Comments on: Al-Shabaab & Xisbul Islaam oo Dagaal Culus ku qaaday AMISOM & DKMG ah

By: Cali Guure
Mujaahid

Waxaa dhici kartaa dadka qaarkii inay baashaal u tahay laakiin rag badan waxay u tahay meel ay ku cabbiraan xagal daacada loo dhigay jihaadka iyada oo magac jihaad la adeegsanayo.

Waa runta talada laga rabo Buulo xaaji oo ka xigta Kismaayo dhinaca gegida diyaaradaha Muuri. Wixii ka dhacay maanta ma’aha mid lagu farxi karo. Waxay muujinaysaa keliya in shaabaab aad leedahay halala midoobo weligood maqal ash-hul alxurum iyo kufaar mudar sida ay u qaddarin jireen bishan oo kale.

Iima muuqato dawlad Islaami maada alshaab u tumanayaan sida geel aaran ah. Kaaga darane Xisbul Islaamna u hadlayo sidii dumar ku socotata calaa istixyaa.

Weli waan sugaynaa war oo ku saabsan waxay ay hiranayaan dadkan.

Ogow rag mujaahidin iyo culimo ah ayaa qoray oo Xisbul Islaam waa haystaa habdhiska dawlad Islam oo buuxda laakiin haddii madaxduu meel u caddahay waa arrin kale.

Dhinaca kale shabaab uma jeedaan dawlad islaami. Nin dadka xad ku oogaya sax iyo khalad oo wejigiisa, madaxdiisa, shuuradiisa, maxkamadiisa suuqa madow ku jiro sidee buu mashruuca dawlad islaami ah u dhisi karaa?. Ma dhisi karo.

By: Abu a.rahman
Hana jazaka lahu khayran maqalkad ku qortay somalimirror.

By: Mujaahid
Cali Guure:

Saaxiib tartiibso meeshaan Baashaal lee lagu hayaa Xaqiiqdu waxay taalaa Buulo xaaji meeshaasaa talo kaaga baahan.

Xasan daahirna maanta wuxuu sheegay inuu ka xunyahay dagaalka ka socda jubooyinka laakiin muusan ka xumeyn markii xagar la soo weeraray iyo birta dheer.

Dhamaan Xarakaadka soomaaliya ka jira waxaan u sheegayaa inay la midoobaan shabaab ka hor intaan lagu dhawaaqin dowlad islaami ah

By: Cali Guure
aBdUlSalAm

Walaal ASC.

Waan jeclaan lahayn in sida aad u qortey uu arinku ahaan lahaa laakiin nasiib darro dadkeenna wax ogaal ah warkaasi war ka duwan ayaan haynaa.

Khaladaadka diiniga ah ee ay galeen Shabaabka maanta cidna kama qarin karno. Kaaga darane dhiigga ay mujaahidiinta kale daadiyeen waa dhibic madow oo aan go’i karin mar dhow. Yaan la sixinna waa bidco diini ah oo aan sala iyo raad ku lahayn diinta Islaamka.

Waxaad ku sheegtay Axmed Madoobe in Xabashi soo dirsatey oo qandaraas dawli ah wato. Taasi waa iska hadal ku dhisin nin iska dhicin aan diinta iyo taarikhdaba kugu taageerayn. Maxay ragga badan oo wadaada ka tirsan ay xargaha u jartaan marka khilaaf diineed ama fikradeed dhaco? aqoon yaraan iyo Alla ka cabsi laan iyo geel jirinno maskaxeed iyo aniga waa in aan sax noqdaa xataa haddii aan goobta ku soo haro aniga oo ku fadhiya jujumada walaaladeey.

Dhinacya badan oo mujaahidiinta xisbiga ka mid ah ama shabaab ka soo goostey waxay aaminsan yihiin in shabaab doonayn dawlad islaami ah Soomaaliyeed oo khilaafa islaamiyah u noqota bud-dhig. Laba daraadle ay shabaabka ka buuxaan rag qandaraas ku soo qaatey marin habaabinta miraha jihaadka oo wata basaaboorrada Maraykanka, Uropa iyo Yahuudda.

Qaar baa sugaya in shabaab qabiil salka ku hayaan sidii uu caddeyey Axmad Afgaani, iyo xasan Yacquub iyo ragga la mid ah ee Gedo ka soo jeeda.

Ragga xog ogaal ah iyo dadwaynaha masaakiinta waxaa u cad in shabaab cabsiis mooyee shareecada wax badan ka aqoon bal ku jowr faleen inta badan shareecada islaamka sida huga dumarka, xuduuda iyo cabsiinta masaakiinta ku tukata masaajidyada.

Ma jiro hal imaam ama macallin quraan oo ilaa iyo hadda ay soo saareen.

Xagga siyaasadda way ku fashileen inay dawlad Islami ku dhawaaqaan inta ay ka taliyaan. Dhinaca kale waxay dhabar wareemeen jaceylkii ummadda u qabtay shareecada islaamka. Sida uu sh. Umal sheegay maanta cid nabad gelinayso ma jirto.

