Comments on: Al-Shabaab oo Sheegay inay soo weerareen Axmed Madoobe & Ciidamo ka tirsan ONLF.

By: Ahmed A.
SCK WAXAY UMUUQATA INAY AL-SHABAAB JABEEN WAXAA CADAYN U,AH MARKAY YIDHAAHDEEN ONLF AYAA NASO WEERARTAY SHALAY AYAY AHAYD MARKUU BARE HIIRALE LAHA AL-SHABAAB IYO ONLF AYAA ISO WEERARAY WAR NIMANKI SHABAAB HABNUGULA SOO IYAGILAHA GURIGA CAD EE MARAYKANKA AYAAN KUTUKAN DOONA WAMAXAY QAYLADAN AYKAWAREEGEN WAXAAN ODHAN LAHA WAR HADAAD TIHIIN AL-SHABAAB IYO XISBUL ISLAAM WAR WADAAD GU,I AYA KADHACAY WADAAD WACEEBOOBAY AYARA FADHIISTA OO DHUUNTA ILAAHNA TOWBO WAYDIISTA INTIINA HADHAY INTII DHIMATAYNA ILAAH BAA LAXISAAB TAMIDOONA ONLF IDINMA SO WEERARIN EE IDINKA IS WEERARAY

By: ciid
a/w allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar shiikh xasan yacquub afhayeenka wilaayada allaah ku xafido kuwa afka kugu taagaana waxaan leenahay muutuu bigaydikum insha allaaah axmad madoobe mufatinka jubooyinka waa ku bakhtin insha allaaah gacanta mujaahidiinta mida kale waxaa leeyahay kuwan sheeganaya qabilka aniga dhalasho ahaan waxa ka soo jeeda beesha gobolada dhexe ma dago jubooyinka sh xasan yacquubna afhayeenka wilaayadana waa walaalkay muslim ah sidaa ayaana ku taageerayaa ilaahayna ha xafido walaalkay muslimka ah shaqada uu u hayo ilaamkana waa ku mahadsanyahay wilaayadana ilaahay haka xafido waxa wada xaqdiga iyo qabilka iyo cadowga allaah

insha allaaah xaqaa sarayhaa iyo carabka sh xasan yacquub xafidahullaaaaaaaaaaaaah

By: Bismillaah
ONLF in ay cilmaaniyiin, qandaraasna ku soo qaateen in ay mujaahidiinta laayaan mel walba ay joogaan, Admiralkooda dagan UK ayaa si toos ah u sheegay. Shabakadaan barakaysanna baaritaan lagu sameeyay oo labo qaybood ah ayaa lagu soo bandhigay. Koonfurna way joogaan, waaba meesha kaliya ay Soomaaliya kaga tababartaan, dumarka iyo caruurta keensadaan. ONLF waa kuwa mujaahidiinta Soomaali Galbeed dhowr goor dagaal ku qaaday iyagoo fulinaya ballanqaad uu Maraykanku u qaaday. Markaa qariib ma aha in ay Axmed Madoobe soo taageeraan iyagoo markaanna uu Mareekan uu ballan cusub u qaaday.

Mujaahidiinta Allah ha sugo oo ha guuleeyo. Gaalo iyo gaalaraacna Allah ha jabiyo cadaabtana haku fogeeyo.

By: SIILAANYO XAMAR
WAR DOQONMADA KHOWLE OO KALE AH WALI MA AYSAN BARAARUGIN MIYAA, SXBYAAL ONLF HADII AAD KU EEDEEYSEEN IN AYS OO WEERAREEN SHABAAB WAA CAJIIB, ADINKABA FIKIRA HADA WAX AY MAREEYSAA SHABAAB AYAA SAXAN IYO UMADA ISLAAMKA AH EE CAALMAKA DAGAN, HADII AAD TIRAAHDEEN CID WALIBA ANAGAA KA SAXAN ANAGAA JANDA AADEEYNO ANGAA WANAAG WADNO CIDNA LA TASHAN MEEYNO CIDNA LA HADLI MEEYNO HANA LAGU SOO DABA FEELYO, SXB YAAL WADA LA SOCOTAAN KOOFURTA SOMAALIYA TAA IN AYSAN KA SOCON, EE NIMANYAHOW WAAN IDINLA TALIN EE AADA WAQOOYI IYO MAJEERTEEN CAQLI YARE , HADII AKL;E KU BAABA’A KOOFURTA ADINKA ARKI DOONA MEESHEY KU DANMBEEYDAA,

By: Cali Guure
Somali miror fadlan ha af jigina

ONLF baa na soo wareertay kulahaa? Xasan Yacquub markii 1aad oo uu ka beensheego diinta iyo xisbul islaam ma’aha.

Shaley markii ay wareereen mucaskarii mujaahidiitna Kambooni iyo Canoole waxay dhaheen waxaa weeye qabiiloyin taagera ka heysta Kenya iyo Etoobiya.

