Comments on: Warbixin:- Xabsiyada Zambia oo Hoy u Noqotay Somali Tahriibayaal ah

By: shar-maqabe
Kooxda Al-shabaab sheegta laakiin runtii ah Al-shayaadiin, Xisbul-xasuuq iyo Shariif Af-guud oo ah Farac ka go’ay iyaga ayaa Masuul ka ah maanta dhiiga umadda Soomaaliyeed ee ku daadanaaya koonfurta. Waa qoom daalimiin ah oo ku gabanaaya Diinta Islaamka. laakiin Diin-laawe-yaala.

By: Ismail ali
Dhalin yarada somaliyed mel kasta o ay u tahribayan sidas aya logu dhiba marka dhalinyarada somaliyed waxan kula talin lahaa in ay dalkoda cadowga ku so dulay ka difacan wadankenana wa wadan kheyrad badan e wadanka halagu so labto e cadawga halaga difaca by ismail ali

By: muslima
alaah ka. baq warkana markas ta ku fasiro wanaag. walaasha muslima

By: muslima
kanlaleyahay. farah war alaahkabac aniga ma anlahayn cidbaa qaldan iyo cidba xun lkiin waanada ma mamnuucaa? walaalow muslimiinta dhixdoda maslaxadka shaqee aad ajar hashid akhiro iyo aduun bi idnilaah

By: ismail
Ilaahay bey leeyihiin masaakiintaas lagu xad gudbey. Masuulna waxa ka ah alshaydan oo umadii dhamaysey, intii so hadhayna baro-kicisey! Dadkayga waxa dibada u qixiyey cidna kama qarsona ilaa jaahil mooyee. Ninki la yaaban dadka tahriibaya ogoow inad xayawan caloshiisa la ciyaar ah tahay. Badaha iyo beriga waxa lagu manafacaadsan kara marka ad amaan heysato, hadiise dab kugu shidan yahay naftada ayad la carari. soomaalida afrika dhex degana waxa lo yaqan suju, intoda u badana wa ma naxayaal an cid u gargarin. ninki tahribi rabow noqo buur ama buur ku tiirsanow, hadii kale tan ad kor ka akhridey iyo ka badan aya meel walba taagan. ogaadana in alsheydan ay mar dhow heli abaal-marinta qaxa, dilka iyo dhibta joogtada ah ey umada ku hayso. alsheydan ifkana wa u hoog aakhirana wa u halaag, ee intiina wanaga jecelow ugu yaran niyada ka naca. ninki raba daliilka dulinimada alsheydan ha ila so xidhiidho, quran iyo xadiisba anaa ku haye.. soomaali weyn ha midoowdo.  maslax04@hotmail.com

By: c/qani
waxaan leeyahay qofka somaliga ah ee katahriibaya dalkiisa asaga oo raadinaya nolol iyo nabad kamahelayodalshisheeye ee waxaa uu mudan waxa ayhadda mudan yihiin waxayna lamidyihiin lo?dii ceelka biyaha kasoowayday  markay kasoo laabatay aragtay lo?kale oo ceelkii u aroor ah oo usheegtay biya la.anta Hadana tiri waan kugula soo sabrayaa oo ceelkii saaka ay biyaha kawayday kula noqotay waxaan layahay dalkiina wax kajooga cadowga kadifaacda oo asaga kudhinta gaajo iyo dharagba

By: ali u daar
ascw . aniga waxaa dhihi karaa waa mid ka mid ah masiibooyinka aduunka mida hada haysata soomaaliya , umadaa soomaliyeedna allah u gargaaro, aniga waan aqaanaa wadada laga bilaabo kanya ilaa s.africa .waa meel aad u dhib badan. dadka jaaliyadaha ee joogana ama dadka ,dadka ka horeeya ee meelahaa dagana waa dad aad u dhib badan,waxayba ku siisan hal qado ah. inkastoo ay jiraan rag akhyaar ah hadana badanaa mukhalas diin ma laha .lacagtana wuu qaataa meel cidla ahana dadka uu wado ayuu kaga tagaa, balse insha alaah way imaan wakhti lala xisaabtamo. nin soo gatay beer ,guri,ama neefaf xoolaha ,oo meel uu ku laabto oo danbe lahayn ninkii ka qaata oo meel cidla ah kaga taga isagana wax baa ku maqan, ascw

By: farah
MUSLIMA,

MAGACA IYO HADAL JILAYCA WAAD ISKU QARINAYSAA SIDA AAN DADKA QAAR UGA BARANAY HALKAN.

INTA WALAALAYAAL YIRAAHDAAN,OO SHICAARAAT ISLAAMI AH DABA DHIGAAN, BAY FIKIRKOODA GURRACAN

DABA QABADSIIYAAN.

MAXAAD TIRI, RAGGA GACMAHA SHABAAB KA JIREEN BAA

WAX SOO SAARI LAHAA OO INA QUUDIN LAHAA MALAHA?.

WAAN KU GARRANAY MEESHAAD HADALKA U WADDO.

By: farah
ILAAHAY IRSIQ IDIINMA WAAYIN OO WAA IDIN ARSUQAY.  BADAHIINII KHAYR BAA KA BUUXA OO GAALADU MASHRIQ IYO MAQRIB UGA IMANAYSO SI AY

U GURATO,IDINA WAXAAD DOOR BIDDEEN INAAD DHULKIINII KU CAASISAAN,OO AAD QURBAHA KU BAHDILOWDAAN.

SOMALIYA DAGAAL KAMA WADA SOCDO, XATAA HADDII MASUULIYADDII XORAYNTA WADDANKA AY RAG DHABARKA U RITEEN, MA WAXAAD AWOODI WAYDIIN INAAD BADDAA

IYO WABIYADA IRSAQ KA RAADSATAAN?.

By: muslima
A/c walaalayal .Allaahka xishooda dadki somaliyeed waxay noqden waxlagu bahdilo aduunyada oodhan sida aan sheeko kumaqlay dadka yeman waxay fuulijiren dameerada balse hada waxay fuulaan somalida tahriibka wax lagu xasuuqo xamar walaalayaal tashada Allaah wuu idin weydiinaya aqri nicmada u idinsiysy od ka dooraten qax .xabad.xabsi shisheeye. Alshabaab waxaan usheegaya walaalayal waxaalaga yaba wiilasha aad gacmaha kajartan in aynoqonl lahayeen kuwo dadka diinta dalkaba bad baadiya. Malihi waan huba balse haduu Allaah lamaago wabilaahi towfiiq salaamucaleykum