Ururka Al-Xisbul Islaami ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dowro Diini ah oo lagu Baranayo Arimo laxiriiro Shareecada Islaamka uga Furay Qeybo kamid ah Odoyaal Dhaqameedyada Beelaha Soomaaliyeed.( Sawiro )
Dowradan ayaa la Sheegay inuu soo diyariyey Xafiiska Arimaha Bulshada u Qaabilsan Xizbul Islaam.
Sheekh Salmaann Abu C/lla oo ah Madaxa Arimaha Bulshada Al-Xizbul Islaami oo Shabakada Warbaahinta Somalimirror uga Warbixinayay Dowradan ayaa Sheegay inay u qabteen ugu yaraan 50 kamid ah Odoyaal Dhaqameedka Soomaaliyeed.
Salmaan ayaa sidoo kale Sheegay in Ujeedka Dowradu tahay kobcinta Garaadka Bulshada, kadhaadhicinta Manhajka Jihaadiga ah iyo kor uqaadida aqoonta ay Umada Soomaaliyeed u leedahay Diinta Islaamka.
Salmaan ayaa Carabaabay in Dowradani socon doonto mudo 3 Maalmood ah isla markaana lagu qaadan Doono Casharo Badan Maalin walbana labixin doono labo Darsi.
Mowduucii ugu horeeyey ee Maanta baxay ayaa ahaa isku Xukumida Shareecada Islaamka, waxaana Xigay Cashar Cinwaankiisu ahaa Tilmaamo laga bixinayey Qeybo kamid ah Sabarkii Nagiga S.C.W.
Sheekh Salmaan ayaa ugu Dambeyntii Sheegay inay sii wadi doonaan Dowrooyinka noocan oo kale ah ayna gaarsiindoonaan Bulshada Qeybeheeda kala Duwan.