Caalim kasta oo aan baqin sida mustafa, Umal, Shible, Maxamed Idiris, Cabdullahi Cali Xashi , Axmed Dahir Uways, Cusman, Abtidoon, iyo inta kale ashuumaha ku aadameyso waxay qabaan in shabaab dhuminayaan mirihii jihaadka iyaga oo aanan ka tirsanayn alqaacida.

Arrimada gobollada Abu Subeer ma qarsan cajaladiisii caanka ahayd in waxa uu ugu yeeray Somaliland tahay dawlad iyo Xukuumad si xor loo doortay u baahan keliya in laga barjafo boorka saaran. Warar hoose waxay sheegayaan inuu xiriir toos ah la leeyahay raggan Somaliya kala jaraya.

Marka walaal intaa aad qaar ka dhigayso shayaadiin qaarna malaa’ik maad isku daydid inaad badbaadiso miraha jihaadka ee gacanteenna ku dhumaya.

By: abuu fatima
Waxaan maqli jiray tuu gaa saad lax ka dhaar sataa war soomaali mlrror ma waxaad rabtaan inaad ku qasabtaan fikradiina qabiilkiyo diin nacaybku ka buuxo

somalirror waxay akhrista yaa sheeda u soo bandhigtaa wixii xog ah ooy heshaye waxay hale yeen muxuu yahay waxaan maqlay gabar baa abeheed siiyey nin  ninkiibaa kudhintay dagaal gabadhii oo arigii lajoogta ayaa aabeheed usheegay inuu dhintay saygeedii uu kulamaaiyey markaasay oohin afka goosatay oo tiri ala orgiganagii ina tixo dawacaa cuntayeey markay aamusi wayday buu yiri odaygii ileen waa nin waayo arag ahe  aabe aamaus oohintu orgiga kawayne hwlihii beelha ayaad rabtaan inaad ku dbakhdaan dagaalka axmed madoobe iyo alshabaab warhoy beenta naga daaya iyo bura bagaankiina waa halkii abshirbacadlee iska dhaafa somalirror wax ay bi isay majiree

By: marti sharaf
Sh. Xasan Daahir dagaalada ahligaa ee wadaadadu ku jiraan dhab ahaantii magac xumo iyo denbi unbaa ka raacey.

1.Diintii way kala dhinteen oo awaamirteedi ayuu khilaafey.

2. Culimadii saaxiibadiis aheyd kala dhinte oo maalin cad ayuu shabaab ka raacey.

3. Tolkiis kala dhinte oo guryahoodi ayuu ka qixiyey kuna jaribey iney qaxooti ku noolaadaan.

4. Ragey xisbiga isla ahaayeen wuu u hiilin waayey af iyo adinba. Xisbigiisina wuu hanan waayey.

5. Shabaabna awalba uma tirsaneyne way ku meel gaarayeen, maalintey ka maarmaana Sh. Xasan Turki ugama karaamo badnaan doonaan.

By: aBdUlSalAm
Walaalayaal dadka ama qabaa’ilada somaliyeed ee u heysta in Mujaahidiinta ay qabiil gaar ah duulaan ku yihiin waxaan leenahay fikirkaas ma ahan mid sax ah, walaalayaal mujaahidiinta ma ahan qabiil qaar ah waana ayu nooc waana dad ay mideyso kalimadda (laa’ilaaha’illa’laah) waana bilowgii  dowlad islaami ah oo adduunka dhan ka talisa bi’idni laaah, walaalayaal nimankan qabiilka ku owr kacsanaya walahi ineysan xataa qabiilkooda ay ka dhasheen aysan wax wanaagsan u heyn ee dano reer galbeed iyo Ethiopia iyo gaalo ayey wadaan, iyo xukun doon, walaalayaal inta goori goor tahay aan xaqqa taageerno,  maxaa yeelay ALLAH wuxuu caqligan noo siiyay inaan xumaha iyo samaha ku kala garanno, Marka waa inaan u duceynaa walaalaha mujaahidiinta howshan adag ee ay hayaan, dhallinyaradan mujaahidiinta safkooda ka baxay ee sida qaldan wax loogu sheegay ee maanta loo adeegsanayo iney la dagaalamaan mujaahidiinti ay shalay is garabsanayeenna waxaan ku waaninayaa iney safka ku soo laabtaan walaalahoodana wey sugayaan insha allah mana jiri doonto cid loo qabsan doono ama loo wax yeeleyn doono wixi shalay dhacay, waad ogeydeen marki uu dagaalku kismaayo ka dhacay in walaalaha dhinaca kale ku dhaawacmay ee la khalday lagu daweynayay isbitaalka kismaayo oo u gacanta ku hayay maamulka xarakat-shabab-al-mujaahidin, marka inta goori goortahay ALLAH ha soo hanuuniyo walaalaha dhinaca kale jira. Aamin, allahuma ansuril-mujahidiina fii-sabiilika fii kulli makaan  AAMIIN  asc…

