October 2009 Archive

AMISOM oo 20 Qof u waxyeelaysay adkeynta amaanka Sh Shariif.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha rayid ee ka dhashey duqeyn ciidamada AMISOM saaka intii u dhaxeysay 05:00am ilaa 11:00am ku wadeen qeybo ka mida Xaafadaha Magaalada Muqdisho.  

More From October 2009

Daaliban oo sheegatey weerar Saaka lala beegsadey xarun Q.M, Kabul ku leedahey.

Weeraro isqarxin iyo kuwo toos ahba isugu jira ayaa saaka lala beegsadey Xarun Qaramada Midoobay ku leedahey Caasimada Dalka Afganistan ee ...

October oo noqoneysa Bishii Askarta Mareykanka ee Afganistan ugu dhimashada badnaayeen.

Warbixin rasmiya kana soo baxdey Wasaarada Difaaca ee Mareykanka ayaa lagu sheegay Bishan October inay noqoneyso tii ugu dhimashada badneyd Askarta ...

Sh. Shariif oo yimi Muqdisho & Tangiyadii AMISOM oo Fariisimadoodii dibu gu noqday

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Goordhaw ka soo dagay Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho isaga oo ka weecday Maritaanka Wadada Maka ...

3. Dhimasho, 8 Dhaawac ah oo ka dhashay Madaafiic AMISOM goordhaw ku garaaceen Suuqa Khudaarta

3 Dumar ah ayaa ku geeriyootay 8 Kalana waa ay ku dhaawacmeen Madaafiic ay Ciidamada AMISOM si arxan daro ahi ula ...

Kooxo Yuhuuda ah oo Shaaciyay in Masjidka Al-Aqsaa la kala qeybiyo

Kooxo Yuhuud ah oo Xag jir ah isla markaana ay Taageerto Xukuumadda Yuhuuda ayaa Bilaabay Xamlo Balaaran oo ay ku doonayaan ...

AMISOM oo Duqeysay Muqdisho & Dhaq-dhaqaaqyo ay Sameeyeen

Ciidamada AMISOM ayaa saaka Waabarigii hore isku fidiyay Wadooyinka Maka Al-Mukarama, Isgoyska Dabka iyo Wadada ka imaata KM4 ee aada dhinaca ...

Sucuudiga oo ku baaqay in la joojiyo lacagaha Madax furashada ah ee la siiyo Budhcad badeeda

Masuul Sare oo Sucuudiyaan ah oo lagu magacaabo Fahad Bin C/laahi Bin Maxamed Alla Sacuud  ayaan ku baaqay in ay joojiyaan ...

Budhcad badeeda oo qafaalatay Markab ay Saarnaayeen 2 Qof oo Ingiriis ah

Koox Budhcad badeed ah ayaa shaaca ka qaaday in ay af duubeen labo Qof oo sida loo badinayo u dhashay Dalka ...

Ugandha & Burundi oo bilabay in ay xoojiyaan Amnigooda

Wadamada Uganda Burundi ayaa bilaabay in ay dhaq dhaqaaqyo lagu xoojinayo Amniga  iyo dabagal lagu sameynayo dadka Soomaalida ah ee Wadamadooda ...

Cali Cabdalla Saalax oo ku celiyay mar kale in ay taageerayaan dadaalada dib u heshiisiinta Soomaaliya

Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa mar kale dib uga soo cusbooneysiisay  in ay Dolwadiisu garab ay ka qeyb qaadaneyso dadaalada ...

Waraysi :- Maareeyaha Warshada Kalluunka Laasqoray “sanadkana waxaanu rajeynaynaa Inshaa’alaahu Tacaalaa in faa’iido ay ku farxaan dadkii maal gashaday oo aduunka daafihiisa kala jooga in aan xajiiqino Ilaahay idankii”

Shabakadda Somalimirror waxa ay idiin soo gudbineysaa Waraysi ay la yeelatay Maareeyaha Warshada Kaluunka Laas Qoray , wuxuuna Maareeyuhu oo faah ...

Mas’uul Mareykana kana howl-galayey Afganistan oo iscasiley.

Siblomasi Mareykan ah laguna magacaabo Matthew Hoh kana tirsan Saraakiisha Dalka Afganistan ka howl gasha ayaa is casilay, waxa uuna iscasilaadiisa ...

Ugaarsiga reer Somaali galbeed ma garbaa?

Fu'aad Max'ud X.Nuur.   Fuadaflow@hotmail.com     Soomaali galbeed waa dhul ballaaran oo ay dagaan dad soomaaliyeed oo farabadan, waa dhul ku hoosjira isticmaar muddo dheer, ...

11 Dal Carbeed oo dhisaya Ciidamo Burcad Badeeda la dagaalama.

Hogaanka Ciidamada 11 Dal oo Carbeed oo shaley shir ugu soo xirmey Magaalada Jida ee Sacuudiga ayaa isku raacey dhisida gudi ...

Culimada Magaalada Boosaaso oo si kulul uga hadaly nin loo gacan galiyay Itoobiya

Culimada ku dhaqan Magaalada Boosaaso ayaa si kulul uga hadlay nin ka soo jeeda Dhulka Soomaali galbeed oo uu Maamulka Puntland ...

Sh Shariif oo Yaman gaaray.

Sh Shariif Sh Axmed, Madaxweynaha DKMG ah ayaa booqasho lagu wado dhowr maalin inay qaadato ku tegay Dalka Yeman, waxaa lagu ...

42 Akari oo Mareykan u badan oo Dhimasho & dhaawac ka soogaaray Burburka 3-dii diyaaradood.

Ugu yaraan 15 Askari oo Mareykan ah ayaa ku dhintay 27 kalana wey ku dhaawacmeen 3 Diyaaradood oo Saaka Aroor hore ...

Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Duleedka M. Garoowe

Shil gaadhi oo ayaa maanta ka dhacay meel qiyaastii aan sidaa uga fogeyn oo Tuulada Sinu Jiif oo Magaalada garoowe u ...

Go’doominta lala rabo reer S/galbeed sidee looga gaashaantaa?

Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Gumeysiga Itoobiya oo dhib iyo tacadiyo badan oo isugu jira dil, jirdil, dhac, barakicin iyo xabsiba ku ...

« Back    More »