Mayd laga helay Nawaaxiga Warshadda Kabka

Published on November 28, 2009 by   ·   2 Comments   ·   print

Qof Mayd ah oo aan Wali la Aqoon san ayaa Goordhaw la soo dhigay Nawaaxiga Kuliyaddii hore Jaale Siyaad gaar ahaan Afaafka hore ee Warshadda Kabka ee Jidka Warshada ee Magaalada Muqdisho.

Qofkaasi oo ah Rag, ayaa la sheegayaa in lagu Shaq-shaqay Rasaas badan isla markaana aysan jirin cid wali aqoonsatay.

Lama garanayo Wakhti la dilay Qofkaasi, Sababta loo dilay iyo Cidda Dishay intaba.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in Ciidamada DKMG ah ee Dhawaan soo dagay Qeybo ka mid ah Jidka Warshada ah ay Falkaasi geysteen, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Saraakiisha Halkaasi degan.

Ciidamada AMISOM ee Fariisinka ku leh Kuliyadda Jaale Siyaad gaar ahaan kuwa Burundi ayaa iyagu Rasaas Toogasho ahi la beegsadaan Qofkii ka soo agdhawaada goobaha ay dhufayska kaga jiraan.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Nin Mayd ah oo laga helay Deg.Dharkaynley
  2. Meydka Nin rayid ah oo laga helay agagaarka Warshada Caanaha
  3. Qof Mayd ah oo laga helay Xaafada Black Sea
  4. 2 Mayd oo laga helay Degmada Hodan
  5. Mayd laga helay Deg. Dharkayley

Readers Comments (2)

  1. muslima says:

    GODADKA BIYO KULUL AAN UGU GELINO KUFAARTA AMRIIKKA SOO KIREYSATAY IYO YAHUUDA LACNATULAAH.DHHIIGA DHALINTEENA MARNA UGA HAREYMAYNO KUFAAR IYO MID U KAL-KAALA.

  2. jacfar says:

    ilaaahoow jabi ciidamada salibiiyinta amisom ee dalkaan islaamka ah iyo shacbakaan mujaahidiinta ah ixtilaal ka ku haayo yaa rabanaaa jabi oo kala fur fur oo isku dir dhexdooda yaa alaah

    amin amin amin
    saxnuuni8@hotmail.com




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Nin Mayd ah oo laga helay Deg.Dharkaynley
  2. Meydka Nin rayid ah oo laga helay agagaarka Warshada Caanaha
  3. Qof Mayd ah oo laga helay Xaafada Black Sea
  4. 2 Mayd oo laga helay Degmada Hodan
  5. Mayd laga helay Deg. Dharkayley

Latest Headlines