
Banaanbaxyo aad u balaaran isla markaana ay soo abaabuleen Xarakada Shababul Mujaahidiin oo looga soo horjeedo Duminta iyo Go’doominta Yuhuudu ku heyso Masjidka Al-Aqsa ee Dhulka Reer Falastii ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo 9 Gobol oo kale oo ay ka Taliyaan Xoogaga Islaamiyiinta ah (Sawiro).
Boqolaal Dad ah oo Reer Muqdisho ah ayna ka muuqatay Dareen ku aadan Siday uga soo horjeedaan ugana Dhiidhinayaan Dhibataada Yuhuudu ka wado Al-Aqsa iyo Dhamaan Dalka Falastiin ee ay Xooga ku heysato ayaa isugu soo baxay Fagaaraha Xerada Maslax Xaafada Suuqa Xoolaha ee Gobolka Banaadir.
Mas’uuliyiin ka tirsan Al-shabab, Odoyaal Dhaqameed, Culimaa’udiin iyo Abwaano ayaa Dadka kula hadalay Fagaarahaas isla markaana ku buuriyey inaysan Quusanin oo ay u gargaaraan Walaalaha Reer Falastiin.
Sh Fu’aad Max’ed Khalaf oo kamid ah Mas’uuliyinta A-Shabaab oo Goobta ka hadlay ayaa Sheegay inay Muslimiinta Dhamaandood u gargaari Doonaan Falastiin isla markaana Barta kulanka Mujaahidiinta ka Dagaalamaeysa Soomaaliya, Afqanista, Shiishaan iyo Calaamaka intiisa kale ay tahay Magaalada Qudus Gaar ahaan Masjida Barakeysan ee Al-Aqsa.
Sidoo kale Sheekh Fu’aad Yuuhda ayuu Digniin Culus u jeediyey wuxuuna u Sheegay inuu Nool Yahay Ciidankii Nabi Max’ed isla markaana ay sugaan kaliya Soonoqoshada Maalintii Kheybar ee Yahuuda lalaayay oo kale.
Dhibaatooyinka iyo Xayiraadaha laguhayo Masjidka Al-Asa ayey Dadka hadlyey ku dheeraadeen waxayna Sheegeen in Xitaa loo diiday inay ku Tukadaan Muslimiinta Dad’doodu ka yartaya 40 ama 50 Sano.
Sh C/Fitaax Abu Xamza oo kamid ah Culimadii Dadka hadahsey ayaa dhinaciisa Sheegay inay waajib ku tahay Muslimiinta Meel Walba oo ay oogaan inay la Xanuunsadaan una gargaaraan Dhibaatada lagu hayo Al-Aqsa iyo Walaalaha Reer Falastiin.
Dadka Dibad baxa ka soo qeyb galaya ayey Wajiyadooda ka Muuqatay Carada iyo Xanuunka ay ku heyso Dhibka Yuhuudu iyo Duminta ku heyso Al-Aqsa iyo Shacabka Falastiin.
Waxa sidoo kale Goobta Dhoolatus ku soo bandhigay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xarakada Al-shababoo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka iyo Hubka Noocyadiisa kala duwan kuwaas oo loogu Magac daray ” كتيبة القدس” ama Guutada Al-Qudus.
Dibad Baxayaasha iyo Ciidamada Dhoolatuska Sameysanayey ayaa Socod ku soomaray Qeybo Kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaa Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Xaafado kale.
Banaanbaxa ayaa ku soo Gaba gaboobay Jawi Caadi ah oo nabdoon.
Dhanka kale Banaan baxyo kuwan lamid ah oo ay soo qaban qaabiyeen Al-Shabaab ayaa sidoo kale ka Dhacay ilaa 9 Gobol oo kale sida Gobolada Jubooyinka, Baay iyo Bakool, Shabeelooyinka, Hiiraan, Galgaduud iyo Gedo, kuwaas oo ayna isugu soo baxeen Dadka ku dhaqan Goboladaas.

