Comments on: AMISOM oo 20 Qof u waxyeelaysay adkeynta amaanka Sh Shariif.

By: CABDULLAAHI WARSAME
JAALE TIMO DAHAB LABA AAN IS FUULIN KALA DAA.

MARKA HORE SHARIIF AAN TAAGEERSANAHAY .MARKA XIGANA DAGAALKA  WAAN TAAGEERSANAHAY . MIDA KALE HADAAD DAGAALKA FIDNO U ARAGTID FIKIRKAAGA WAX KA BEDEL OO SHARIIFKABA FIDNADA AYUU QEEB KA YAHAY SIDA AAD UGU SHEEGTAY KOOXDA KA SOO HORJEEDA KHAWAARIDKA DADKA DHEXDOODA FARGANKA AAN GAALADA WAX UU U GEESANEENOO KALE MADAAFIICDA KA DHIGTAY . TA XIGTA FIDNADAAN HADAADAN QABOOJIN KARIN CARABKAAGA IYO QORAARKAAGA  IYO DHAQAALAHAAGA INTABA KA CESHO  OO U BAQ AAKHIRADAADA  HADII KALE NOQO LABA WAJIILE WAREEREY SIDA .DAD BADAN KU SIFOOBEYN..

ANIGA WAXAAN QABAA QALBIGA SALIIMKA AH OO AYSAN XAMAASAD IYO DHIILO KA BUUXIN IN UU ARKO RUNTA WAXA SOOMAALIYA KA JIRA.

By: ALI
sabran reer muqdisho, nasiibka ayaa dhigay inay somalida kale dusha idinka daawato.OO AYAY NOQDAAN WAX LA CAADAYSO DHIMADAH IYO DHAACA KA JIRA WALAAEHEEN MUQDISHO, MARKII UU II KUU DHAWAAN KU IIBSADAY, MAXAAD U MALAYNAASAA , MID GOBOLKA JOOGA.ILLAHAY AYAA KUU MAQAN. AMISOM WAAN IN LAGU JIHAADO SIDII XABSHIIDII.ILAHAY UMMDAD HA KA QABTO NINKANI KITAAB XOORAKA. EE INKAARTO KU DHACAY

By: caloofi
Ninkan Shariifka ah wax aan ridid iyo dagaal ahayn malaham waa sidii uu sheykh osama u sheegay.

Shariif marka uu baxayo waxaa u dhintay Dad ay gaalo disho marka uu soogelayana sidoo kale.

Cajib wallee waa wax lalayaabo shariifow sidaan dan makuu tahay

By: leyla
muslimiinta alaha kala qaboojiyo

By: libaan
waxaa layaab leh in somalimirrir ay san marna kahadlin duqayntii takfiirku ugaystay xaafaha garoonka aan u dhawayn mise taas waad ku taageer santihiin in takfiirku dadka xasuuqaan waxaa ceeb ah in aad iska dhigtiin dad muslim u naxaya adingoo dhanka kale jid kadhigaya in ay banaan taahay in qolo shacabka xasuuqdo qolada kalena xaaraan katahay war maxaa kasocda Kismaayo maxaa Baladwayn madaxa la iskugu soo duubanayaa , dhinaca kale maxaa gaalada jaajuusiintaa hilibka iyo caanaha luugu daldalayaa wiil yar oo soomaali ahna loo leeyahay cia ayuu u shaqeeyaa.

By: Nuux
Asalama calaykum? Horta waxaad ogaataan walaaliyaal dadka ay gaaladu baabi,inayso waa wax bilowaadnimada kabaxsan loomana dulqaadankaro laakiin suaasha iswaydiintalahi maxaytahay? Islaamka maxaa Hakka dhigay in maatadeenii sodas loo xasuuqo oo ay naan dofaacankarin,awood la,aanta muslimiinta haysata maxaytahay ? 4000 ,ooafricaana oo uyimid inay diintoo sarayso diinta ilahayna hood ahaato miyey iska celinwaayeey umada Islam ah oo lagu quyaaso inay yihiin 10 malyan oo qof xageebay saladu iska qaban la,dahay(rasuulkaa s.c.w. Sii sheegay waana xubu dunyaa wakaraahiyatul most

)aduunyo jacayl aakhiro naxayb, waxaa kaloo inaga  maqan caligii iyo midnimadii ,waxaa intaasoo dhan igala muhiimsan hub cadowgeena kaafiya oo aynaan haysan, helimayno iib iyo deeq toona eewaa inaynu sanmaysanaa gacmaheena  ku baahi baxnaa hadaynu taas ku guulaysano gaalo ka adkaanay hadii kale sidaas baa shacbiga loogumaadayaa adna aadciill udhimanaysaa!!

hadalkayga nuxurkiisu waa udiyaargaroyga cadowga maanta iyo berito awood kaafida oo maskaxdeena kasoofusha iyo muruqeena inagoo illaahay talo saaranayna !!.. Wabillahi towfiiq..

By: gaadh haye
asalama Alaykum Wa Raxmatulaahi wa barakaatahu .

waa arin la yaab le balse anigu lama yaabin waayo shariif marka hore ma  fahan sanyahay waaxaa uu yahay xilka uu umada u hayo mise ma fahansana jawaabtu waa cadahay in uu u haysto inuu Amison u yahay madaxweyne shacabkanina yahay cadawgiisa umada waxaa u eeg oo kaliya in loo duceeyo in allah ka saaro dhibkan,  shariif na taariikhdiisa ayaa inoo qeexaysa waxa uu yahay saxiibkiisi shalay ninka aay mudo gaaban intaa kala durkeen ma aha shaqsi jira

Wacalaykum ma salaam

By: ABDIBAASID
AMISON BANAANKA HA USOO BAXDO MAXAY GURYAHA SHUBKA AH ISUGU AADINAYAAN?

By: ABDIBAASID
Ma waxaad ku andacoonaysaan GAALADA maxaa loogu ridayaa xabada ,ma dalka ayay nala leeyihiin? ma kuwii 6 da bilood taangiyada iyo diyaaradaha nagu so weeraray ayaa danteena wada ? ma waxay idinla tahay inaay naga taga isaga tagayaan? markii culimada islaaxa hadleen waxaa daqiiqado ka dib hadlay KUFAARKA la yiraa baharija bahuku waxa uu yiri waa iska hadleen. iyagub hadii ay rnta sheegayaan banaanka ha u baxaan AMISON iyaga iyo tangiyadooda,,,,,,,,,,,,,,,,,, mowduucaas intaad iska daysiin ka hadla gabdhaha muslimiinta ah ee Soomaliyeed ee ay wacalada ka dhalayaan inta xoogaa lacag siiyaan WAA LA WERARARYAA HABEEN IYO MALIN , calool jileeca iska daaya ninkii gumeeysi doonaya iyaga hasoo raaco ALAAAAAAAAAAHU AKBAR

By: dr c/raxmaan
wa wax aad loola yaabo ninkii sheeganayay madax weynaha wadanka marka uu ka dhoofayo wadanka waxa uu shacabka ku macasalaameeyaa madaafi marka uu soo dagayana waxa uu ku salaamaa madaafiic

waxaad moodaa in uu uyahay madaxweyne shacab wadan kale degan