Comments on: Muxaadaraadkii ugu danbeeyay ee ka baxey Nadwada Boorama

By: muslima
A/s

khayr ayaa dhulkeenii ka dilaacay maashallah awalba soomaali waxweyn ayaan dheerayn diinta uun baa inaga yarayd hadana Allah ayaa isukeen daray waxaan idinku waaninayaa inaydaan qaadan firqooyinkan koonfur waashay ee magacyada badan diinta iyo nabada iyo caafimaad ka wax ka qaalisay intaba Allaah ha inoogu gargaaro

wabilaahi tawfiiq

as

By: nasrullaahi
ilaahayooow diintada ugargaar ilaahayoow diintada ugargaar hadii musli iyo gaalo lookala saf naan lahaa dhib madhaceen laakiin waxaa dhibka keenay muslimiintii ayaa shan markii loqeewiyo afar waa ewar maanta yahuud waxa eey diinta kadhiktaan ineey isku xukumaan waalloo ogolyahay nasaarana waa loo ogolyahay xataa kuwa sanabka cabudaan hadeey dhahaan kanaanootalinaayo waaloo ogolyahay citfaragilineeyso malahan ayaga haa oociidan kordhooweeysoo laakiin kitaabkeena muqadaska ah car hala ogolaado shanta far ayey nalasoogalaayaan laakiin gaalada iyo gaalaraaca kitaabkaneeysan aqoonin iyo meesha uusalka kuhaayo barashaa ugu laaban ushaqeeya gaalada ama ha ushaqeeynina kitaabkaan alaah subxaana watacaalaa ayaa gacantiisa kumaamula cid hor istaagi kartana malahan caimrigiinaa idiindhamaani waat uundhimaneysaan asga waabaqi aaqirana xisaab alaataalo

By: Maxamed c/dir
waxaa sawaabka xaqa ah qofka muslinka ah oo qalbigiisa iyo indhihiisu wada arkaan tubta toosan ficila ugu hanuuna Ujeedadaydu waa dadkeena qaarkamid ah oo aan marna lasoomarinkarin hororka gaalo oo dhulkeenii kuhabsadey gumaadaayana dadkii Aanna cidna hanbeyneyn caruur,wayeel,kuwojiran,kuwofayow,dhismo,bad,beri   xaqa Allaha inatuso Amiin

By: Shiiqa
Subxaanallaah…

Walaalkeey Jaamc ma waadan u jeedin gaalada dalkeena joogta ee maalin waliba sabab la`aanta dadkeenii u layneysa ma kuwaas iyo waxa wataba baan mudnayn in lala jihaado…

Ilaahey xaqa ha kuu iftiinsho walaalkey Jaamcoow…

By: C/shakuur
aad ayay uwanagsan tahay culimada khayr alaah hadiiyo yayna ka gaban xaqa alaah sida uu yahay qofna ayyana uga gaban

By: waano
maashaa Allaah tabaaraka, “Alle ruuxii uu kheyr ladoonaa wuxuu fahansiiyaa diintiisa” ee Jihaad ay dan gaar ahi ku hoosjirto ummadda laguma halaajiyo sida nimankaan magacyada labaxay sida Xisbul-Xasuuq iyo Al-sharaar iyo Ahlu Sita. war Alle halaga baqo Subxaanah

By: waano
maashaa Allaah tabaaraka, “Alle ruuxii uu kheyr ladoonaa wuxuu fahansiiyaa diintiisa” ee Jihaad ay dan gaar ahi ku hoosjirto ummadda laguma halaajiyo sida nimankaan magacyada labaxay sida Xisbul-Xasuuq iyo Al-sharaar iyo Ahlu Sita. war Alle halaga baqo Subxaanah

By: jaamac
jihaadkee jira soomaali waa wada muslin qolooyin  gaalo ah  maad meel ku og tahay (sub xaana laah )

xukunka doonka  iyo diinta  hala kala saaro

waxaa lagu jiraa sabanul aakhir  ilaahoow  tawfiiqda na waafaji (Aamiin)

By: axmed yasiin
maansha alaah

By: Maxamad Cali
Culumadaa rer puntland iyo somaliland waxaan ku dhihii lahaa shaqada aad wadaaan aad bey  u ficantahay, lakiin wali waxaan ini kasugayaa inaad jihaadka iclaamisaan oo dacwada aad wadiin si sax ah eeey banaanka u timaadoo.

marka rajadu ha igu siiweeynatee ee bal muxadarooyin nocaas ah bilabaa haddiu wax kale aad awoodiweydeen