Markab Greek laga leeyahey oo la afduubay.

Published on November 30, 2009 by   ·   1 Comment   ·   print

War ka soo baxey Dowlada Greek ayaa lagu sheegay koox ka mida Burcad Badeeda Soomaaliya inay afduubeen Markab Xamuul oo lagu magacaabo Maran Sntouros, kaas oo marayay meel 730Mile xeebta Soomaaliya dhanka Bari kaga beegan.

Dowlada Greek ayaa sheegty in markabka iyo shaqaalihii saarnaa oo dhan 28 qof koox burcada oo gaareysa 9 nin isla afduubeen kuna qasbeen dhanka Xeebaha Soomaaliya inay u jiheysato.

Kabtankii Markabka oo dowlada Greek la Hadley ayaa sheegay xaalada shaqaalaha markabku inay wanaagsan tahey, kuwaas oo kala ah 16 filibiin,9 Greek, 2 Ukraine iyo mid Roman.

Doontan oo sidatey calanka Greek ayaa ka soo kicitintay dalka Kuwait waxeyna ku jeeday dhanka Dalka Mareykan, waxa ayna qeyb ka noqoneysaa maraakiib dhowra oo dalka Greek-ga laga leeyahey oo sidan oo kale dabinada Burcad Badeeda ugu dhacey.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Markab Greek-ga laga leeyahey oo la Afduubey.
  2. Markab Dalka Greek laga leeyahey oo la sii daayey
  3. Markab laga leeyahay Dalka Greek oo la afduubay
  4. Markab Holland laga Leeyahey oo la Afduubay
  5. Markab Seychelles laga leeyahey oo Burcadu dibu sii daysay.

Readers Comments (1)

  1. c/raxmaan caddow says:

    A.cwaa arrin aad u fiicann in badda soomaliaya
    laga soomiyo gaalada burcada oo khayradkeena mudada dheer guranaysay
    waxaa la sheegay in kalluun ka uu aad u kordhay intii wiilasha u kacy badbaadada badooda ay bilaabeen howlahooda si kastaba ha ahaatee waxaa muuqat in dheefta ay ka badan dhibka ay keeni karaan wiilashan sababtoo ah umuuraha waxaa loo eegaa inta badan dhibta iyo wanaagga




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Markab Greek-ga laga leeyahey oo la Afduubey.
  2. Markab Dalka Greek laga leeyahey oo la sii daayey
  3. Markab laga leeyahay Dalka Greek oo la afduubay
  4. Markab Holland laga Leeyahey oo la Afduubay
  5. Markab Seychelles laga leeyahey oo Burcadu dibu sii daysay.

Latest Headlines