Comments on: Soomaali miyaanay isir iyo arlaba wadaagin?

By: Aaran
Ac

Sheekh waad ku mahadsan tahay qoraalkaaga iyo sida aad u jeexjeexday xiriirka Soomaali.

Waxaa jirta in ficil ahaan uu xun yahay P/land arinta ay sameynayso waxaase isweydiin mudan waxa ku kalifaya in ay sameyso ficilkaas oo baxthi aad ku sameysaan. Waxaa kaloo baxthi u baahan qabiilka Ogaadeen iyo Harti waxay si foolxun ugu hordameeyen magaalada kismaayo marka ma isleedahay in ay jirto in aysan isu caloolfayoobeyn labada beelood inkastoo ay walaalo yihiin hadana ma jirtaa in loolankaas uu sababay in aanan lala simin kuwo kale oo dega S/galbeed. mise jirtaa in P/land aysan aheyn cida ka danbeysa afduubka walaalaha ee ay jiraan calooshood u shaqeystayaal iyo dawlada ethopia oo arintaas si awood sheegasho ah P/land iyo S/landba aysan waxba ka qaban karin maadaama ONLF iyo ethopia ay dagaalamayaan.

By: M Muse
Asalamu celeykum

Marka Ugu Horeyso Qoraga, Somalimirror iyo Dadweynaha wad wada salaman tihin

Wallayaal Aniga Waxaanba Ka Cabsana Ineeynu Noqonobo Qolodi U Ka Hadlay Nabiigeeni Subana SCW- Ee U Yiri Waxaa Kacbada Dumin Doono Qolo Ka Imaatay Ardulxabash, Sida Aanu wada Maqalnayna Buundada Laga Sameyn Rabo Jabuuti Midaasna waa Midi sahli laheyd.

Wallaalayaal aan Illaah ku Labano Oon danbi dhaaf warsano Midaas ayaa Kuligeen No qeyr Roonee.

Hadeynu Nahay Islam Xariiqin Iyo Xaduud Intaba Ma Lihin

Ee illaah an ku laabano waa ino wada dan midaas

Hore lo yiri amiinta ducadiyo alabariga moye waxkale ma heynee

O Allah, forgive me all of my sins, the small and great of them, the first and last of them, and the seen and hidden of them.”

By: c/laahi
a/c/w

waa arin aad iyo aad uqoto dheer oo ubaahan in cidwaliba akhriso oo soomaali sheeganaysa aadna loo fahmo qoraagana waxaan kula talinayaa inaadan dayn qoraalada noocan ookale ah

By: cunaye
KUWAAN WAXAAYI KU WASHEEN SOMALILAND HURUUDO LA AAN AYAA NIMAANKAN KO KA DHIIGATY SOMALILAND BAY KU HADAQAYN SOMALILAN WAAYO  HORT MA MAANTA AYEEY SOMALI NOQODEEN MARKII JASIIR IYO XAMAR LAGU XASUUQAYEY YAAAAAAAA AHAAYEN MALIINTAS SOW SOMALI KHALADAN MA AYII AHAAYI IYO MAHAMARYOW QUDHKA AAD TAHAYI WAS KAL MA ADO LA MID AHAA WAR XISHOOD DANHIIN RAAC SOMALIEYEY SIDAASI AYAAN IDIIN LEYAHAY

By: Mr. Halgame
SOMALI CAQLIGA SALIMKA AH MA KAASHATO OO DANTEEDA IYO CADOWGEEDA MA TAQAANO!

Marka laga reebo, wixii aanu inagu isu kala geysanay, waxa Somali isu kaashaday oo mudo dheer burburkeeda iyo bahdilaadeeda ka shaqeenayey dalalka deriska gaar ahaan Ethiopia, Kenya iyo Uganda; waxaaney Somali garan la’dahay inay saddexdaas dal ee nacabka ahi ay ku bareejeyso saddex qaran oo walaala ah oo Somaliyeed oo ay geyigan Geeska Afrika ka taagaan kuwaasoo kala ah Somalia, Somaliland, iyo Djibouti taasoo keeni lahayd in marka hore aanu talo iyo awood ku yeelano Urur Goboleedka IGAD inagoo weliba kaashanayna dalka Islaameed ee Sudan ee aynu walaalaha nahay iyo Eritrea-ba; waxaanan hubaa in iyadoo aaney xitaa dhiig dambe ku daadan ay Somali Galbeed iyo NFD iskood u xoroobi lahaayeen maadama labada dal ee hada gumeysta ay burbur ummad ahaaneed, qaran ahaaneed, iyo dal ahaaneedba ay hada fooda u saaran yihiin oo weliba kii inoogu darna ee Ethiopia uu si weyn u daciifay oo uu maanta bad xidhan yahay kaasoo dantu keliftay inuu u adeeco cashuuraadka xad dhaafka ah ee ay ku soo rogtay dalka Somaliyeed ee Djibouti si uu dekadeeda uu wax uugala soo dego mararka qaarkoodna uu wax kala soo dego Dekeda Berbera ee Somaliland. Bal, ka yara feker sida uu u wiiqmay iyo sida fudud ee hada loo go’doomin karo ee ruugaga dhulka loogu soo dhigi karo wax kastana loo marsiin karo nacabkeenaas soo jireenka ahaa.