Related posts:
Allaaaaaaahu Akbar.
WALAAHI DOWLAD WAAYE ASH-SHABAAB.
10 Gobol oo ka mid ah 18ka gobol ee Soomaaliya kakoobantahay ayay ka taliyaan oo sidii ILAAHAY rabay ugu oogaan sharciga ILAAHAY.
MAASHA’ALLAAAAAAH AYAAN LEENAHAY.
BAYTUL MAQDIS MUSLIMIINTA AYAA ISKALEH CARABNA ISKAMA LAHA EE MUSLIMIIN AYAA ISKALEH.
yaa kale oo banaan bixi kara, waxaad halkaas ka garan kartaan damiirka islaamku halka uu kala marayo, in qolo u banaan baxdo QUDUS, qolana walalahooda soomaalida muslimiinta ah u dhiibaan AMXAARO
maanshaa alaah ilaahayoow sooceli qulufuraashidiin war dadoow dadkan jihaatka durayo hadhageysanina dadka qabiil iyo dana haku taageerina eemabda iyo diin kutaageera ogaadana inuu san aduunkaan kadhamaaneeynin mitjihaad dura tusaala ahaan kuwii nabi maxamed NNKH misaajidka kula tukanaayay oo duraayay jihaatkisaoolugooyada kuhaayaay weey joogaan faracooda war maanta waqti aan ismucaaratno lamajoogo ee jihaatka ilaaheey haloo istaago
war asxaabtii waxwanaaga laqeebsado iyo janada malahan miyaa maanta masjidu aqsaa maasaan lkoogalaayaa inshaa alaah waacalamat mujineeyso ineey soodhowyihiin ciidankii nabi muxamed imaada ilaaheeyna ha ifdin guuleeyo ilaheey waxuu isku toosiyaa isku toosane ilaaheey ha isku kiin toosiyo oo iskukiindubarido oojihaatkiina kiimira dhalo hakadhigo
maasha allaah….reer muqdisho waa aabbayaasha xorriyada geeska afrika…..mujaahidinta alshabaabna waa halyeeyada sharafta iyo rajada muslimiinta gobolkan bariga afrika….
waxay ku tusaysaa iimaanka iyo caqiidada alwalaa wal baraa ee ay ka tarjumayaan mujaahidintan dadkii oo dhan in yar oo mukhlisiin ah mooyee ay isagu tageen..
kawaran boosaaso ashahaada la dirir baa haysta ….hargaysa warkeeda daa….nabadda ilaahay lagu caasiyayo waxa kun jeer ka fican jihaadka dhibka iyo sharafta is huwan ah sabirka iyo tadxiyada ah jacaylka muslimiinta iyo nacaybka gaalada ah…
ilaahoow sug mujaahidiinta ilaahow khaladkooda tus si ay usaxaan waafajina…
ilaahoow culimadii iyo umaradii badankoodii waa naga fasaadeene noo hagaaji..aamiin ..as war wab
maansha allah waa wax lagu farxo in masjidul aqsa loo mudaharaado
aslaamu caleykum warx matullaahi wabarakaatuhu salaan kadib waxaan u mahad celinayaa allaah suxaanuhu watacalaaaaaaaaaaaa waxaan kaloo ugu baaqayaaaaa walaalha musilmiinta in aysan kadaalin in ay abaabulaan banaabaxyada sidaan ookale waxaan aad uga xumahay dhibaatada muslimiinta REER falitiin lagu haayo iyo masjidka barakeysan ee ALAQSAA AY KU HEYSO YUHUUDA waxaan ilaahey uga baryaa in uu kadul qaado dhiabaatada heysata muslimiinta uuna ugu badalo nasri waxaan dhamaan muslimiinta oodhan meel ay jooganba ugu baaqayaa in ay u istaagaan jihaadka xaqa ah un gar gaaraan walaalha dhibaatesan ee REER FALasTIIN gaar ahaan waxaan u baaqayaa walalaha somaliyeed in ay u istaagaan ayna hiil hooba ay laistaagaan waxaan nafsadeyda iyo inta jecel wanaaga iyo qeyrka in