Comments on: Al-xizbul Islami oo ka Hadley Jubooyinka & Shirkii Mambasa.

By: cabdalla
bismilaahi

cali guure

runtii waaan aqriyay qoraaladaada doodahaaaga in door ah,hase ahaatee runta hadaan ka hadlo waxaan kuu arkay taageero xisbul islaam , waayahay si walba ha ahaatee in badan caawa meeshaan waxaa looga doodayay axmad madoobe ma murtad baa ma mu’minbaaa , alshababa ma takfiirbaa  masaxan yihiin i.w.m

marka loosoo noqdo ;

1 – axmad madoobe haduu yahay waxaa dartii muslimiinta ay balaayada uga dhex dhacday  soo kuma fina inuu yiraahdo ninkaad rabtaan oo kale u dhiibta sidu balanta ahayd , markaas waxaa laga yaabaa shabaabka in ay ku kalsoonaan karaan oo kale sh. xasn turki , lakiinse waxaan la yaabanahay waxaa uu asga kaliyo xukun jacayl ugu soo taagan yahay , nabiga wuxuu yiri ” arinkeenaan uma dhiibano qofkii dalbo ama ku dadaalo’ maxaa yeelay qofkaa arinkaas saas ugu dadaaalayo waxaa lasocdotuhun badan oo daacad daradu ay ka kaw tahay.

dadka qaarkood waxaa laga yaabaa in ay soo daliilsadaan qisidii nabi yusuf uu ku dalbaday in uu noqdo ninka ilaaliyo khasnadaha, laakiin waxaa leeyay taas waxay ahayd sharci naga horeeyay oo waliba sharcigaynu uu khilaafay , middda kale laguma hayo siirada in khulafadu ay isa soo sharaxeen si loo doorto , kaliya waxay ahaaan jirtay ayaga ayaa lalasoo raadsan jiray hawlahaan oo kale.

2- marka laga hadlaayo shababku ma takfiirbaa waxaan leeyahay ma’aha takfiir waxayna haystaan madhabka salfka ahlusunah waljamaacah , mana la mid aha takfiirka sommaliya ama meelo badan ee caalamka ka jiro

ilaa ay aaminsanyihiin cidaan ayaga ahayn in aysan muslin u ictiqaadinin ilaa ay hubsadaan sidaan ka dareemay kolay.

marka dadka nasiibdaro arrimihii oo dhan ayaa isaga dhex walaaaqan oo wax walbo takfiir ayay iska leeyihiin, ilaa aan arkay cali guure laftiisa in uu la yaabay in shababku ay yiraahdaan ” dadka muslimiinta ah ee muqdisho joogo” sababtoo ah waxaan u malaynayaa in uu ku tuhmayay in ay yihiin takfiikii la yaqaanay,

hadee diinteena islaamka ahna way qabtaaa cidii masalan gaalo walaal iyo ahel ka dhigataa ama gargaarayaal ama gaashaanbuur iyo xulufo in ay gaalo yihiin gaaladana lamid yihiin , marka tii ayada ahayd haday cadeeyeen shabaaku maxay bi’iyeena waxaana u daliil aayada ku jirto suurtul maa ida ( cidii adinka idin kamid ah ee wali ka dhigato ayaga ayay kamidyihiin)

waayahay wax hadda shababka ay xmad madoobe  ay kaga dhigeen murtadka: maxaa kuu diiday dhulkaa xukuntid in aad shareecada islaamka ah ku xukuntid   intaad qabiil iyo qawaaniintiisa aad ka dooranaysid, hada markay shababku dhulkaa qabsadeena hadee isbadalka islaamiga ah ee ka dhacay waa lawada ogyahay,

midaan haduu gaal jaajuus uyahay iyo haduu hoos kala xariiro taas waa arin dheeraad ciddii soo xaqiisaana ka hadli karta.

marka cali guure gunta iyo gabagabo waxaan ku leeyahay arimahaan aad dhex dabaalanaysid in badan waa lagaaga cilmi ron yahay ,  mujaahdiinta shabakana ha sharaysan cadawga gaalada ah ayay kaa dhicinayaan , wixii islaamku qabana waxaan ogahay in ay ogalyihiin, in badana xitaa aniga shakhsayin waan kala niqaashay wax dhib ah inaan ahyna iimaysan arkin , waana xaqiiq taasi hadaad ku qancayso iyo hadii kaleba , marka xawaaraha badan hala yareeyo yaanan cadawga naga faaiidaysane , asraartana hala xajiyo ,waxaa kamid waxaan layaabay ciidaamo kumaandoos kambooni baa xamar kasoobaxay  hadaan ku shaacino intarnetkaa yay dan u tahay aan cadwga ahayn , marka waxaa la rabaa qofku haday mujaahidnimadau dhabkatahay inuusan arimahaas oo kale shaacin

khayrkana allaha nagu hanuuniyo.

