Comments on: 14,Dhimasho & Dhaawaca 20 Rayid ah oo ka dhashay Duqeyntii AMISOM

By: bashiir gagaale
walaala yaal mayaad kawar haysaan shariif markii uu ahaa maxaakiimta in uuyidh mawliidka lagama dhigikaro inta aan diinta gaadhsiin sharci ahaana maba naana ayuuidhi  mantana wuxuuyiri waabanaan yahay markaa ma lajiifiyaa banaanbaa miyuun kawar hayn inisaga sidii loosoociyaarsiiyay iyagana lociyaar siinayo

Ismaaciil mire isma oga Atoor Qadaw Bartiyo uubata kiidhigaye isma Oga Arbaw dhidar iyo Adhiga goosmaaye Isma oga Agoon iyo kii aabihi idilaye Isma oga dhilada uunsatiyo oloolka naareede

By: bashiir gagaale
salaanta islaamka ayaan idinko salaamayaa

sootoo sayid cabdale xasan lahaa marka hore  hobkoo idin kadhigi  Dumar sidiisiiye marka xegta Dhulkoo Dhihi Doonya dhaafsada  marka  Xikta Dhushuu Idinkari Sidii Dameeraade

Sootuulahaa markay dheheen aano Hishiino ma Anagaa Gaaloonay mese Idinkaa Islaamay

waxaan Aamin sanahay jahaadka ay shabaab Wado ayaa lagu hadh sanayaa soomaali iyo Adfacul muslimiinta inoo dhadhaw oodhan  waxaan aamin sanahay hadii lajabiyo shabaab in gumayse  dhacayo Hadii ay saas ahaa daan ama Ayqabsadaan inla dhargayo Diin iyo maal iyo gaalada ookaabaqda kuna cisaaysa  kaalana tashta danaha aduunka

By: max'ed
A.C.W.

Ilaah baa mahad leh , nabadgelyo iyo naxariistiisuna ha u sugnaato rasuulkiisa Muxammad ah ee ina soo gaarsiiyey waxyigii ka yimid Allah , Ilaahoow khayrka waa intaad noo sheegtay-e na wada waafaji……Aamin.

Runtii waxaan ka mid ahaa dadkii Soomaaliyeed ee sida aadka ah u taageeray soo if-bixii maxaakimul Islaami , sidaasi si le’eg ayaa qof walba oo khayrka jeceli u noqday mid taageera culimadaas Soomaaliyeed , kaliya ma ahayne waxa ay kaalmo iyo taageraba ka haleen dadyoow badan Islaam ah oo ka kala yimid daafaha adduunka lahaana jinsiyad walba una socday oo keliya jihaad.

Dabadeed dagaal yar oo socday lix maalmood oo lagaga awood roonaaday maxkamadihii burbure , taasina waxay ahayd calool xumadii iigu horraysey ee aan maqlo , kana akhrsito web-site-yada , waayo kama calool xumaan in laga awood batay , ee waxa aan aad uga calool xumaaday markii uu soo shaac baxay is khilaafkoodii.

Dabadeed waxaa abuurmay Xizbul Islaam waxayna garabsadeen walaalahooda Al shabaab oo horey u jirey , tan dambe waxa ay i gelisay rajo weyn xitaaba haddii aan garan la’aa sababta aysan maamul ugu wada hoos midaysnayn waayo kitaabka Alle waa hal, diinta Islaamkuna waa hal sidaas si le’egna xaqa ay lee-yihiin waannu u wada diriraynaa isna waa hal , haddaba xaggee sartu ka qurunsan tahay? waa su’aal aan in badan isweydiiyey , balse hadda oo ay isdirirsan yihiin labada xizbi jawaabta su’aashu waa mid ay noo siiyeen si ficil ah macnehheduna yahay uma midaysnin xaqa awgiis , midnimadeennu waa in aan cadaw mid ah lee-nahay (D.F.K.M. iyo AMISOM ) kaasi oo na garawsiinaya in aan dagaalka isu kaashanno aanaga oo dhinac wada ah , laakiin halkii kale oo cadawgaasi aanu ka dhawayn sida Kismaayo farqiga aan xaqa ku

salaysnayn ee inoo dhexeeya waxa aan idiinkugu soo gudbinaynaa (Soomaaliyeey ) si ficil ah Dagaallo na dhex mara (Xizbul Islaam iyo Alshabab)

Sidaas darteed waxa aan qoraalkaygan ugu soo gudbin lahaa walaalahyga ku talax tegey dhiig daadinta bal in ay dagaallada ay galayaan u kaadiyaan si ay bartaan ama u fahmaan waxa ay rabaani in uu yahay Xaqa ama Islaam iyo haddii uu xarbigoodu ku salaysan yahay dal la kala qabsado, xukun la kala boobo iyo maslaxo maaliyadeed ama adduunyo kale oo dabeecadeedu ka duwan tahay tan Islaamka.