By: aBdUlSalAm
TO Cali…sxb aniga aya kaa dhaadhacsiinaayo sida ay macquul u tahay, in Xisbiga iyo Xarakat-shabab-almuajhidiin ay Gaalada wada weeraraan ayaga oo is garabsanayo, sxb hadii aan kaaga soo bilaabo dagaalka Jubooyinka ma ahan kuwo u dhexeeyo mujaahidiinta dhexdooda, sxb meeshaas waxaa isku heystay Nin ay Gaalada Dariska ah soo adeegsadeen oo la Yiraahdo Axmed Madoobe, iyo Xarakat-shabab-al-mujahidiin Xisbiga arrinta uu yiri sh Xasan Daahir ee aheyd Axmed Madoobe Xisbiga ayuu ka mid yahayna waa mid afka kaliya ku ekeyd, ee Mujaahidiinta waa sida uu inoo sheegay afhayeenka Xarakada Shabaab ee uu yiri ma ahan mujaahidiinta waxa dagaalamaya ee waa kuwan mujaahidiinta safka iskula jira ee habeen iyo maalin difaacca iskula jira ee xabbada rootiga ah isla cunaya, teeda kale ninkan Axmed Madoobe la yiraahdo wax walboo uu ahaan jireyba hadda wuxuu isku badalay Hogaamiye Kooxeed, iyo nin qabiil doonaya inuu ku owr kacsado lkn taas ma dhicin oo qabaa’ilada Somalida intooda badan diinta ayey fahmeen si fiican, mujaahidiinta ayeyna garab taagan yihiin in yar ma ahane, teeda kale wuxuu doonayay oo uu qandaraas ku soo qaatay inuu carqaladeeyo ammaanka iyo nabadda u ALLAH ku siiyay mujaahidiinta dhiigooda dadka reer jubooyinka, dadka daga jubooyinka waa iney ALLAH uga mahad naqaan ammaanka iyo nabadda uu siiyay ayna mujaahidiinta taageeraan naf iyo maalna la garab is taagaan, maxaa yeelay maanta ciddi aysan qalbigiisa ku jirin Qabiil iyo rag iska riix wuu arki karaa is badalka ka jira magaalada Kismaayo oo lagu tirin jirey 2 sano ka hor magaalooyinka adduunka ugu qatarsan, hadana uu ALLAH  ka yeelay meel aamin ah, oo dadka dhanna ay simman yihiin oo shareecadi islaamka la oogaayo, oo dadka Salaadda la amraayo, ilaahayoow Somalia oo dhan iyo adduunka oo dhan mujaahidiinta gacantooda soo gali, walaayaal ogaada in kooxdi isku taagta mujaahidiinta aysan faraha ka laaban doonin. walaalayaal ALLAH aan ka baqno oo aan iska deyno soofeynta aan isku soofeyneyno MUJAAHIDIINTA. wabilaahi-towfiiq

By: Guhaadshe
Cadowga dalkeena u yimid in uu Calooshiisa u shaqaysto, iyo inta Cadow kalkaalka ah ee garabsiinaysa waa in la xanuujiyo, waa in la gubaa lana tuso waxa ay yihiin.

Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam waxay wax ku yihiin marka ay isu garab ahaaddaan ee ay garab iyo gargaar isu siiyaan sidii ay darsi lama ilaawaanah ugu dhigaan Cadowgan cawaanka ah ee calooshiisa inuu buuxsho u soo shaqo aaday, inkastoo ay tahay nasiib daro in Cadowgu uu xasuuq waxshinimo ah u geysto dar shacab ah oo aan waxba gallabsan.

Waxase taas inoogu wacan Cadow Kalkaalka (waa Dawlad ku Sheega’e) oo sabab u ahaa markii hore in Cadowgu uu soo gallo Dalkeena. Si kastay ahaataba waa lala yimaadaa Adkaysi iyo wax iska caabin inta ay hawshu dhammaanayso, isla markaana la ogaado ahmiyadda ay leedahay Iskaashiga, isku duubnida iyo wada shaqayntu.

Wal Caaqibatu lil Mutaqiin; Wallaa Cudwaanu ilaa Calla Daallimiin….

By: Jigjigawi
Asc waan jeclahay somali mirror habka eey wararka usoo tabiso. Lknse axmed madoobe mawaxaad sugeeysaan ilaa uu cadeysto inuu ushaqeey ethiopia iyo dabadhilifkeeda weyn ee sheydhaan shariif. Ta kale labada xassan aad ayaan ujeclahay ee ninkaan fitneeysan hada intey goori goortahay ha iska bari yeelaan. Fadlan haqarinina qoraalkeyga somali mirror. Wabillahi towfiiq.