Comments on: Dagaal ka dhacay Deegaanka “Biibi”

By: khaalid
ASC

Dhalinyaro ma,ahan on lagu wareero kan ayaa muslim ah , kana mujrim ah ,gaaluu wataa iyo wax lamid ah ee qof walbow kafakar waxa umadda soomaaliyeed udan ah.

Ilama aha kuwa xamar iyo inta udhow isku cayrcayrsan inay dan usoo wadaan umad soomaaliyeed.

Allah can save somalia

By: cabdi xanaan mubarak
ALAAHU AKIBAR AFMADOW OO GACANTA IS LAAMKA SOO GASHAY WAXAAN LAGA SAARAY KUWA  FIKRADAHA QABIILKA WATAY IYO KUWA XUKUN DOONKA AH OO ITOOPIYA LAGA SOODIRAY

By: jacfar
ASC, Aniga waxaan aad ula dhacsanaa wanaaga iyo nabada eey ka dhaliyeen Koonfurta soomaaliya dhalinyaradaan wadaadada ah, laakiin waxaa meesha soo galay balan kabax, is gaalaysiin, aduunyo jacayl, iyo xukun doon, waana meeshii u dambaysay oo ay dad juhalo ah u jihaystaan, waxaa la soo faaruqiyey dhulkii lagu dagaalamayey DKMG iyo AMISOM waxaana dhiigooda isku daadanayaa dhalinyaro dagaalo culus la soo gaalaya ethopia iyo AMISOM, wax dambe oo JIHAAD la dhahaana yaan been laga sheegin, dadka masaakiinta ahna 20 sano la qixinaayey qaxa halaga joojiyo

By: Xuseen Shaacuur
Ururka xisbul islam waa urur marxalado badan soo marey. magac kasta ama dhisme kasta oo nooc ah oo uu soo mareyba, waxaa mar kasta ururkaas uu la il darnaa awood darro hogaamineed iyo isku xirnaan dhab ah ee xaruntiisa dhexe iyo laamihiisa gobollada.

ururkaas oo hore ugu jabay dagaallo badan ayaa sababta ugu weyn ee mar walba guul darradooda ugu wacnaa ay tahay hogaanka sare ee xisbigaas oo aan si buuxda u maamulin oo wax amri karin waxna ka oojin karin maamullada magacooda sheegta ee ka jira gobollada.sidoo kale waxaa madaxda sare ee ururka oo aan ka maarmin taageerada maamullada ururka ee aan tooska ayaga u hoos imaan ayaa iska sheegta guulaha iyo wax qabadka ay la yimaadaan gobollada halak aysan didi karin inay dusha u ritaan qaladaadka ay geeystaan gobolladu waloow ay marmar gobolladu sameeyaan waxyaalo ayna raalli ka ahayn ururka xaruntiisu.

arrinti hiiraan oo hadba dhinac u gebi dhacleeyneysey tan Axmed madoobe iyo kuwo kale oo badan ayaa ku caddeynaaya kala daadsanaanta ururka awooddisa.ilaa hadder ma jirto wax gurmad ah oo xisdbigu u heeystey Axmed madoobe,mana jirto wax go’aan ah oo iska beri yeelifd ah oo kasoo yeertey ururkaas oo ku saabsan hawlaha Axmad madoobe iyo xubinnimadiisa ururkaas.maxay tahay haddaba isku hallaynta la isku hallayn karo ururkaas iyo madaxdiisa kol haddii go’aankoodiba sidaas noqday.

By: max'ed
axmed iyo xulafadiisa meel xun ayay ku danbeen doonaan sida muuqato waa hadii ay joojin waayaan abaabulka iyo fowdada.

axmed waxa uu wadaa hawshii meesha looga saaray barre hiiraale so haduu joojin waayo waa lala dagaalami haduu alle idmo,

By: ali
sheekadaan shisheeyo ayaa luk kuleh saan umaleeynaayo axmed madoowe balaayaa ugacan haatineeyso yaarabbi rabbiyagoow inta xaqa wada kalmeey oo mar natus anagoo kitaabka ilaaheey iskuxukumeeyno ilaahayoow ciidan noosoodir ooku xooji inta xaq udirirka ah

By: faysal
ASC. ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR,  MUJRIMIINTI AXMED MADOOBE WATEY WAA LA JEBIYEY, SHABABUL MUJAHIDIIN SAAKAY AROORTII WAXEY QABSADEEN AFMADOW WAXEYNA  KU DABAJIRAAN FIRXIDKII MUJRIMIINTA. AXMED MADOOBE SHEYDAAN WUXUU AFKA QABTEY XUDUUDA KENYA DHOOBLEY, ALLAHU AKBAR, GAAL IYO GAALO RAAC WUU JABI. AXMED MADOOBE MUJAHID MAAHIN WAA QAAIN QANDARAAS SOO QAATEY. ALLAHU AKBAR, GUUUL MUJAHIDIINTA, MAANTA WAA MALIN FARXAD LEH.

By: iimam cali
waa khatar dhiiga muslimka ee inta la daadiyo hadana lagu fiinayo ee la leeyahay waxan ka dil dhawr iyo faano ku jiro

waar ilaahay ka baqo oo joojiya dilka muslimiinta

By: axmedcade
s/c waan idin salaamay salaan kadib  Alle  aan kabaqno waxaan kujirnaa tobankii ahaa ashhurul xurum  ee waxaan xasuusini caloofi in uu Alle kabaqo uu aflagaadada iska dhaafo waxaan shaki iiga jirin waxa dagaalamaayo in eey yihiin dad muslimiin ah oo soomaali ah  waxa eey isku haayaana eey tahay fikir kala duwanaan  ee waxaan dhihi lahaay kitaabka Alle haulaabtaan  tan labaad caqli mesha majiro ee caqliga hashaqeeyo  dan uma ahan labada dagaalameeyso Aakhiro iyo aduunba anagana weey nadaaliyeen maskax iyo madax xanuunkoodaa nadilay ee Alle baan ooga baryeeynaa in uu dhiigooda kala qaboojiyo labadaba weey naladhasheen  waa rakii shaleey hoodka kuwada jiray oo nafta isku huraayeen  Alle kama dhigee  hadii dhibkale  hadana kudhaco xageey kujabhadeeyni doonaan ileen rakii deegaanka kasoo jeeday iyo shacabkiiba weey isku direen  xikmada Alle hanatuso kuwa qabiil wax usaboot kareeynaayoow Alle kabaqa oo aflagaadada iska daaya labada dhinacba weey qaldanyihiinee Alle ubarya in uu kala qaboojiyo s/c

By: cabass
walaala yaaloow waxan socdaayi ma diinbaa mise waa qabiil? aniga waxay ila tahay waagay somalidu qabiil isu dilaysay xitaa lama arag sidaan waa yaab umada xagee loo wadaa war umad nabad ku waa bariisatay maxaa colaad loo galinayaa? ilaahow nasrigaaga na sii walaahi umadii somaliga ku hadlaysay way dhuntay