Comments on: Waraysi :- Maareeyaha Warshada Kalluunka Laasqoray “sanadkana waxaanu rajeynaynaa Inshaa’alaahu Tacaalaa in faa’iido ay ku farxaan dadkii maal gashaday oo aduunka daafihiisa kala jooga in aan xajiiqino Ilaahay idankii”

By: Cabdi cali
As c/kum

Waa wax aad loogu farxo Huramarka ay warshaddu si tartiib tarbiib ah ugu talaabsanayso Sababtuna waa M/mulka wanaagsan bacda taalulada rabi

Sida aan maqlay Wershedii hore Ragani ma taaban ee waa wershed cusub oo ay lacagtooda ku maalgashadeen

Runtii Khayraadka Badda ilaa hadda Soomaali waa ka ooman tahay Waxaana khayraadkaas lagu qiyaasay inuu ka badan yahay Shidaalka Sucuudiga Markaa waxaa ku Mahadinayaa dadka isu xilqaamay ianay lacagtoioda Geliyaan mashruucan oo ah mid ay Shaqo kahelikaaraan kumanaan Soomali ah MABRUUK MAAMULKA LAASQARAY

Badeena Waxaa iska guranayey Daw;ado Shisheeye si xaalufin ahna kaluun u dabanayey haddana waxaa u soo dhiilo dhaan saday Quwadihii waaweyna oo Maraakiib dagaal iyo kuwo kaluumaysi isku wata , mashruuca Budhcad badeeduna waa mashruuca dhaqaale raadin

Halaga fikiro sidii badda loo difaaci lahaa

Halka shaqaysto dadka lacagtooda dadka Shaqada u abuurayana hadalada Deelqaafka ah halaga daay

Mahadsanidin

C/raxmaan

By: berberberaawi
runtii  waa wax lugu daydaa in dalkeena la  maalgashado waynu ownahay in dalkeena khayraadkiisa aan laga faaiidaystan oo dhalinta ku dhamaatay badda loo abuuro shaqo waxaa qalalaaso kajira dalkeena waxaa keenay camal la aanta  markaa waxaan ku guubaabinayaa dadka lacagta haysta in ay  hamaalgashdeen dalkeen  oo ku daydeen sidaa dhalintaa

By: Cawaale
Warshadii Qaranka ee Laasqoray ayaa wadaado si gooni ah u iibsadeen, walaahi Soomaali tagtay. Laakiin waxayba ku roon yihiin kuwaan inay weli warshadii la hayo oo aan la bililiqeesan sida Koofurta Soomaliya ay caan ku tahay, haddey dad gaar ahna manfac ka helaan waa wax aan xumeyn laakiin waa in degaanka oo dhan ay ka faa’iidaan haddii kale waxay noqon wax la isku qabqabsado sidii hore u dhacday.

By: farah
ILAAHAY WUXUU KA MARQAATI YAHAY INAY JIRAAN

NIMAN WADAADDADABA AAN LA TUSIN,XATAA HADDAY

SHAQO WAX SOO SAAR KU MASHQUULSAN YIHIIN.

By: farah
SHAQO WANAAGSAN BAAD QABATEEN, MABRUUK.

WAXAA LA DOONAYAA IN WABIYADANA LAGA FAA’IIDAYSTO, OO WAX SOOSAARKA BEERAHA LAGAGA

XOROOBO DEEQ CUNTO OO DIBADDA LAGA SUGAA.

By: cumar
haddaan wadaado danbe isku qabqabsanaynin way hor maraysaa warshadu. ragii horay warshadaan u asaasay ayaa meeshaan dhigaye xagee maanta tiigsan lahayd!!

By: haji
Asalaamu Calaykum kadib

Waraysiga waa mid aad u qiima badan walalka masuulka ahna waxa uu ka hadlay waxyaabo badan oo runtii aan la ogeyn waxaanse ku faanayaa in warshadeenu ay noqotay mid dad badan ka yaabisa gaar ahaan qurba jooga intaa kadib

runtii qoraalka si fiican ayaan u dhuxay hadda waxaad moodaa inaan aad u sii jeclaystay hormarka ay warashadu gaadhay oo dhinacyo badan taabanaya waxaana ugu mahadcelinayaa maamulkaas in ay walalahooda somaaliyeed ee danyarta ahaa ay shaqooyin u abuureen waliba ay ku faanayaan in ay warshadu tahay warshad soomaaliyeed

midka kale ee aan yara dhibsaday waa farsmo yaqaanada dibadda taasna waan ka qancay oo jawaabta ayuuba maamuluhu ku daray ilahaybaa mahad leh.

caqabada xagga badda idinka soo food saartay waa mid iska jirta waxaana la idiinka baahan yahay inaad warbaahinta dibada iyo gudaha ka hadashaan cadeysana in kalluunkii la boobaya kaad idinku sameysaan waa kii aad xaqa u lahaydeen hadaad aamustaana nin aamusay hooyadiina wax masiisaa horey loo yidhi .

intaa kadib hadaan dhinac kale ka eeg waxaan aad u jeclaan lahaa in muuqaalo ama warbixino kale ay Somalimirror ka sameyso warshadaha Dalka ku yaala qaabkooda iyo sida ay u shaqeeyaan micnaha waxsoo saarkooda.