ilaahey waa fajiyo jihaadka xaqa ah ee kasocda ardul filistiin uuna waa fajiyo shahaada geeyana janatul firdowsa aamiiiiiin allow umadaada muslimiinta ah u gargaar allow u maciin walaalaheyga reer filistiin alow yuhuuda hoog ku rid oo hala kasoo reebin waxaan kun haabaarayaa yuhuuda habaakii nabi nuux ee ahaa (allaahuma laa tadar calal ardi minalkaafiriina daraa/ inaka in tadarhum yudiluu cibaadaka walaa yaliduu ilaa faajiran kafaaraaaaaaa)
ASC. MAANSHA ALAHA WALEE WALI WAAN NOOLNAHAY ILAHOW ADIGA SUBXANA QAADIR AH EE NOOGARGAAR OO MUSLIMINTA U GARGAAR OO CALANKA MUSLIMKA DIBLOOGA TAGO AL AQSA YAA ALAAHA YAA ALAHA YAA ALAHA
Alahu akbar xayaakumulaah
a/c mahad oo dhan alaa iska leh ka dib waxaan u mahad celinayaa website somalimirror waxaan ku faraxsanahay in ay qabteen mujaahidiin shabaab mudaaharaad ka dhan ah yahuud falka waxash nimada ah ay ku la kaceen masaajidka barakaysan ee al aqsa iyo dhoola tuska ay sameeyee (balse hal suaal) alshabaab wa uru diimeed kuna han wayn in ay somalya diin ku dhaqaan waxa ay hada ka xanuusadeen dhibka ay yahuuda ku hayso walaala hood maxay alshabaab iyadoo ku fikiraysa in ay jihaad ku jiraan ay u arkaa dad ka kale ee mujaa hidiinta in ay jihaad kooda uusan dhab ahayn ee qabiil u ku jiro sida ay ku ee deeyee wadaad axmed madoobe (islam)maxay alshabaab daka qeeb ugu arkaan in ay wax la qeebsan iyagoo magaalada baydhabo ay ka talyaan mujaahidiin shabaab ay xukumaan dad kii magaalada ka soo jeeday ay na ku qanceen xukun ka magalada ay ka soo jeedaan balse dad ka ka soo jeeda kismayo ay ugu arkaan dad aan xukumi karin kismaayo ay dagaal kula jiraana dakii magaalada ka soo jeeday aysana macquul ila ahayn magaalad hadii aad ka soo jeedo maxukumi ka dhid waa su aal aan la yaabanahay mujaa hidiin shabaab aan u malaynayo in aysan iga qan cin dagaalka ay kula jiraan walaalahood jihaad isla galeen markii cadowka madoow ee tigreega ay ku soo duuleen dalkeena (ay hada ku sheegaan in ay yihiin murtadiin dhiigooduna banaan yahay(waxaan ku oranayaa mujaahidiin shabaab kalmad muslimiinta hakala saarina allah mauusan kala saarin muslimka waa walaalo xukun kana hal urur ma qaban karo isgoo sheegaya dad kii kalena ma qabaan karaan sida ka dhacday meela badan solaiya ah alshabaab waxay igula fiicnaan lahayd in ay kashqeeyaan is ku wad ka dad ka islaamka ah (cid walibana ka ma wayno amarada ilaah waxaan ilaah kabaryayaa in muslimiinta qalbigooda isu soo duwo (fg aad baan ugu riyaaqsanahay alshabaab dagaalka ay kala soo horjeedaan cadowga ilaah) balse kuma taageersani in ay kala saaraan mujaa hidiinta somaliya ka dagaalanta
asc
allaahu akbar allaahu akbar
waxaanu nahay dad nool runtii anago dhib ku jirna inaan hadana aanu tusino inaan ka soo hor jeedno dhibka lagu aahyo walaalheena muslimiinta caalamka gaar ahaan walaalaheen sabarka dulqaadka uu ilaah ku maneestay ee shacabka falastiin allah cadowga ha ka xoreeye
