December 2009 Archive

17 Askarta Canada ah oo Afganistan lagu dilay.

Sida wararka madaxa banaan tibaaxayaan, 17 ka mida Ciidamada Canada ee ku sugan Dalka Afgaanistaan ayaa ku dhintay qarax miino oo lala beegsadey kolonyo cidamadooda ah ...

More From December 2009

Aadan Madoobe oo Shaaciyey in Baarlamaanka KMG ka dhaqaaqi la’yahay Dhaqaalo Xumo iyo Amaandaro

Sheekh Aadan Madoobe oo Madax ka ah Baarlamaanka DKMG ah ayaa Maanta shaaciyey in Xubnaha Baarlamaanku lakulmi waayeen Dhaqaalo daro xoogan ...

8 Kamid ah CIA-da Mareykanka oo Afqanistan lagu laayey.

Ugu yaraan 8 Sarkaal oo katirsan Hay’ada CIA-da Mereykanka ayaa Weerar Ismiidaamin ah lagu Dilay Gobol kuyaal Bariga Dalka Afqanistan, waxaana ...

Gaari ku qalibmay Gobolka Shabeelada Dhexe.

Hal Qof ayaa  ku dhintay ugu yaraan 4 kalane wey ku dhaawacmeen Shilgaari oo Xalay ka dhacay Deegaan 7 KM dhanka ...

Jaaliyada Soomaalida ee Zambia oo kulantay & Sh max,ed Idris oo ka qeybgalay.

Magaalada Lusaka ee Xarunta Dalka Zambia ayaa  25 ilaa 28 Bisha December 2009 lagu qabtay kulan uu marti ugu ahaa jaaliyada ...

Dagaalo Xalay ka dhacay Xaafado kamid ah Muqdisho & dhinacyadii uu u dhexeeyey oo ka hadlay.

Dagaalo goos goos ah oo ay Duqeymo barbar socdeen ayaa Xalay Fiidkii Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada DKMG ...

Wasiirka Warfaafinta Puntland “Puntland kama aysan go’in Soomaaliya “

Wasiirka Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland C/xakiim Axmed Guuleed ayaa gaashaanka u daruuray hadalada Sheegaya in Puntland ay ka go’day soomaaliya kadib ...

Askari Afqaanistaan ah oo LaayayAskar NATO ka tirsan

Askari Afqaanistaan ah ayaa Rasaas ku furay Askar ka tirsan Ciidamada NATO ee ku sugan Saldhig ku yaala Waqooyiga Wadankaasi, waxaana ...

Xaflad lagu soo bandhigayay Adeega Kanaalada Tv-ga Al-majd oo ay Boosaaso ku qabatay Mu’asasadda Minhaaj Media production

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayay maanta Mu’asasadda Al-minjaah Media Production ku qabatay Hoolka shirarka ee Dhismaha Amal ...

Sh Shariif oo taageeray kala qoqobida Dalka.

Hadal uu maanta Sh Shariif ka jeediyay Xaflad loo qabtey dhameystirka khilaaf ka dhex jiray Mas’uuliyiinta Maamulka isku magacaabey Gal-mudug ayuu ...

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo isaga Baxay Balanbal & Kalabeyrka

Ciidamadii Gumeysiga Itoobiya ee Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Deegaanada Balan-bal iyo Kalaybeyrka ee Gobolada Gal-gaduud iyo Hiiraan ayaa Habeen ...

Qof Rayid ah oo lagu Dhaawacay Deegaanka Xaawo Cabdi

Hal Qof oo Rayid ah ayaa Xalay fiidkii lagu Dhaawacay Deegaanka Xaawo Cabdi ee Duleedka Magaalada Muqdisho ka dib markii ay ...

3 Markab oo 24 saac gudahood u gacan galey Burcad Badeeda.

Muddo 24 gudahooda Burcad Badeedu waxaa gacanta ku dhigeen 3 Markab oo laga kala leeyahey Dalalka Ingiriiska, Greek iyo Yaman iyo ...

Culimada Azhar oo Sh Al-qardawi ku taageeray Xarimida u dabaaldega Ciidda Christmas.

Culimada Azhar ayaa Sheekh Yuusuf Al-qardawi ku taageeray, Fatwo Diiniya oo ku Xarimay u dabaaldega waxa loogu yeero Ciidda(Christmas) oo qaar ...

Askari Al-Xizbul Islami ka tirsan oo qof rayid ku dilay Ceelasha Biyaha.

Askari ka tirsan Maamulka Lafoole, Al-Xizbul Islami ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta deegaanka Ceelasha Biyaha ku toogtay qof rayida ka ...

Sarkaal Hay’ad u shaqeynayay oo B/xaawo lagu dilay.

Sarkaal madax u ahaa Hay’ad maxaliya ayaa xaley lagu dilay gudaha Degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo, waxaana dilkiisa geystay kox hubeysan ...

Al-shabab oo Beelaha Abgaal & Murursade heshiis dhex dhigay.

Kulan Wilaayada Gobolka Banaadir ee Xarakada Shababul Mujaahidiin soo agaasimtay kana dhacey shaley Magaalada Muqdisho ayaa heshiis rasmiya lagu kala dhex ...

Maqnaanshaha Aadan Madoobe oo fadhigii Maanta ee Baarlamaanku u baaqdey

Fadhi lagu wadey Golaha Baarlamaanka KMG inuu maanta yeesho ayaa mar kale baaqdey ka dib markii uu fadhigii maanta ka maqnaadey ...

Dagaal ka dhacey Koonfurta Baladweyne.

Dagaal aan faahfaahinta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey la ogeyn ayaa Saakadii hore ka dhacey meel dhanka Galbeed Magaalada Baladweyne ...

Al-Xisbul Islaami oo ka warbixiyay Howl-galo Amaan sugid ah oo ay ka fuliyeen

 Maamulka Islaamiga ee Degmada Buur-hakaba ee Hoos taga Ururka Al-Xisbul Islaami ayaa ka war bixiyay Howl-galo ay ka sameeyeen wada isku ...

 More »