Maxkamada Islaamiga ah ee Magaakada Kismaayo ayaa Shalay Xukun isugu jira Tacsiir iyo Xarig ku riday laba Dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyey inay Moobbilada ugu jireen Aflaam Jinsi ah iyo Waxyaaba aan ku habooneyn Bulshada Muslimka ah.
Fagaaraha Beerta Xoriyada oo uu ka dhacayey Xukunka labadan Nin ayaa waxa soo buuxiyey Qeybo kamid ah Dadka ku nool Magaalada Kismaayo.
Labada Qofood ee Xukunka lagu riday ayaa kala ahaa:-
1. C/casiis Axmed Ducaale.
2. Iyo Cali Nuunow Maslax.
Maxkamada ayaa ragan midkiiba ku Xukuntay min 25 jeedal oo Tacsiir ah, 15 Maalmood oo Xarig ah iyo in laga Xooro Memory Cardka ay Wax ugu Duubnaayeen.
Horeyey ayey Maxkamada Magaalada Kismaayo u Fulisay Xukuno kuwan lamid ah.

Related posts:
ilaahay dadkaas diinta wax ku xukumaa ha u gargaaro aaamin
waa wax lagu farxo ilaahey ayaa mahad oo dhan iska leh hargeysana hadhka cad ayaa wixii la doono suuqa lagu sameeyaa ilaahow naga qabo oo noo ken mujaahidiinta
waa al xamdulilaahi hadii maanta la edbinkaro kuwa kharibaya dhalinta dhaqankooda islama ka ah,
maan shaa alaah ilaaheey garab ha idin siiyo walaalayaal qofka markuu shaqeeyo waxaa lasiiyaa mushaar idinka hadowina mishaar xaga alaah CZW ku keetsada shaqadana sifir fircoon uqabta kanaa iladhashay kanaa iladhashay mala xukumaayo mala ceeweeynaayo hadii walaalka iyo kan kalawa nin walbo kitaabka ilaaheey waxuu kuqaado hadii lagu qaado walaahi ayaan kudhartaye waxaa huwaal ah in ilaaheey garabkiina istaagaayo oo ilaaheey banaanka qiyaamo la idika falooni doono waqtiga adka ee aatku shaqeeyseen hadii lakiin dadna dana iyo sheeka sheko soogasho ogaada kuwii idika horeeyaay wadadeey mareen uunbaat mareeysa ilaaheyna horay ayuu ubalan qaaday inuu keensanaayo kuwa hadalkiisa karun sheega ee hada inta aan wiillkale niligu badali dadaala oo jagadaas yeeysan idinka fakanin oo ilaaheey xagiisa kabanaan
SI FIICAN U GAARACA WAXBA HA KU TAATAABANINA USHEE.
FUSUQAN GAALADII BAA KA EED SHEEGANAYSA OO QIRTAY IN REERIHII KU DUMEEN MUJTACAADKIINA KU
FAASIQMEEN. NINKA QURUNKAAS FIIRSADAA XATAA
WAXAY ISLA GARTEEN BAARITAAN DHEER KA DIB INUUSAN XAASKIISA U TAGI KARIN AMA LA CAASHARI KARIN. OO XATAA LA OGAADAY INUU DHINACA JINSIGA AH UU NINKA RAGGA AHI KA BAHDILMO MARKUU BADSADO DAAWASHADA WASAQDAN.
DADKA MASIIXIYIINTA, AMA NASAARADA EEDDA SAMAYNTA IYO FAAFINTA FAAXISHADAN WAXAY DUSHA UGA TUUREEN YAHUUDDA.
BAARITAAN QOTO DHEER KA DIB WAXAY SI CAD U SOO BANDHIGEEN MAGACYADA NIMANKA IYO SHARIKADAHA KA DAMBEEYA SAMAYNTA IYO FAAFINTA FUSUQAN, WAXAAN CADDAATAY IN BOQOLKIIBA BOQOL DADKA KA DAMBEEYAAHI AY YIHIIN YAHUUD .
TAASOO AY BAAXISIINTA IJTIMAACIGA KU MACNEEYEEN INAY SI ULA KAC AH LOOGU TALA GALAY BURBURKA MUJTAMACAATKA SAALIXA AH.
GARAACA SI FIICAN, USHA UGU ROONAADA KUWA DAAWADA.
Somalimirror
maxaad u tirteen falladan qorey. Wixii diinta khilaafsan fadlan caddeeye. Bil ixsaanak soo dhejia faaleyda. War ilaah ka baqa. ina lilaah waa innaa ilayhi raajicuun. Runtii waa agoon.
Salaam alaikoum wa rahmatullah wa barakatu,
ALLAH AKBAR
Maasha Allaah waa ku mahadsan yihiin walaaluhu. Si fiican u garaaca oo usha ugu roonaada oo ha xanuunsadeen shacbiga haku soo baxo oo si cad haloo daawado kuwa qurunka daawanaya.
Inshallaah Alle waa idiin gargaari, waxaad ku dadaalaysaan inaad kor u qaadaan kalimadda Alle, waxaad kaloo u istaagteen soo celinta sharaftii ummada Islaamka. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
asc salan kadib walalayaal waxan ku faraxsanahay shareecada islaamka ah oo lagu xukumayo dadka islamka ah oo somaliyeed