aaway dadkii sheeganayaay inay carab yihiin aaway dadkii sheeganaayay inay islaam yihiin dooladaha carabta kuwa isku sheegayaan mee ka hadlaan dhibka yahuuda ee ku hayaan walaalaheena inay u gargaaraan iska daaye
wallaahi hadaanu nahay shacabka muslimiinta soomaliyeed marnaba kama aamusi doono dhibka lagu haayo walaalaheena aanu ku walaallownay diinta islaamka
dumarkeena musliimiinta soomliyeed sida ka muuqato sawirkaan waxaad arkeysaa aygoo xiran xijaabka uu ilaah ku waajibiyay hadana qorax taagan uma taagno wax kale aanu aheyn ineey dhibka la qeybsadaan gabdhaha sharfta badan ee reer falastiin isla markaan ee tusiyaan inay garabkooda yihiin
amiirka islaamka sheekh fu’aadna waxuu noogu bishaareeyay inay tagi donaan dhulka ee yahuuda sida gardarda ah ee ku heystaan isla markaan ka xoreyn doonaan allaah ha idin ku guleeyo amiir waad guleysan doontaan sida uu rabi idinka ku bishareeyay hadaad tihiin muuminiin
masha allaah waa wax loo baahnaa in la muujiyo shacuurta islaamka oo ku saabsan masjid al-aqsa
ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR.
KHEYBAR KHEYBAR YAA YAHUUD JEYSHU MUXAMMED SEYFA YACUUD
asc wrwb walaahi manta waxa u cadaatay inta aqliga u saaxibka ah in ay alshabaab yihiin geesiyaal illah no so saray sabaabto ah manta waxa la wayey hal wadan oo muslim ah oo dhaha yahuuda ma taban karto masjidka alqasa tani waxay daliil u tahay in manta muslimka jira u yahay mid u dhulaysan reer galbeedka iyo yahuuda is wadato lakin su,aasha an qabo waxay tahay ma waxay modan hadi falastiin saas lagu qaato mise lo si gumaysto in ay kursiga ku sii fadhindonaan inta hada lagu shaqaysanayo ee afka ka sheegta muslimnimada su,aasha kale ee an rabo manta in aan daadka waydiyo waxay tahay ma waxad modan in ay filistiin ledahay al aqsa maya walaahi al aqsa waxa leh allah subxanahu watacala wuna difaacan dona gurigiisa iyo umadisa lakin waxa lagu tijabinayey in aad ka run sheegtan muslim nimada aad meelaha ka sheegataan waxasi manta dhulobay oo daadka u liita qofki dayacay masuliyadi aalah ka saray diinta waxadna ogatan allah in u difaaci dono dhulka barakaysan ee ay yahuuda rabto in ay xoog ku qabsato illah bana ku dhulayndona gacmaha mujahidiinta ka runsheegtay in ay u digalamayaan in ay khor yeelan kalmada illah wana la arki dona meesha aad ku dhanbaysan intina gaalada u adeegta
ninkii tiisa u taliya ayaa mid kale ka hadli kara, Soomaaliya ayadaa cadow isku ah cadow shisheeyana la joogaa dil,dhac & kala qeybin ku hayaa, marka Qudis wax ay ka qaban karaan maba jirto. nimankaan hadal malagiis galay bay iska hadleen ee marka hore walaalahood Soomaaliyeed wax hala qabsadaan ka dib baa arrin kale oo caalamka Muslimka ku saabsan laga hadli karaa. mahadsanidiin.
Ilaahay subxaanahu watacalaa waxa uu yiri.
Alla xikmad ayuu siiyaa cidduu doono,qofki xikmad la siiyana waxaa la siiyay khayr iyo faaiido badan.