By: Ganeey
ma aha in aan xaqiiqda iska indha tirno Amison waxa ey shacbka muqdisha u heysa wan wada ognahay taas oo ah in har iyo habenba ey madaaficda sida roob ka oo kale ugu garaacdo lkn dadka dameer laawayasha ah ee aan u damqaneynin dhiiga walaalahood maxey sameeyaan marka ey maqlan gaari ugandhes ah ayaa laqarxiya  ama baqtigooda aya jidadka yaala malaha markaas wey ka naxaan ileyn waa walaalahoodee

Somalimirror waa website ka kaliya ee xaqiiqda ka hadla ka naxa ama ku farax

By: mohamed
Muslima ilaahay ku abuurtay ka baq qof mulma adiga ma gaalayn kartid,mana u malaynayo aqoonta diin inaad meel ka gaartay kuu ogalaanyso inaad fadwooto.Tan kale aniga amisom ma difaacayo,ee waxaan diidanahay in xabada shabaab iyo xasan daahir laga dhigo mid aan shacab dhibaataynaynin,waxa ay tuurayaan waa hoobiya aan lala agtagin amisom oo meel fog laga soo tuuro marka maxx diidaaya inay shabbaab iyo xasan daahir shacab ku haligmo hoobiyaha indha laanta ay tuuraan.

By: geeri ama sharaf
walaalo waxaan salamayaa walaalaha somali mirorr waayo waa web ka qudha ee run ka sheega waxaaa somalia kajira takale waxaan lahadlayaa dadka web dhaleecaynta u soo jeedinayaa ma waxaynu arkayno ayaad leedahay anisom iyo shiikh shariifa ha kuraacaan inay qariyaan dhibaatada shacabka lagu xasuuqayo walaalo yaanay caadifiyad qabiil ku qaadin waxaa an qarsoomayn na walaalo ha qarinin waayo ilaahaybaa kashifaya shacabka meeshii roon baytegayaan laakiin hadaanad waxba itarayn dadka runta sheegayaa ha aflagaadayn asc

By: muslima
TO maxamed iyo diireyow

walaal aduunka waa labo XISBUL ISLAM IYO XISBUL KUFAAR

kee tahiin,damiirku uu qofku ku damqadaa waa qaali, uganda iyo waxa la socdaa LACNATULAAHU CALYKA.

NINKU DHOOF KU YIMID BAY GEERIDU DHIBEYSAA.

DABADHILIFYADA QAAINUL WADAN SIDA SHARIIF, INTEE GALEE MEEL ALE WAY KA DHICI,GAALONA WAA KU SOO GAMI.

By: IBNU_SAXWAH
a/C

Waxani maaha qoraal ay mala awaasho somalimirror ee waa taqriir kayimi weriyayaasha jooga saaxadda dagaalka iyaguna mafilayo inay aakhiradooda iibsanayaan,laakiim qofkii raba inuu dembiydda dagaalka ka difaaco Amison iyo dawladda sh shariif ee ah xasuuqidda shacabka iyo hubka shacabka loola dhadhacayo sida indha,la,aanta dee hasamaysto website difaaca,waxaase ceeb ah in somalimirror oo ah dadka qoro xaqiiqadda had iyo jeer lagu sheego dhinac,markaan difaacayo macneheedu maaha somalimirror waa macsuum laakiin waxaan leeyahay waa webka ugu nadiifsan intaan arkayay dadka waxku qora mareegta internetka,waxaa kaloo had iyo goor sheega dadka layska gumaadayo taliyaha ciidamadda mr dhuumaal oo leh in  Aminson sidaan shacabka ugumaadaan sax maaha waayo waxay u yimaadeen inay dhintaan laakiin sidaani waa fulaynimo,waxaa kaloo cudurdaar kabixiyay sheikh daahir geelle wasiirka saxaafadda ee shiekh shariif markaa in had iyo jeer somalimirror lasaaraadaa sax maaha

wasalaam

By: Diirye
waxaan aamin sanahay in somalimirror ka mid tahay kooxha dagaalka ku jira Balse ninka webkaan iskaleh mar waxa uu iska dhigaa nin diin jecel marna waxa uu taageeraa wax aan diinta meel kulahayn , maalim dhaweed salaadii jimcaha shiikh suuriah ayaa ka qud baynayn masaajid yurub kuyaal walaahi shiikhaasu waxa uu sheegey kuwa shabaab taageerasan in ay baadi yihiin laakiin ilaahay ayaa xisaab la sugayo mar uu tusaale usoo qaatay dadgaal ayaga iyo xisbul islaam waxa uu yiri waxay isku haystaan in ay magaaloo yin qabsadaan taasna diintu ma ogala waxa uu yiri shiikhu mar walba waxay u dagdagaan in dhiiga qof muslim ah daaddiyaan  shiikha ayaa sheegay in uusan soomaliya ku ogayn gaalo soomali ah oo joogta! arintaas waxay ka’ilmaysay muslimiin badan.

By: mohamed
soomaalimiror wax waala taageeraa laakin sidan waalida ku jirto wax looma taageero,waxaad tiraahdeen qasaarihii ka dhashay duqaymihii amisom iyo dowlada,oo shabaab iyo xisbul xasan daahir biyo qaboow may shacabka siinayeen mase madfacooda waxaad soo hubiseen inoow amisom iyo dowlada ku dhacaayo owna shacab wax gaarsiinayn.waan ogahay comentigayga soo qoro maysaan laakiin waa iga waano inaadan ku talaxtagin taageerada indhalaanta aad ku taageeraysaan maleeshiyada shabaab iyo tan xasan daahir.