By: Cali Guure
akh faarax

Waan illaabay su’aashi kowaad”

“Walaal faahfaahin ma ka bixin kartaa shabaab

waa takfiiriyiin”.

Walaal waxay isug jiraan takfiiriyiin, takfiir u yaal iyo kuwa badan oo caamo ah sida kuwa soo baxa bil kasta oo ku biira xisbul islaam ama shariifka sheegaan ama aynu ka war hayno.

Aniga waxaa ku jira laba walaalayda ah oo weliba da’ yar midna waxaa uu ku jiraa xisbul islaam oo waa ii dhow yahay. Marka aynu xaafadda isugu nimaadno oo niqaash diini ah furno waxaa ka muuqata kuwan shabaabka ah hawas iyo takfiirin aan meelna jirin. Ogow intoodaba aniga ayaa u akhriyey fatxul majiidka. inay na gaalaysiiyaan waxba ku maha marka aan doodno. Waxay ku doodaan shabaabku waa waddo diin ah ciddii khilaaftana waa in maxada laga jaraa.

Laakin iyaga waa kuwa taddarufka ku jira. Shabaabku waa madaris. Kuwa kismaayo joogo waa takfiriiyiin sida Godane, iyo afgaan. Kuwa bay jooga waa salafiyiin jihaadiyiin ah oo weliba xikmad badan ku jirto. Kuwa Marka waa dhexyaal oo labadaa madraso ayay leeyihiin. kuwan xamar nala jooga waxay u dhow yihiin kuwa Kismaayo. Hiiraan kuwa jooga waa madraso aan sidaa u fogeyn.

Sidaa awgeed xukun guud lama siin karo. Afcaashooda in xukun la saaro ayay ku fiican tahay. Laakiin khadkooda siyaasiga haddii ay isku raaceen waxaa la dhihi karaa waa takhfiiriyiin.

Walaal shabaab horta malaha culimo iyo marjic diini ah.

Marjicooda diiniga waa fahamka mucwajka Godane. Culamadii oo dhan way tuureen. Cilmina ma bartaan oo malaha hal xalqo keliya. Mana soo saarin xitaa hal macalin oo dugsi quraan dhiga iskaa muxadith ama fiqiih.

Marka u akhri warkeyga war isku dayaya inaan u cadaalad sameeyo raggan doonaya inay dhumiyaan miraha jihaadka.

By: Cali Guure
Akh farax

ACW

akhil karim sidaan wax u ognahay waxba uma qori karno. Waxaa saaxada ka dhacay waa guul la doonayo in la qubo ama la gubo. Taasi weeye tan aan ka hadlaayo. haddii tala la iska yeelaayo marnaba ma dhacdeen waxaa maanta dhacay ama soo soo socda.

Jawaaba

Waxaad i waydiisay:

1) Tan kale, takfiir iyo takfiir la’aan, ma kula quman tuu axmad madoobe sameeyay?? Gar ha lahaadee ama halaga gardarnaadee!!.

Jawaab

Haddaad ula jeeddo inuu jabhadayo ama uu kismaayo ku soo noqdo midday rabta ha ahaatee, walaal haddii hoggaamiye Islaami ah dhiiggiisa la banneeysto, laga been sheego, la doono dilkiisa iyo daldaliddiisa, lagu sallido dad diin sheeganayey, la doono inuu gaalo isu dhiibo, la yiraahdo soo dhiibo qoorta haddaad carartana waxaad tahay gaal…….waxaas oo dhan ku dhisan tahay been iyo marin habaabin lagu sameeyey diinta islaamka, waxaa la gudboon ruuxaasi laba arrimood:

1) Inuu dagaallamo oo yiraahdo man qutila duuna nafsihi wa diinihi fahuwa shahiid. Waa tiiba oo uu hoggaaminayo boqollaal ciidama raska iyo cannoole ama xisbiga Islaamka ee gobolka u sii yahay.

2) Inuu iska tago oo u huleelo dhul gaalo, warana hilibka mujaahidiinta xisbiga ayda waamo iyo jubbbooyinka.

Talada uu qaatey oo ah inuu badbaadiyo miraha mujaahidinta waa sax. Waana tan maanta culimo  badan ku taageersan yihiin. Laakiin kuma raacsani takfiiriinta mudhlaqa ah ee ah u dhigganka kan shabaab ay ku tuureen.

Waxaana rajeynayaa inay soo baxaan dad culima ah oo wax ka qaban kara arrinkan cakiran.

