Comments on: Wahsiga Ducaadda (Q.1aad)

By: mohamed
bismlihi rahamani rahiim

aniga waxay ila tahay waxa kenay in dacwadu wahsi ama yarato

culimadi oo ku kala qaybsamay dinac diinta iskuna kilafay

ninkasta culimada ka mid ah ku sheegyo arigttisa diimeed mid kalena ku  khilafaya

markas manta somalia culimo la,aamo lagaran maayo

mid kasta oo culimada ka mid arigtisa diin ku salaynayo

axadiis iyo ayado so dalishanayo, mid kalena ku khilafayo ,mishkilada ina haysta waxa timi dhanka culimada ,culimadu haday isku aragti yihiin ,waxba inagama xumadeen

Hadaynu rabno inaynu ka baxno dhibatada in haysta waa ugu horayn culimadu midowdaa,khilafka diinaga la joojiya hal dhinac layku racaa

qofka dadka wacdinayana la qimayaa gudina lo xilsaraa ,qofkastana inuu daaci noqdo maha waa in la hubayaa qofka daciga ah,wuxu dadka u sheegay

hadi kale somalidu way noqon dontaa qaar kala kugu kala duwan diinta

waxa samaymi dona madahabo firqooyin badan qoloba qolada kale cadaw ku ah

By: Khayr sheeg
Haddii la isla qiray in xanuun jiro, loona dhaqaaqay sidii loo ogaan lahaa waxa uu yahay iyo sababaha keenay waa guul; waayo waxaa ku xiga maxaan ku daawaynaa?, sidee u daawaynaa iyo yaa daawaynaya?.

Intaa wixii ka dambeeyana waan uun daawada sidii la idiin ku qoray u qaata idinka oo Alle talasaaranaya, markii aad caafimaadaana si wanaagsan uga faa’iidaysta caafimaadkiina, iskana ilaaliya sabibihii aad awal la bukooteen.

Waxaan ku talinayaa si arrintaasi u taabbogasho in qoraaga iyo ragga kalee mushkiladda sidaan u dareensan isu kaashadaaan sidii tillaabooyinku sidaa isugu xigi lahaayeen, juhdigana miro looga dhalin lahaa.

By: mujaahid
asc

jamac aad baad umahadsan tahay cilladiina waxay u egtahay furayaasha,iyo isguulada tarbiyada kamadhan iyo guddida gola kaga kaca ah.

By: xasan c/karim
BISMILAAH mawduca hadan  guda galo  wahsigu wuxu noga yimid ayaa dhihi kara  xaga masha iqda  manarabo masha iqda wax in aan ka shego balse waxan rabaa dhabta jirta in aan ka hadlo culimadu dowrka aykulahayeyn way ka gabiyen wayo haday culimo dadka xaqa ku ha

By: Waddani
Wahsiga ducaadda waxaa sabab u ah arrimahan soo socda.

1. Culimada waa weyn  oo in badan wahsi, siyaasad iyo qabyalad soo gashay.

2. Dhallinyaradi  oo xisbiyo u kala jabay oo xamaasaddi la qabay dhumayey.

3. Adduunyo oo dabada la qabsaday, sida taxi’ga lagu wado waddamada reer galbeedka oo ducaad badan gabi ka tuuray.

4. Isku duubni xumo iyo kaligi talisnimo.

Maanta daal guud ayaa jira oo saameyey  arrimaha dinta.