Waxa se ayaan daro ah in Reer Somalia iyo Reer Somali Galbeed, ay dantooda iyo danta Somaaliyeedba aany aqoon oo ay weli dabada hayaan mabda’ii gaboobey ee Somaliweyn ee gabalkiisu dhacay ee calamka oo dhami inagula coloobay iyadoo mabda’aas sidan aan kor ku sharaxay looga soo wareegi karo oo shantaas Somaliyeed si kale oo fudud loo wada xoryn karo oo marka ay wada xoroobaana ay sameysan karaan ururka SOMALI UNION (SU) sida ururka EUROPEAN UNION (EU) iyadoo ay mid waliba qaran iskeed u taagan yahay oo ay ganacsiga iyo isu socodka ummadaha Somaliyeed isu furan oo ay xitaa sameystaan hal lacag sida SOMALI DOLLAR sidaasna ay ku kobciyaan dhaqaalaha umadahooda iyo dalalkoodaba laakiin, waxaan xadarada iyo horumarka heerkaas ah aan lagu gaadhi karin qabiileystayaasha Reer Somalia iyo Reer Somali Galbeed ee la soo taagan uun weedhaha iyo kelmadaha foosha xun sida SOMALI DIID IYO IDOOR taasoo keentay inuu cadow aad u daciifay uu weli sida uu doono uu Somalida ugu leexeysto.

Haddi aad dooda u rogto dhinaca DIINTA iyo SHAREECADA ISLAMKA in la isku xukumona, waxa ay midaasina ku guuleysan kartaa habkaas aan ka soo sheekeeyey ee yaan lagu daba lumin DIIN IYO SHAREECO LAGU DABAQAY MABDA’II SOMALIWEYN EE GOBLAMAY.

Hadal iyo dhamaantii, ama yaqiinso ama ha yaqiinsan ee badbaadada Aadnimada, Diinta, Dhaqanka, Ummadaha, iyo dhulalka Somaliyeed sida Somalia, Somaliland, Djibouti, Somali Galbeed, iyo NFD, waxay ku jirtaa in caqliga saliimka ah ee Eebe inoogu deeqay la kaashado oo bal, marka hore, la isla wada garto danta Somaliyeed cadowgana meel looga soo wada jeesto oo la wada aqoonsado in Somaliland ay tahay qarankii saddexaad ee Somaliyeed ee Geyiga Geeska Afrika kaasoo isna heshiisiin doona ummadahaas Reer Somalia iyo Reer Somali Galbeed ee isku foogan cadowguna uu sida baas ee waxaashnimada ahi uu dhinacyada uga rifaayo iyo halaagaas baaxada weyn lehi ee ay ku sugan yihiin.

HADDII ARRINKIINU SOMALINIMO IYO ISLAMNIMO TAHAYNA, WAA TAAS TALADII EE AMA KU DHAQAAQA AMA SIDIINAAS ADOONTAAS KENYAANKA, UGANDHEYSKA, BURUNDIYAANKA, TIGREYGA, IYO XULUFADOODA MASIIXIYIINTA AHI HA IDIIN SII RIF RIFEEN WELIGIIN.

Guul iyo Gobanimo.

By: Nuux
Aslama calykum ? Shiikha khayr alle hakasiiyo qurmadan aadna waan ujeclahay fikirkiisa toosan ee kuqotoma diinta iyo xigmada, waxaan dhaliil usoojeedinlahaa shiiqa qoraalkiisa inuu usoogubiyo qaab wadaadnimo iyo diinu kudheehantahay Halka uu hada uhadlayo qaab wadaniyeed meelaha qodobada dastuurkii dowladii cilmaaniga ahayd uusooqaatahay waxaa fiicnaan lahayd in uu aayado quraana sooqaato.!!!!

By: Qof yaaban
ASC

Diinta ha lagu noqdo, Allehna ha laga runsheego, kuwa hadda arrinkaa ku dadaalayaana aflagaadada ha laga daayo.

By: c/xakiin
Aad baan ugu mahadcelinayaa figrada wanaagsan ee sheekha

haduu faroole ku dayday riyaale waxaan lee yahay farooloow waxaan moodaynay inaan wax aanan isu ahayn riyaale isu nahay

marka filo wixii aan isla marnay ree waqooyiga

By: Waddani
Asc bahda wax akhrisa e somaliyed

dhibaatada ina haysata waxaa weeye, bulshadu 90 % ilaa hadda waddadii toosneyd ma haleelin, xornamada maalintii la qaatay ayaa hoggaankii jirey qardo jeex galay Walina qarda jeexii ayan ku jirnaa. Dalka iyo dadku waxay u baahan yihiin maskax fayow oo ilaahay ku kalsoon oo dadka waddada toosan dib ugu soo celiya, kana saara edagsada gumeystuhu doonayo, in uu dharar nagu xiro, maskaxda hala furo yaa maali jirey ayey mareysaa. Maanta 3 ayaa loo baahan yahay hoggaan daacad ah, xoog daacad ah, hiil iyo hoo bulsho.

By: cabdillahi
war intat ku meeraysanaysaan somaliaiyo putland iyo somaliland mad ka hadashaan dantiin sabto ah ma jirto cid aad wax qabanaysaanin aad isku dirtaan mooye  isla yaab ilaahay baa rag inga dhibay hadii aad haysaan wax soomali wax u taray soo qora laakiin iska daaya qab yalada horta maxaa lo waayey nin qudha oo danta soomali caadi uga hadala iska oo aan qabiil soo qadanaynan illaahay ka baqo iska daaya magacan daba so cotaan wabilaa towqiiq