kuceeb ah inuu aamin sanyahay wax uu iskaqarinaayo oowa kuqanac saneen anaga koleey diinteena waan kufaanaa

By: faadumo
ehlu sixir wal sanaawi markeey ilaaheey cibaadadiisa fara gashtaan ayaa balaayo heshay walee hadeey balaayo idin heshay yaa idin dhaho afaaraha ilaaheey iyo daka kadhaxeeyo kabaxa walee waa maalin tuu ilaaheey musiibo idin la maagay wiil iyo gabar haleeyskugu tago kuwaan mar uun meesha halaga saaro war dhiigeno oobadan meesha haduu kubaxo kuwa naga danbeeyaa ka indha qaboob sanaayo malas ilmahiisa walalha waxaan kacotsanaayaa ineey xero noofuraan anagaa difacaneeyno shareerka wacibaado ilaaheey ugu dhbaaneyno marka markaan ookale waa waajib xataa gabdhaha