Sh. Xasan Yacquub ooka Jawaabay Hadaladii Cumar C/rashiid & Yoweri Museveni

Published on October 25, 2009 by   ·   17 Comments   ·   print

Sh. Xasan Yacquub.Wilaayadda Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ee Jubooyinka ayaa ka Jawaabay Hadal uu shalay Cumar C/rashiid sheegay oo ku aadanaa inay Dhawaan la wareegayaan Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho iyaga oo adeegsanaya Ciidamo iyo Saraakiil lagu soo tabo baray Kenya iyo Djibouti, iyaga oo sidoo kalana ka hadlay Hadaladii ka soo yeeray Uganda iyo Burundi.

Afahayeenka Wilaayadda Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ee Jubooyinka Sheekh Xassan Yacquub Cali oo u waramay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay Hadalkii Cumar C/rashiid mid “la iska yiri” marka la bar-bar dhigo Itaal daridooda iyo Go’doonka ay ku jiraan.

Sheekh Xasan oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri“Hadal la iska yiri weeye, Qodobka ah in Koonfur lala wareegana waa Hadal aad dareemaysid inuusan Meesha Oolin, maxaa yeelay sida ay yihiin iyo Itaal xumada ka muuqata iyo Go’doonka ay ku jiraan iyo Hadalka ay Sheegayaan mid hadda la is bar-bar dhigi karo ma ah, iskaba dhaafe Murtadiin Djiboutiyaan ah iyo kuwo Gaalo oo Kenyaan ah … waxaa weeyaan xagga Gaalnimada iyo Diin la dagaalanka iyo Ashahaado la dirirkana kuwii horaa kaga darnaa kuwa hadda la keeni doono, Awalan illaahay baa nagaga filaan doona, marka Labaadna markay yimaadaan Halkaan ayaan ku cunaynaa”.

Kenya iyo Djibouti ayuu ugu Baaqey inay ka joojiyaan Faragalinta ay ku hayaan Arimaha Soomaaliya ayna ku cibra qaataan wixii ku dhacay Itoobiya, wuxuuna yiri“Djibouti Dhibka ay wado ayaa lala socdaa, Kenya waxa ay wado ayaa lala socdaa, kuligood waxay wadaan itoobiya ku cibra qaata, Kenya hadday Ciidan soo dirayso Itoobiya ha wareysato, marka waxaan leenahay Arinkaa aad ku taagantihiin ka joogaa, haddii aad ka joogi weysaan idinka ayay idiin darantahay anaga nooma darna Bi’idnillaah”.

Dhanka kale Afahayeenka ayaa ka hadlay Hadalkii Shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni wuxuuna ka yiri “Qeylo dhaanta ka soo baxday waxaa sabab u ah Burundi iyo Uganda waxay ogyihiin oo xaqiiqo ah … anagu shacabkayagu Dadkeena Muslimka ah iyo Diintayada marka lagu xad-gudbo inaan u aarnayno dadka Muslimiinta ee la xasuuqayo, Dadka Muslimiinta ahna waa loo aarayaa insha allaahu Tabaaraka Watacaallaa horey baanu ugu Aarnay, Dad badan oo Muslimiin ah oo la waxyeeleeyay waanu u aarnay, waynuna ka aarsanaynaa, marka Sababka uu la qeylinayo Musavani gaalka la yiraahdo waxa weeye, waxa uu ogyahay inaanu nahay Dad aar-goosanaya oo Dadkooda marka la waxyeeleeyo oo la xasuuqo oo diinkooda lagu xad-gudbo dad aargoosanayo inaynu nahay buu ogyahay taas buu af labadeeda la dhawaaqayaa, waana la aargoosanayaa, inaan aargoosanaynana horey bay u arkeen, haddana waa laga aargoosanayaa… ha qeyliyeen ama ha aamuseen”.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Sh.Xasan Yacquub oo ka warbixiyey Socdaal uu ku yimid Muqdisho.
  2. Cumar C/rashiid oo Shaaciyay inay Muqdisho Dib u Qabsanayaan
  3. Cumar C/rashiid oo Safarkiisii Kenya & Ethiopia ka warbixiyay
  4. Sh Xasan Yacquub oo weerarey soo jeedinta Q.M ee khadka cagaaran
  5. Cumar C/rashiid oo ka hadlay Dilkii Cumar Xaashi “Falkani anagu hadda Niyo jab naguma keenin”

Readers Comments (17)

  1. Fogaan Arag says:

    allaahu akbar allaahu akbar alaah ayaa mahad oodhan usugnaatay insha allaah walaaha mujaahidiintana waxaan filayaa sida ay shegeen in ay ka dhabeen doonaan goor ay ahaataba allaahna waxaan ka rajaynayaa gaalada in uu jabwayn gaarsin doono oo xaanuunbadan allaahna ha xifdiyo mujaahidiinta meel kasta oo aduunyada ay ka joogaan W/w/w

  2. C.karim says:

    waa wax lagu farxo in cadawga wax naga caabiyo eey jiraan. ragaas u ku dhawaaqaya in ay difaacayaan diinteena iyo dalkeena, ilaaheey qeer badan ha siiyo, ilaaheey wadanka dhana ha u dhiibo.