Muuqaalka Guud ee Dowrada

Qeybo kamid ah odoyaasha oo Daalacanaya Nuqul kamid ah Darsiga

Qeyb kamid ah odoyaasha

Muuqaalka Kulanka

Qeyb kamid ah kulanka

Related posts:
maashaa Alaah ,diidimeyno oo waa soo dhaweynaynaa in maskaxda iyo fikirka xisbiga uu is bedelo oo caqligiisa u soo noqdo , waxaan filayaa wadada ugu dhow ee uu kalsoonida Alla subxaanahu iyo umadda ku heli karo waa inuu Iclaaniyo inuu ka towba keney wixii dhibaatooyin ahaa ee uu Umadda gaarsiiyey ,isa markaasna uu ka garbaxo intaan la gaarin maalinta Qiyamo , ka dibna Ahla Cilmiga ka dambeeyo .
Maasha allah,
Xisbul Islaami maalmahan waxaa idiin kordhaya Dhibco sidaas ku wada kheyr allaha idin siiyo allow meeqa ayaan lahaa war shabaaboow dadka dowrooyin u fura badalkii aad biren laheydeen.
A.s.c walaahi waa wax lagu farxo lakin aad ayan ugu mahad celinayaa
a/a
“Ka dhaadhicinta manhadka jihaadiga ah”. Maalinkasta Ummadda muslimiinta waxaa loo keenaya manhaj magac cusub loo bixiyey. Manhajka jihaadiga ahna muxuu ahaa. waxaa wax nugu cusub. Jihaad wuxuu ka midyahay islaamka, waana la yaqaan axkaamtiisa, shuruudihiisa iyo sifooyinkiisa, laakiin goorma ayuu manhaj noqday?
waxaa meesha iiga muuqata dad dhunsan oo raba inay dadkale sii dhumiyaan.
waa la yaab.
maansha allah haye alshabaab wax aanu leenahay ku deyda al-xizbul islaam waayo waxa ay gaadhsiiyeen horumar dadkii maansha aallaah
alle ha idinla garab qabto
WAA WADADA KALIYE EE DADKA SOMALIYEED WAX LOOGA DHAADHCIN KARO ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA SIMINAARKAAN YAAN LOO FURUN DAD GOONI AH BALSE HANOQDO MID DADKA SOMALIYEED OO DHAN LOO QABTO QAYBO QAYBO IYO URUR HALOO SAMEEYO WAA ARIN WANAAG SAN DADKA WAX FAHMI WAAYAY SIDAAS AYAY KU FAHMI DONAAN INSHA’ALAAH WA SALAAMU CALAYKUM WARAX MATULAAHI WABARAKAATUH
asc walalayal waxaan fahmi la ahay XISBUL ISLAAM danta ay lee dahay waxaan lee yahy haday qer wadaan alaha la garabkalo haday shar wadaan na ala kaqabto umada,
WAXAAD OAGAATIIN KUFAATA CALAMKA IN AY RADINAYSO QO AY KU BADALATO (SHARIIF SH AXMED) WAXAAN IDIL LE YANHAY XIBBIL ISLAAMOW ILAAH KA CABSADA OO KALO KA DHERADA
xizbul islam aa markii ugu horeysay ay ku dhaqaaqeen arin wanaagsan maasha alaaah.
asc..dhamanan umuda muslimka ee somaliyeed aniga ahaan manan fahmin ulajeeydka shirkan maxaaa la rbaa in jihadka la sii waddo ama sida aan argnay oo ah ineey xisbul islam eey dowlada ku biri rabto oo waddo eey u furan rabto ulajeydka aan umaleyay waa kaa dadka maatitidaa maxaa loo laynayay haddiba lau arsmayo dowladan eey wattan cadowa islamka ,, mugdisho waxeey noqotay hooyii cabsida haddana dadkii ka dhigay ayaa xil rabo ayaan u grty eee runta halla sheego ulajeeydka laga rabo shirkan ,, aniga ahaan ma qabo shirkan inuu ka fican yahay kuwii wadada islamka eey yimid mugdisho xisbul islamna waye dadka jabiyay shirkas nuqladii ka soo baxay ee walalay aniga ahaaan alshabab ayaan leyahay moqof eeey istagan yihin ayaan tageresnahay biniadamkana waxaa u wanagasan inuu moof lahado dadka qar waxaa ku qufulan qabill ninkii qabiill rabow waa kaa meesha aad talllin qof walbo isfiri meesha aad joogto iyo meesha aad ku dhalatay sida eey u tallo ,,
ASC WR WB DHAMAAN DADKA HALKAN FIKIRKA KA DHIIBANAYO IYO BAHDA SOMALI MIROR .
HADAN FIKIRKEYGA KA DHIIBTO XISBUL ISLAAM WAA KA TAALA BERYAHAN WAXEY WADAAN IN BULSHADA SANBATIYO AMA WEJI KA RAADSADAAN KKKKKKKKKKK XISBUL ISLAAM WAA IDIIN DHAMATEY TALO MAHEYSANE DOWLADA KU BIIRA MARMARSIIYO U ARKAA ODOYAAL SEMINAAR LOO QABTO IYO JIHAADKA SHARXEYNA IN WAQTIGAN OO KARBAASHKII ALSHABAB IDIINKU SOCDO IN AAD KU MEEREYSATAN ODAYAL BAAN SEMINAAR U QABANEY KKKKKK.
Asalaamu caleykum wr wbr
Waxaan aniga halkaan uun kaga sheegi lahaa, Cid kasto oon ogayn, ama loosheegay wax qald ah. Awalan walaalka ama walaasha muslimka ahoww ogow in cidda aad taagersantahay uun aad la xukun tahay,aduun iyo aakhiro.Waxaa iska dabeecad ah in qofku uu ku qanaco mabda`a uu wato,kuu tdoono hanaqdee (Qabyaalad:Taas oo ku Caayan Kitaabka iyo Sunadda,waana mabda`a ka mid ah mabaadi`di Jaahiliga.Xeer jajab: oo ah la sameeysto (oday dhaqameedyo)Kaabo qabiil.Wadaad Lunsan oo xaqii qariyay oo ku sifoobay Sifaadkii Culumaa`u Yahood “Caleyumu Lacaa`inu Laah” iyo Baarlamaan xeer u dejiyo tolka,lagana dhigo cidii khalaafto, mid ku xad gudubtay, oo reerka aan ku mabd`a ahayn,marba hadaad khilaaftay xeerkii. Waxaa iska dabeeca ah in qofki fahmaa Caqiidada aad reerka is deeysaaan sidii Nabiyu laahi Ibraahiim(csw).Adigana lagaa dhigo mid la tuuryeeyo la caayo la dilo. Marka halasabro Mujaahidiintana ha loo duceeyo.