Comments on: Ciidamada Dowlada KMG oo Macalin Iskuul dilay.

By: nasrullaah
WAR KUWAAN CARADA ALAAH HAKU DHACDEE YAA MUSLINKA KAHORLEEIYO CEEBEEY TACAAL DOWLAT MAXAA LAGU YAHAY MA IN NAGAHA MASAAKIINTA GUNTIYAHOODA LABAARTAA ILMAHEEDII BAAHNAA EY HOOWIYAHA AMISOON KUDHIBTAY LAWADI KUMI EEY UWADATAY EEY KADHACAAYAAN XARAXANA CADAOWGA AYAA KADANBEEYO WAXEEYNA RABAAN JIHAATKAAN WATNAHA UGALAY INEEY MEESHA KALEEXIYAAN  LAAKIIN INSHAA ALAAH NIN WALBOO IIMAAN KUJIRA DAGAALKA WAA KAQEEBQAADANAAYAA

By: albaaz
ASC

Masaakiintan la xasuuqay dhiigoodi waa hadar oo xisaab kuma jirto, maxaa yeelay dawlad ayaa dishay. Kuwa dawlad cilmaani u ololeynayo arka waxa dhacaya haddii indho wax lagu arko leedihiin iyo caqli wax lagu weeleeyo haddii aad leedihiin.Somaali waxa lala damacsan yahay ma aha xukumad in loo sameyo ee ujeedada fog waa in la helo minority christian ah oo dabadhilif sharif kala wareegta. Kuwa dawladnimada cilmaaniga sharciga illaahey ka hormariyey waad arki cawaaqibta xun ee idin dambeeyso. Walee la isaga hari maayo probagaandaha lacagta ku qaadateen ee walaalaha mujaahidiinta ka fidinaysaan. Wabilaahi towfiiq.

By: lady in red
doofaar ma daahiro waa mooryaantii umada dhici,kufsan,dili jirtay oo ciidan laga dhigay

By: Hafoow
Wassalaamu calaa manitacal huddaa. salaan ka dib soomaalida waxaa caado u ah in marka ay wax dhacaan ay la’soo boodaan warka iyaga oo aaan u fiirsanin. anigu waxay ial tahay musiibadii ku habsatay ummadda soomaaliyeed waxaa ka dambeeyey Itoobiya oo adeegsatay Jawaasiista ugu jira Ciidamada Milatariga iyo Booliiska ee Shariifku horkacayo. runtii Shariifka iyo Maafiyada la’shaqeysa way garanyaa laakiinse kama hadli karaan. ugu dambeysta dadka soomlaaliyeed waa in ya is taagaan siddi cadowga Daakhiliga ah iyo kan dibadaba la; isga difaaci lahaa, haddii kale qof kasta oo innag mid ah maalin ayuu ooyi doonaa ama iasagaba Miino ku qarxi doontaa.

Wassalaamu calalaa manitacal huddaa.

By: Mohamed
wariye haye, warka aad leedahay uma fiirsan miyaa mise ceeb ayaad dhexda ka fadhisaa ooo markii kuwa aad Dowladda leedahay dhexdoodu ay xasuuqeen dadkii waxtarka ahaa sicadna ay maclimiintii hartay ay jidadka ugu tooganayaan hooyooyinkiina xijaabkii ka wadan la’yihiin, intaasoo dhan markaad aragtay wali maku qanci la’dahay inaad ogaato kuwa fulinaya talooyinka cadawga gaalada ah. subxaana laaah, ilaahay ka bari inuu wanaagga ku haleeleysiiyo isagaa dadka hanuunka tusee.