Xikmaddu macnaheedu waxaa weeyey in wax ewaliba meesha ay ku habboonyihiin iyo waqtiga ay ku habboonyiihn la dhigo.
Ilaahay waxaan umadda Somaliyeed iga baryayaa Xikmad inuu siiyo.
Salaamullahi Calaykum Waraxmatullahi.
Walaalayaalow Qudus in ladaafaco loona murugoodo dhibka ay yahooda iyo taageerayaashooda ku hayaan waa waajib muqas ah laakiin waxaan rabaa inaan idinla wadaago laba mulaaxadood oo ku saabsan dadka soo qaban qaabiyay mudaaharaadkan.
- Marka hore miyay iloobeen dhibaatada ay ku hayyaan shacabka masaakiinta ah ee soomaaliyeed.
- marka xiga maxay u foolxumaynayaa suurada kitaabka quraanka ah oo ay u sawireen kitaabkii oo la dulsaaray mindi oo micnaheedo yahay?
Asc
Iyadoo arrinta quddus ay meel aad u qaali ah ka joogto qof kasta oo muslim ah,mala socotaan qolada ay alshabaab sheegteen in ay isla aragti yihiin waxa ay ka dheheen muslimiinta muraabidiinta ku ah al-ardul mubaaraka sida Xamaas iyo kuwa la midka ah?
Barta kulanka mujaahidiinta!!! Haddii ay kuwan walaalohood gaalaysiiyey yihiin Ilaahow falastiinta ha u geyn,illeyn koobkii geerida ee ay naga waraabiyeen bay cabsiinayaane.
Kitaabka quraanka ah ee gabadhu hayso ee mindida la dul saaray,isku dhejintaas dhagarteeda ila eega ina ragow.
Kuma wado dadkaa soo baxayey in ay jiraan dad ka dhib,baahi iyo bu’si badan.Cid ay uga cadho badan yihiina ma jirto haddii ay cabbiri karayaan ,kuwa klanshikofka ku raacaya,sida xoolaha usha loogu raaco..wc
Waa wajib saran dadka muslimka ah in ay xoreyan qudus halka qolada dowlada shega to ay in ay xarir dowlad la leyihin xata yahudi ay ledahay TFG da hala tagero
walee soomalidayada kale inaanaan xamar ku gaarin wax yaalo badan waa meesha kaliya ee xiniiya ku hareen
bal car hargaysa iyo gaalkacyo haka dheceen banaan baxyo looga soo hor jeedo reer galbedka
Rag rag ah iyo dumar khayr qaba iga dheh, bal meeshaas ila eega quruxda, haybada, iyo caqiidada diineed ee shacbigaas Soomaaliyeed ka muuqata. Waa xaq in laga gilgilasho burburka ay Yuhuuda Sahnuuyidaysani ku hayso masjida iyo magaalada barakaysan ee Al-Qudus. Marka aad u fiirsado dirayska ay xiran yihiin xaq-u-dirirka dhabta ahi waxaad xasuusanaysaa oo ku astareexaysaa soo noqoshada yididiilada umada Islaamka ah ee Soomaaliyeed. Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar.
