Comments on: Sidee loo Dhangadeeyaa Ilmaha?

By: degen maxmuud
way fiican tahay in waxlaga barto arimaha tarbiyaynta ubadka oo ah mustaqbalka berito madaxda maanta jooga waxaan kula talin lahaa in ayy ku dadaalaan ubadka

By: Abu zahra
A.c walal ad ayad umahadsantahay runti umadena waxa ay ubahantahay sidan oo kale in mawadicda aadka loogu baahida qabo sida kan oo kale bulshada la gaarsiyo inkasto bulshada ay ummi yihiin waxna aqrin , waxan ku talinlahaa in qudbooyinka jimcaha lagu soo qaato mawaadiicdaan xasaasiga oo kale. Mahadsanidin.

By: Cilmi fersade dirir
asc walala yal dagalada kajira somaliya ya ku qanacsan mataqanin hadan ini su alo  ana ini shega waxa ku qanacsan kuwa tageraya ururada kajira dalka somaliya o dagalka kawada  o dhaqalaha siya ku was aya ku qanacsan dadaw maxan uga gashama karna ari mahas waxan uga gashama karna in an halmela an uga so wada jesano o an tagerno mesha ay nabadu kajirto asc wan kabaxan  dadaw

By: Cilmi fersade dirir
aniga waxan raba dinta muslimka an ku dhaqano  mana rabo kuwa dagalka kawada somaliya o sheganaya  urur dimed  asc

By: Cilmi fersade dirir
umada somaliyed waxan u shega in an latagerin ururada kajira somaliya dhamantod waa qandaras qatayal xita dawlada ow madaxda kayahay shiq sgarif hala tagero sidi lobaralaha dinta muslimka  asc

By: Cilmi fersade dirir
waa run umada somaliyed in ay muslim tahay

By: waddani
Asc kheyr Alle ku siiyo abdiraxmaan.

Bulshada somaliyeed waligeed meysan arag hannaan ku dhisan tarbiyad toosan oo kooda yar iyo kan weyn waddada saxiixa ah tusa. Tarbiyaddoodu waa dil, qeylo, habaar iyo cay goorwalba ah.Tarbiyadda carruurtu waa shey aasaasi oo bulshadii laga waayo aysan horumar iyo mustabal yeelaneyn, bulshada somaliyeedna meelaha laga toosin la’yahay ilaa hadda waa tarbiyad xumo aasaaskoodi hore soo gashay oo waxay wada noqdeen geed qalooc ku weynaaday oo in la jaro mooyee aan nacfi kale lahayn.

Carruurtu waxay ubaahan tahay waalidiin aqoon u leh tarbiyaddooda ku duwa dariiqa toosan.

Carruurtu waxay ubaahan yihiin mucallimiin toosan oo carruurta tarbiyad saxiixa ku tarbiyeyn kara ee aan cashar kaliya siin.

Carruurtu waxay ubaahan tahay warbaahin nadiifa oo ay kala socdaan  barnaamij aadaab iyo akhlaaq toosan ku dhisan.

Carruurtu waxay ubaahan tahay bii’ad caafimaad qabta oo ay wanaag ka qaataan oo ku dayasho suuban u noqota.

Carruurtu waxay ubaahan tahay ku noolaanshaha dhulkoodi hooyo, gaar ahaan kuwa qurbo yuurarka ah.

Bulshada somaliyeed boogteedu waa tarbiyo xumo iyo ixtiraam la’aan gaamurtay ee hadda aan is gacan qabanno oo aan soo saarno jiilal baddela kuwii hore, hoggaankana u qabta somali cusub oo dhinac walba ka dhisan.

Alle ayaan ka rajeyneynaa inshaa’allaahu.

By: ibraahiim aadam dhaayoow
asalaamu caleykum

walaalayaal waa fikir fiican ,laakiin waxaan jeclaan lahaa in qaabka wax loo baraayo wax la,iiga sheego qaas ahaan barista qur,aanka kariimka maadaamaa a.s.w