By: qabilsomali
Mujaahidiintu dhulka ay ka taliyaan kama dhacdo inay inta dadka suuqyada wax ka gadanaya hareereeyaan, telefanada iyo wixii lacag ay wataan ka furtaan. Kii wax yar laga shakiyana halkaa lagu dilo. Qidada ka maqan qoladaan milatari kusheega ee u badan mooryaan, qaadwale, tuug, isbaaro dhigte iwm ma garan karaan sida taageero dadka looga kasbado. Hadii Mujaahidiintu sidaas ku kici lahaayeen Walaahi inaysan ka bateen 3000 oo askari, halka hadeer tiradu sii cacacaynayso 80kun iyo dheeri. Kuwa dawlada sheeganaya waxaa u khayr roon iyagoo milatari la’aan ahaada inta kuwaan dadkii kasii didinaya maciinsan lahaayeen. “HADAAD DHIMANAYSO DHAREERKA WAA LA ISKA DUWAA” Waxaa uga roon iyagoo Amxaaro toos usoo kiraysta waayo kuwaani isla Itoobiyaan waxay fali jireen bay falayaan. Maxaa laga faa’iday oon qasaaro ahayn?

Laakiin Mujaahidiinta sidaani waa u xayeesiin ay ku kasbadaan Soomaali oo idil iyagoona dagaal badan gelin. Hadaad tiriso inta jeer ee Asbuucii Dawladu dadka rayidka dantooda ka hadlaan iyo inta Mujaahidiintu uhadlaan waad arki kartaa farqiqa udhexeeya labadaa midka shacabka Soomaaliyeed u riyaaqsan yihiin.

Allow dhulkeena nabad waarta noogusoo dabaal, Allow Soomaalida qalbigooda iskusoo dun, Allow Munaafiqiinta dhulkeena ka sifee, Allow nagu toosi Hogaan suuban oo dhulkeena lagu wada nasto, inta dibadaha joogana dhulkii dib ugu noqdaan kalsoonida Hogaankaas awgiis. Allow Makriga gaaladu nagu wadaan iyo kan ay dhamaan Muslimiinta ku wadaan iyaga dib ugu celi. Allow Adigaa intaa iyo ka badan lagaa helaaye ducaneena maqbuul ka yeel.

By: abu fatima
Mufsidiin inay kuwani

wada yihiinDiinta malageeda

Waa waxay masaakiin udili

macalimiin teena

Waxay magan sadaan waa kufriga

Macatab lay diiye

Muslin iyo islaam iyo

Ma aha duul

Midka simay mujaahidka

jihaad meel walba u taa gan

iyo kuwaa mucalimiinta dili

Waa maj nuun falane

Ka masuuga muslimiin alow

Meelna hala joo gin

Mingistiyo amxaarad kuwaa

Moo tarka ka qaatay hadna

Meel kadhaca noogu daray

Waa masala wayne

Markay dunidu kala miiran tee

Qaarba meel aado

Alow meel amxaar uu fadhiyo

Maalin ha igaynin

Muslim iyo kufaarbuu xarbigu

Maanta joo gaa ye

Alow aniga iyo moor yaan

meel hana wada gaynin

Quruumaha midoo boo dhami

Maanta waa yimide

Anaguna miciin waxan bidnaa

Mawle wee yaane

Alow gaal ninkii mangan galiyo

Maariq hayga yee lin

Nin wal baba muraad kiisa hadala

Maanta dirir tiiye

Maagiyo xumaansiga ragaas

Meela sara gaarye

Alow aniga eedood midgala

Maalin hayga yeelin

Wadaa dada muraad kooda gabay

Maanta dirirteena

Ayagaa naf toodii makalay

Oon u meel dayine

Alow aniga kii maag iyo

Muuje hayga yeelin

By: cawaale
ku wariye  ninyohow ma kula fiicantahay waxa ka dhacaya soope. nr4. exkontrol. iyo warshadii kabka?? miyaaneey xaq u laheeyn eheladii macalinkaas xaq darada lagu dilay in ay aar gutaan?? waxaan qabaa  waxkasta oo ayku kacaan dadka dhibani in ay saxtahay

By: Allemagan
Haday ciidamada dawladu dadka laayaan, Al-shabaab ma bariis ayay maatada u qaybiyaan?. Warkaas iyo dacaayadaas rakhiiska ah waa la garanayaa waxaa maanta halka keenay mana  daboolayaan wixii Khamiistii Hoteel Shaamow ka dhacay.

By: Fadumo sahro
Ilahow munafiqinta halig ilahow cadowga jabi gaalada iyo galajirenkaba cuqubo kurid ilahow masibo ku tus adunka ilahow mujahidintana u gargar bi idnilah