Koonfurta Soomaaliya waa meesha kaliya ee Soomaaliyi maanta ka nooshahay. Alle ayaan ka baryey in Jihaadka kasocdaa xoogeysto oo guul ku dhamaystirmo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Hadafkeenu waa inaan
Aqsaa idil xoray naaye
Waa inaan ayaan daran yuhuud
Edab u yee laa yee
Waa inaan nikii aano qaba
Aarka gudanaa yee
Ambiyada ilaahay kuwaan
Abidba dhaa fanynin
Nimankaan afkooduba aqoon
Eray wanaa giisba
Waa inaan aqsaa ugu tagnaa
Ubadka shaydaan
Waa inaan sidii ina ayuub
Maanta eri naa yee
La ogaado inaa naan ahay
Duul itaal gabaye
Waa inuu ninkaan abid namaqal
Naga af hays taa yee
Waa inuu jisyada aayar dhigo
Eyga reer yurubee
Amxaarad tigreediyo
Wixii ubad sali baadba
Ugaandhayska Burundiyo
Kuwaa nagu ag mee raaya
Waa inaan sidii ay dabgalay
Wada askaax naa yee
Ololaha jihaad kaa
Hadaan maanta idilqaadno
Ka adkaanay waxaan
Eebeheen abid adee caynee
Qubuuraha kuwaa eegayiyo
Awliyada jeefta
Iyo kuwa adeecee kufriga
nagu askaa xaaya
Iyo kuwa amiirada shirkiga
Ehelu khayr mooda
Iyo kuwa amaa nee rida
Noo astay naaya
Ashahaada beeblaha
Kufriga ehel kusii raacay
Intaa soo anaanufihiba
Nooma oriyaanee
Waxaan tan uga qayb qaadanayaa
muujinta cududa mujaahidiinta
ee Aqsaa iyo Mujaahidiinta alshabaab
ilaahay ha xifdiyee waxaana uga digayaa
kuwa quursanaaya hanjabaada mujaahidiinta
in aysan ku kadsoomin hadalada nifaaqu
ku dheehan yahay taasoo looga horeeyey]
maxaa yeelay nabigeena moxamed salalaahu calayhi wasalam ayey kudheheen munaafiqiintii joogay madiina waana mac ruuf alxazaab iyo qisadeedii
allaahu akbar wallaahil xamdu ,
mujaahidiinta allaah nasriga iyo guul hasiiyo Amiiin yaa rabi
maasha’alaah Guutooyinka cusub ee Mujaahidiinta waan idiin hambalyaynayaa.
waa Niyad wanaagsan in aad maanta wax tustaan gaalada caalamka gaar ahaan yahuuda iyo Nasaarada.
Idin maqasha ee Muslim dhaba ah way ku ilqabowsanaysaa baarakalaahu Fiikum.
Naxmu qaadimuuna insha’alaah Fii Filasdiin, qaadimuuna Fii shiishaan, Qaadimuuna Fii Ogadenia, qaadimuuna Fii Filibiin
asc walaalayaa waa in aan dagaalkaan fursad u raadinaa waa in qoriga laqaataa
fikrad xun ayaan ka aminsanahay waxey wadan shababka
hanadayene muda islamka ee dinta kaceyrinayan oo ay mida ku hor wadaan dindena suban maqabto in muda dinta lagaceyriyoooooo waxey qabtaa in muda lonas texeyo
dowlada iyo xisbul islam wax saxsan majogaan somaliye muda ayey qandaraas kusoqateen maatada ayaa mesha kudhiban oo dhibataada xogeeda kudhaceysaaaaaaaaaaa ee ilaah halaga baqo oo matada xaloo naxariisto walalyaal
waaa run qudus musliminta aya iska leh gacantodana wey kusonoqon insha aalaah yuhudan waa ldhameen idan ilaah wabilahi towfiq
SI FIICAN BAAD U HADASHEEN DADKIINA IIGA HOREEYAY HADLAK.
WALAALKA XAMZA, WAA RUNTAAYOO DAD NOOL BAYNU U
NAHAY DIINTA DIFAACEEDA,IN YAROO MUNAAFIQA OO GAALADU KOOLKOOLISO,HUBAYSO OO MAAL GASHATO MOOYEE,IYO IN YAROO KALOO DACIIFUL NAFSI AH OO
AAN MEELNA UGA BANAANAYN INAY QADDIYAD KA HADLAAN.
WALAALAHA KALEE KA HADLAY HARGAYSA IYO PUNTLAND,
IYO NABADDA AY HAYSTAAN, WAXAAD OGAATAAN NABAD
KOOFURBA LOOMA DIIDEEN HADDAY ISU DHIIBTO ISTICMAARKA KAAFIRKA SIDA WAQOOYI BARI IYO GALBEED.
