Comments on: Howlo Nadaafadeed oo ka bilowday Kismaayo

By: Abu a.rahman
Abu fatima maqalkaga markan akhriyay waxa ka dhadhamaya qabyaladi inay ku saamaysay, anigu belaha dagankas kunol ayan ahay, waxad shegayso e gumadka ahna waxba kama jiran, wa war ad dhoodhobtay, ama a.madobe, ibrahim shukri iyo kuwo kalo lasocda barnamij dahson o calala us loga ababulayo juboyinka ayay waden, balse allah swt wu fashiliyay, waxay damacsanayen shacabkas muslim ka ah e ku dhaqan juboyinka e ku can baxay inay u gargaran walalohod mujahidinta ah inay marin habaabiyan, balse hungo iyo naaso bel bay ku dambeyen, tusalohoduna wa sidi islanti xaabada culayska la qaadi wayday e hadana tu kale dusha kaga dartay. Allahayow mujahidinta dhabta ah u gargaar aamiin

By: Cali Guure
sixid

fasatadkuruuna maa aquulu lakum wa u fawidu amrii ila Allah, innallaaha basiirun bil cibaad

Qaafir 44

By: Cali Guure
nadaafad kulahaa. Maa la nadiifiyo quluubtii aqoomadii mujaahidiintii lagu gumaadey kismaayo? Janaax Cabdalla, Biibi, iyo Xagar?. Meeyey raggii furtay Kismaayo una dhashey Kismaayo?  Meeyey mucakaskarkii Kambooni ee jihaadka Soomaliya saldhiga u ahaa? Meeyey Mucaskarkii Canoole?. Meeyey Sh. Xasan Turki oo la filayo in xadka la dhaafiyo goor dhow? Wallaaahi kuwan xishoon mayaan? Kaaga darane kuwa u sacaba tumaya iyaga oo iska dhigaya inay guulwadeyntii Siyaad barre in wax lagu qaban karo. Asaaska jihaadka saxda ah waa inuu yool leeyahay iyo waddo loo maro. Taasi maanta shabaab ma haayaan. Waa haddii run loo jeedo. Haddii kale ha wareego caddeysato.

Dhinaca kale waxay maanta shabaab caddaysteen inay qabiil cad yihiin.

Waxay Afmadow ka saareen oo baacsadeen suldaankii Maxamed Subeer iyo Absame ee Jubooyinka  Cabdi Cali Sokor iyo Madax dhaqameedka beesha abssame gaar ahaan Maxamed Zubeer: Cumar Feen oo 100 Jir ah oo fadhiid ah. Labaduba xitaa gumeysiigii ma dhaafin dhulkooda laakin waxay qaxooti ku yihiin maanta Libooya Kenya sida wararku nagu soo gaarayaan.

Labadan oday waxay shabaab damacday inay gowracaan oo dadka ku cabsiiyaan sidii ay Jamaame ka sameeyeen. Hadafkooda dawlad maahan waa qabiil ee ninkii diin doonayayow ha ku luguin kooxdan dhuminaysa jihaadka.

Taariikhda laga hayo raggan odayaasha waxay ahaayen kuwii ku taliyey in shabaab xukunka kismaayo loo dhiibo inta maamul kale laga dooranayo. Waxay u hoggaameeyeen beeshooda Ogadeen iyo Absame maamulkii Xisbul islaam ee shareecada ku hagayey degmada Afmadow, Badhaadhe, Qooqani, Kudha, Raskambooni, dallaayad, Diif, Kolbiyo, Buurgaabo, Mareerey, Buulo Guduud, Luglow, Goobwayn, Wadajir, Qaran Yade, Hoosingow, dhoobley, Sarinley iyo Xagar.

Rasuulku scw waa soo dhoweyn jirey madax qabaaillada ee maxay ku dhacday in shabab so dhoweeyaan madaxda qabiilooyinka kale oo dhan laakiin dil ku xukumaan madaxda Absame? Waa beelo huwadey shaar shabaab.

ishii buktaay ku bikaacso. Berrina waxaa la maqli doona xasan turki oo u qaxay IFO ama Xamar.

War jiraaba cakaaruu iman.

Miraha jihaadka halaga qabto kooxdan wareersan haddii kale berri ayaad ogaan doontaan warkeyga. Fasataclamuuna maa aquulu lakum wa u fawidhu amrii ila llaah.

By: ABU FATMA
Nimanku waa niman doo roo

ku da daala dan tee noo

Dibin daab yiyo boob iyo

marna aan doonin dulaalkee

bulshadoy uduceeyoo

dalka yay ka xoraynin

daalimiinta gumaad kiyo

duudsigeena ku faa noo

gaalku soo dir sanaa yee

dafiraayo xaqiiq dayee

War mar waa daafeceeniyo

Dalka oo laxoreeyo

Marna waa  danta guudiyo

Bulshadoo ladareen sho

Waxay door kulahaydee

Uduceeya walaalee

Marna waa dibu eegid

Wixii aynu ka ilduufnayee

Dan teenu ay ku sug nay dee

Dalimiinta shisheeye

Dalaka ay ku han tee noo

Dalaal ay ku gur tee noo

Dambiila yaasha dagaalka

Kolba koox duma yee noo

Dadku uu garan waa yoo

Sheekada ay ku damshaa noo

Isdilkeenu ku raa goo

Xeelad ay ku daree nee

Dafiraadu mafiic nee

Dadway now runyio daacad

Noloshaa ku dawaw dee

War shabaabka ku diirsoo

Doc doodaana istaagoo

Haka diidin wanaa gaa

Rabi baa deqda dhii bee

Waa daruur curanay see

War difaaca ragaa soo

Waa dan teena midaa suye

war yaan gaalku dal keeniyoo

Duun yadeena kaxay saan

Waan ku daalay warkiinee

Dadwaynoow runta doona

Beentana yaan ladifaacin

Diinka yaan la sharay san

Sharciga yaan lagu diiminee

Dabuubtayda o gaa doo

Doonka yaan la as kaaxinee

Warka daaya dilalkiyo

Iibka aan danu kee ninee

Hunguri uun ka dambee yoo

By: ABU ABDIRAHMAN
wahkayr

By: cawaale
maashaa  allaah  goor maa inoogu dambeeysay maamul danta guud ka shaqeeya alloow guuleey kuwaan oo xaqa ku hanuuni amiiiiiiiiiiiiin