Waxaan kuu darayaa waxaan maanta xamar nagu banneeyey Kumaandooskii Kambooniyiintii oo iminka ku sii jeeda jubbooyinka si ay ugu biiraan xisbiga Islaamiga uu hagayo Axmed Madoobe.

Arrinkan waxaa uu ku istaagi karaa

1) in la soo celiyo heshiiskii hore ee shabaab jebiyeen

2) In labadada meesha laga saaro oo maamul cusub oo dhexdhaad ah oo islaami ah loo dhiibo. Ogow way jiraan dadkaasi

2) Yaase u taliya shabaab? Ma Godane mise??

Shabaab waa xisbi thaatul shaksi alwaaxid. Waxaa u taliye Godane, ku xigeenna waa Afgaan.

Alqaacida xiriir xubannimo lama laha. waa isku qor iyo qiiq isku qarin warka qaacida ayaan nahay. Taageridda alqaacida camaliyaatka shabaabka waa wararka ay shabaab u sheegaan. Labayka iwm waa guulwadayn waayo alqaacida ma aqbali karaan warkan oo kale.

Godane haddii uu meesha ka baxa waxaan ka baqaynaa in kooxo badan oo shabaabka ku jira u xuubsiibtaan beelahoodii maadaa beeloyin ku jiraan. Kama fadli badna saxaabadii lagu jabiyey Uxud markii ay maqleen rasuulkii waa la diley iyada oo goobihii dagaalka la joogo magan geliyo iyo cafis ka dalbaday madaxii munaafiqiinta Ibnu Ubay.

By: farah
Ali guure,

Walaal faahfaahin ma ka bixin kartaa shabaab

waa takfiiriyiin.

Waa iga su’aal ee ha moodin inaan ama kugu diideanahay ama aan kugu raacsanahay.

Runtii tala waa cakiran tahay ma haddii dadkii

isku mabda’a ahaa aysan is fahamsanayn.

Tan kale, takfiir iyo takfiir la’aan, ma kula quman tuu axmad madoobe sameeyay??

Gar ha lahaadee ama halaga gardarnaadee!!.

Yaase u taliya shabaab? Ma Godane mise??

By: Cali Guure
akh xog xogaal

masha Allah faalladaada. Laakiin nasiib darro halkan mataallo aragti dheer oo heerar kala duwan leh oo lagu gaaro hadafka wayn.

Dadka aragtida dheerna leh waxaa hafiyey kuwa aan lahayn aragti ama u jidbaysan aragtiyooyin dhow dhow.

Ilaahow mujaahidinta dhabata u gargaar

By: bilan
maxamed macalin cali waa jaajuus kale sida ahmed islam e ku milmay mujaahideenta xizbul islam insha alaah waalaga qaban jaajuusada ku dhexjiro.

By: xasan aadan
cali guure waa nin qatar ah fahmay warka la yiri laakiin rag sadxiyiin ah(aan fiiro dheereen)  ayaa la booday wax kale walee ninkan waa qatar faham dheer

By: RUNTA
Ceesaantii madax shabeel leeftaa wallee malageedi baa geli idinkoo ingriis iyo talyaani eeyaha u dhaqa ayeey reer jubooyinka jihaad ku jireen waa boqolaal sano ka hor xitaa diin ma aydan laheen soomaalida qaar hada waxaa waxaa taagan xaqii ayaa baadil lagu sheegay marka baadilkana ma xaqbaa? runta weey soo dhawaatay walaaca ha la yareeyo xaqa iyo baadilka mar walba xaqa ayaa guuleysto waa ka baxay….

By: keenadiid
mohamed

waxaan kuu arkaa inaad tahay nin muran iyo indhacadeys usoo tafa xeytey waxaadna jeceshahay in qoraalkaaga lagu mashquulo,qoraalkana maana kuugu soo qorin inaan kula murmo laakiin waxaan oogu cadeynayaa walaalaha afkaartooda dhabta kahadlaya ineyna kuu arkin nin in loo jawaabo mudan,waana intaas oo kakiya

By: Basam
Asc marka hore ilaahey waxaan kabaryayaa in uu xaqa cadeeyo.

Tan labaad waxaan aaminsanahay al shabaab in ayna kushaqaynin kitaabka alle ee ay kushaqeeyaan amarka axmed godane asaguna uu fuliyo danaha gaalada.

Hadana waxaan aaminsanahay shabaab in ay yihiin daalimiin axmed modoobe iyo ciidankiisuna ay yihiin rag ladulmay.

Waxaana ku boorinayaa dadka fikirka dhiibanaya iney xaqa cadeeyaan.

Axmed godane allow islaamka kaqabo .