HAA WAA RUN, SOOMALIDU SI GAAR AH BAY UGA MASUUL TAHAY ISLAAMKA IYO U HIILINTIISA.
WAANA SHARRAF AAN HUWANAYNO.
NINKII DOOD KA QABOOW BAL TAARIIKHDA DIB U RAAC…
SOMALI = ISLAM.
CID NAGAGA HORAYSAA MA JIRTO.
NINKII SHABAAB SIYAASAD KU QILAAFSANOW, MEEL KALAAD KULA DOODI KARTAA, LAAKIIN TANI WAAN KA
MIDAYSANAHAY OO WAA QADDIYAD NOO DHAXAYSA EE SAAS ULA SOCO, YAAN LAYS DHEX YAACIN UMUURAHA.
Asc
Somalimirror fadlan ra’yigaygan u ogolaada in la akhristo oo ha saarina xannibaad waayo waa tusaalayn iyo su’aalo ku socda Xarakatul Shababul Mujaahidiin.
Kulligin mid ayaad illawdeen aan idin xasuusiyo markiiYuhuudu naclatullaahi calayhim ay xasuuqa bahalnimada ah ku hayeen Dadka reer Qasa sannadkan Bilawgiisii waxa laga bannaan baxay Caalamka Islaamka oo ay ku jirto Caasimadda Muqdisho ee Somalia hase ahaatee waxa la diiday in laga bannaan baxo Meelaha ay jogaan Shabaabku.
Maantana waxaa aad aragtaan sida ay Bannaan baxa u soo qaban-qaabiyeen iyo cududa ay muujiyeen, laakiin waxa isweydiin mudan maxay ku kala duwan yihiin Mamnuucidii hore ay Shabaabku uga mamnuuceen in bannaan bax loo sameeyo falasdiin iyo tan Qudus ay ku tageerayaan,taas oo ay hore ugu cilleeyeen in aanay Diinta Islaamka ku jirin Mudaharaadada iyo bannaan baxyada tahayna Dhaqan Gaalo iyo Reer Galbeed ka soo jeeda.
Laakiin maanta way ogolaadeen markaa waxa la is weydiinayaa laba Arrimood midka ay ku dhacday Mawqifkaa hore in laga noqdo oo la ogolaado Mudaharaadada.
1-In Shabaabku ay dacfi iyo kalsooni darro waayadan ka kasbadeen Bulshada oo ay indhaha caalamka ku soo jeedinayaan in wali ay taageero buuxda ku leeyihiin Bulshada
2-in ay soo heleen Nusuus bannaynaysa bannaan baxyada oo aanay hore u hayn.
ugu dambeyn Shabaabka ha la weydiiyo Farqiga u dhexeeya Xasuuqii Qasa iyo Galida Masjidul Aqsa ay yuhuuddu naclatullaahi calayhim gashay.
as/c.
ilaah habarakeeyo walaalaha u damqaday masaajidkaa aqsaa gaar ahaan walaalaha mujaahidiinta xarakada shaabul mujaahidiin … caalamka waxaa u sheegayaa gaalo iyo yuhuud meel walibo oo ay joogaan ha ogaadaan in aan kula hadli doono luqada rasaas taan ayaa isku fahmi doonaa oo wax kale iskuma fahmeeno .
MAASHA,ALLAAH AYAAN LEENAHAY ASH-SHABAAB.
Waa sida Farah sheegaye..cidii Ash-shabaab wax kale ku haysata hala sugato waqtigeeda balse tan AQSAA waa ka simanahay( waa hadii aan Muslimiin wada nahay waa suuroowdaa qaad Yuhuudiya aaminsani inay wax soo qorayaane ).
Ash-shabaab maalin walba waxaa noo cadaanaysa inay Mujaahidiin ILAAHAY diinkiisa Difaacaysa yihiin..Gaalana aan wax Ixtiraam ah u haynin..ALLAHA BARAKEEYO AYAAN LEENAHAY.