Xasan Turki markii uu yiri war maamulkii heshiiska lagu ahaa soo celiya waxay yiraaheen qabiil buu noqday

Markii guddigii dulyadeyn xamar ka yimid oo soo jeedey inay qirteen bilowgii dagaalka, bixiyaan diyadii dadkii dhintay, kismaayo ku wareejiyaan maamul islaami ah oo labada dhinac midna ahayn ilayn umad khayr kama dhamaado e waxay dhaheen diidney

Markii Xasan Daahir iyo shuurada Xisbul yiri Axmaed madoobe waa rug cadaa mujaahid oo ka tirsan hoggaanka sare ee xisbul islaam waa falsafeeyeen oo diidey

Markii la yiri war aan midowno idinka oo halaq oo idil wata waa diiden

Waxay wareer isdaba joog ah ku qaadeen janaax cabdalla iyaga oo adeegsanaya Bare hiraale mooryaantiisa oo cimaamad guduudan xirtey

Raggii shabaab ka soo gostey ee u galey shariifka iyo mooryaantii TFG waxay sheegeen inay laqi waayeen takfiirinta xisbul islaam iyo khiyaanada iyo cilmi laaanta meesha ka jirta

Gobolka kasta waxaa ka taliya mujaahidiintii u dhalatey sida Gedo, Bay , Bakool, Banaadir, Shabeelooyinka iyo Hiiran….maxaa kismaayo u diidey dadkii u dhashey oo ku soo dhaweeyey shabaabka inay hogaanka u qabtaan gobolka haddii shabaaaaab khiyaameeyeen taliskii wadajirka ahaa

War wax garta oo shabaab uma jeedaan dawlad islaami, diinna ma yaqaanaan ee yeysan daadin dhiigga mujaahidiinta.

Haddii aydan aqoon shabab innagaa naqaan oo god iyo gorofba la galney. Waxaa ka buuxa jawaasiis isku magacaaba muhaajiriin. Qadriga iyo khaayanada waa u nolol waxaan iyaga ahayn.

Haddii aysan ku biirin Xisbul islaam oo ku milmin maalinba sida koox uga tageyso ayey ka dhigi doonaan jihaadkii meel cidla ah.

Kuwa xamaaseysan ogaada in shabaab ay berigii hore ahaayeen dad diinta ka dhab ah maanta xaalku waa isbeddeley.

Madaxdoodu waa laba diktaroor ah oo an la arag, shuro malaha, maxkamadooda waa majhuul, Abu subeer wuxuu rumeysan yahay Somaliland iyo qurunkeeda.

Dagaalkan istaagi maayo ilaa shabaab ay ka sameyso laba mid

1) in mujaahidiinta kambooniyiinta lagu karameeyo degaankooda oo xasan yacquub iyo Abuu subeeer aadan Bay iyo Hargeysa ama meel kale

2) In labadooda mid guuleysto….sida muuqto guusha mujaahidiinta Axmaed madoobe iyo canoole waa masalad waqti ah keliya insha Allah.

By: sahal
Dad uu ku dhacay wax la yiraahdo Daarood nacayb ayaa shabaab ku dhuumanaya, shakina igagama jiro arintaas oo waa irirsm aan la isu qarinayan. Ninbaa yiri hada ka hor reer hebel waan necbahay, markaasaa la yiri ma dhamaantood ayaad necebtahay mise qof iyo laba ka mid ah, kolkaasuu ku jawaabay say u dhanyahiin ayaan necbahay. Waxaa lagu yiri iyagoon kuwada maqal ayaad dhiman.

Dadka meeshan ka buuxo oo qabiil soomaaliyeed colaadiniya iyagoon idin wada maqal ayaad aduunka ka tagaysaan waliba waxaa kaaga daran say u fara badan yahiin.

By: Nasrullah
Asc waxaan rabaa inaan usheego dadka oranaya dagaalkan waa fitno inay miqyaas sax ah oo ay isku miizaamaan dad dooyinka iyo calaamaad 2 qolo 1-mujaahidiinta xarakada mujaahidiinta shabaab waxay fuliyaan xuduuda allah.2.salaada ayay dadka amraanzakadana kaqaadaan, waxa ay col layihiin dhamaan gaal iyo gaalo raac,3waxay walaal uyaqaanaan walana lawadaagaan dhamaan islaamka saxda ah ee aan barxaneyn,dhamaan sifaadkaasi waxay ucadaynayaan.MANYURIIDUL XAQ WAXA AY YIHIIN lkn mr madobe waxa uuleyahay intaa badalkeeda sidaa darteed Haadaa huwal jihaad

By: umu mumtaz
war ilayn ninkan h madome yaa naga qabta oo mu

muslimah mujahidintu isku jabin rabaa

lakin ahamed madobe waxaba ka sidaran mujahidiinta xabada isku haysta cajiiib

maysan ogeyn dakalka mujahidintu inu yahay farxada kufartaa maxay cadowgooda ufarax galinayaan mujahidiintu maxa helay

RABI ban idin baryayna ee yan gal iyo gal rac laga farxiin ascwrwb

By: faysal
asc.   labadii xaqdaro ku heshiiso oo diinta isloamka been ka sheegto saan baa u danbeyso.    kursi iyo xukun bey donayaan ama shabab ahoow ama xisbul islaam ahoow. kursiga shiiq shariif bey wada doonayaan. ala maxey been noo sheegeen oo ay dhahen shariif waa gaal o murtid ah, maantane axmed madoobe ku shegeen gaal, berine xasan daahir, saa danbane?? kkkkkkkkkkkkkkkk.  ala maxaa shacabka iyo maatada been lo shegey iyo dad aan caqli laheen. kkkkkkkkk.

By: marti sharaf
abuufaatima

Hadaad ka xuntahey dadka meydkooda laga dul dhaanteeyey maad u gurmatid waa adiga u dig dam leh oo u gabyaya dagaal dad walaalo ah ku dhex maraya koofurta fog ee soomaaliee.

Waad degantahey ama way kuu muuqataa soomaali galbeede sideed ugu soo leexisaa Soomaalida Waamo degta hadaadan ookiyaale qabiil wax ku eegeyn?