Bismillaah Ar-raxmaan Ar-raxiiim:::
انا لله وانا اليه راجعون Anagoo ah qaar ka mid ah Ardayda wax ka Barata Jaamacadaha Dalka Sucuudi Arabia(bilaad Al Xaramayn) gaar ahaan Magalooyinka Makka iyo Madiinah waxaaan Tacsi u diraynaa Dhammaaan Umada Islaamka gaar ahaaan Ummada Soomaaliyeeed Geeridii ku timi Fadiilatal Al Shiekh: Sh.Maxamed Rashaad رحمه الله ….
oo Doraad isagoo taagan Banka Carafaad oo ah Rukniga ugu wayn Xajka Ilaahay Oofsaday (waa Lawada Dhimanaya laakiin lakala nasiib roon).
Ilaahay waxaan uga Baryaynaa Sheekha Inuu Jannatul Firdaws ka Waraabiyo kana mid dhigo kuwa uu Ilaahay Naarta ka xoreeyo.
Dadka Diraya Tacsida waxa ka mid ah:-
1:Xamze Sh.Mutafe (Abu-Sufyan)
2:Mustafe Saalax Cilmi
3:Maxamed Abiib Xasan
4:Maxamed Qayliye
5:Khadar Daahir Abu Salman
6:Mukhtaar C.Kariin Abu Muscab Al Madani
7:Muxumed Axmed Nuur
iyo Arday kale oo aad u fara badan oon halkan lagu soo koobi karin … waxaan mar labad ilaahay u waydiinaynaa Umada Soomaliyeed gaar ahaan Reer Canada inuu Ilaahay cid Badasha oo meeshii buuxisa u soo saaaro
وبالله التوفيق

Related posts:
waxaan ilaahay uga barya sheekha in uu ilahay u naxariisto janatul firdawsana geeyo ehelkiisana samir iyo imaan ka siiyo
waxaan ilaahay uga barya sheekha in uu ilahay u naxariisto janatul firdawsana geeyo ehelkiisana samir iyo imaan ka siiyo
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN .
ILAAHAY SHEIKHA DANBIGIISA HA DHAAFO HANA KA AQBALO CAMALKIISA WANAAGSAN EE UU KU GUDA JIRAY WAA CALAAMO WANAAGSAN OO KU TUSINAYSAA KHAATUMO WANAAG ILEEN NABIGU WUXUU SHEEGAY IN QOF WALBA LALA SOO SAARAYO WIXII UGU DANBEEYEY EE UU KU DHINTAY.
QARAABADII IYO EHELKII UU GEERIYOODAYNA SAMIR IYO IIMAAN ILAAHAY HAKA SIIYO WAXAANA LEENAYAHY ILAAHAY WAXA UU QAATO ISAGAA LEH WAXA UU BIXIYANA ISAGAA LEH EE SAMRA OO AJIR XIASAABSADA.
MARLABAAD WAXAAN SHEIKHA ILAAHAY UWAYDIINAYNAA DANBI DHAAF.
INAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN,
Ilaahey waxaan uga baryayaa in uu sheikha u naxariisto oo uu kamid dhigo kuwa uu naarta ka xoreeyey.
Aad buu u nasiib badan yahey ee Ilaahey Janatul Firdaws hageeyo.
Ilaaheyna reerkii iyo qaraabadii uu ka tegey samir iyo imaan ha ka siiyo.
Waxaan mar labaad Ilaahey uga baryayaa inuu Sheikha u naxariisto.
asc inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun ilahay ha u naxariisto sheekheena weyn sheekh maxamed rashaad ilhay waxaan uga baryayaa janadii fardowso in uu ka waraabiyo ilahay ajirkiisa kama habaabiyo meel qeyr badan ayuu ku dhintay ubadkii iyo dadkii uu ka tagayna waxaan leeyahay ilahay samir ha idinka siiyo inaa lilah ma inaa ilayhi raajicuun ammmmmiiiiiiiiin
inaa lilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun waxaan tacsi u dirayaa dhamaan sheekha eheladii & qaraabadii uu kageeriyooday waxaana leeyahay waa mid xaq ah geeridu waana loo kala horeeyaa waxaana ilahay kabaryaynaa in uu kawaraabiyo janatul fardowsa aamiin aamiin aamiin dhamaanteena waxaan leeyahay ilahay tubta toosan hanugu hagaajiyo
inaalilha wainaa ileyhi raajicuun ilaah haunaxaristo sheeqa samir iyo iiman alaha kasiiyo eheladii uu ka dhintat sheeq maxamed rashaad walaahi nin fiican buu ahaa makii laiisheegay walaahi waxaad moodaa in uu aabahey oo dhintay laiisheegay inshaalah janatul firdow aclaa ilaah hakawaraabiyo