  3. xaamuud says:

    Alaaaaaaahu akar walilaahil xamdu
    Ilaahoow kor kayeel mujaahidiinta muuminiita ah ee al shabaab
    Aloow gaal iyo gaalo lajir dulee

  4. fows says:

    mashaa allaah waa wax walaalaha mujaahidiinta laga filayay.
    inkastoo aan aad uga soo horjeedo khilaafka walaalaha ku dhex maraya jubooyinka oo qolo waliba qolada kale u daliil baaranayso inay ka qaldan yihiin ayaa hadana waxaa wax lagu farxo ah in cadowga uu ka faa’ideysan la’ayahay dhexdooda oo mid uu isxijin la’yahay

  5. muslima says:

    Alaahu Akbar Allaahu Akber

  6. Faysal says:

    Allaaaaaahu akbar.

    Sheekha hadalkiisa waxaa ka muuqda CIZI iyo Sharaf iyo haybad aad u weyn…waana sida lagu yaqaano Mujaahidiinta Xaqa ku dhegan ee Karaamada leh.

    ILAAHAY ha idin garab galo ayaan idin leenahay Sheekh Xassan,,,,Inaad gaalo horey nooga aarteen waan ognahay weliba si weyn u xanuujiseen..hada kadibna ILAAHAY ha idinku guuleeyo inaad ka aargudaan.

    LoNg Life Mujaahidiinta.

  7. farah says:

    WAXBA HA ISKU MASHQUULININA CUMAR CABDIRASHIID IYO MUSEVENI.

    IDINKU, SHABAAB IYO XIZBULISLAM MIDOOBA,TAASAA
    IDINKAGA FILAN.

    HADAL HAAN MA BUUXIYO.

  8. farah says:

    MIDDA KALE, SHEEKH XASAN WAXAAN SI WALAALTINIMO
    AH KUUGU SHEEGAYAA,INAY ISLAANIMADA IYO QITATKA
    CASKARINIMABA QILAAFSAN TAHAY INAAD YASTO AWOODDA DADKA AAD LA JIHAADAYSO.

    TAA HA YEELINA,WALIBA IYADOO DALKII LA HAYSTO
    OO SHACABKII LA MADFACAYNAYO.

    CUMAR CABDIRASHIID IYO QAA’INUL-DIIN SHARIIF AXMED, LABADUBA WAX AWOOD AH MA LEH ,EE AWOODDA
    AY ISKU HALAYNAYAAN WAA KUWA INA HAYSTA EE AJNABIGAA.

  9. cadde says:

    waayab yaabkiise ilahow umadena sohanuuni al shabab iyo alsheydan inta isku magacaawday umadi ayey dhameyen markasey kuleyihiin walaayo ayaa nahay madhiiga islaamha ayaa waliyaalo lagu nowdaa wax kale madhahayo ilahoow sohanuuni umada lunsan xaqane tus

  10. alle u baahane says:

    A/C.Stambkii gaalaysiinta alshaab jabuutina maku dhufteen kenya inta gaalada ah waa la ogaaye,awooda kampla iyo bujunbura loogu faanayo maa loogu faani ciidaman madow ee shacabka gumaadaya ee madaafiicda ku baabinaya,alshabaabow gaalo waxaan ciqaabi karnaa in aan inaku iskumid noqono oo iska dayno dagaalka dhexdeena ah kelmada aadka idiinla fudud ee mid kastoo alshabaab ka mid ahi ku qowlo isagoon cilmi iyo daliil cad oo nas ah sheegin ee ah murtadnimada,,kelmadana ilaahay xagiisa aad bay ugu wayntahay mana aha wax si fudud loo orankaro biduuni cilmi marka koley qaadan maysaane kelmadan inta aydaan adeegsan horta baara kafariista cadeeya daliisha aad u cuskateen. walaalihiin xisbul islaam baad layseen ee sida gaalo uga adkaanaysaan hadaad gumaadaysaan dadkii maciina ahaa.
    a/c

  11. ilove xizbul islam and alshabaab says:

    jazaakalahu khayr shiikh xassan yacquub ina cabdi rashiid waa nin qarwaayo ha aado wadankiisa kanada jabuuti oo ah wadan faqiir ah oo oo daciif ah arimaha somalia faraha hakala baxdo

  12. abu ahmed says:

    allahu akbar allahu akbar guuuuuuuuuuul insha allah gaaladiina rucbi baa ku dhacay ee mujaahidiin tow midooba yaan laydinka dhex faa idaysan

  13. almuslim says:

    Xassan Yacquuboow malaga yaaba in adiga naftinkaa lagu heysto oo canaasir wadamadooda kasoo tagay oo lasoo khalday in aay kuu meerinayaan? War waxaad wadaan maslaxa umaahan umaddan 21 sano dagaal kujirtay. Hadaad Axmed Madoobihii Xisbul Islaam (oo ninka masuulka kuu ah ee Zeylici staff kiisa kamid ahaa) heshin weeydeen, umaleeyni maayo in aad heshineeysaan puntland iyo somaliland. Waxaad tihiin dad kasaari la’a 2000 ugandiis iyo Burundi caasimadii wadanka ee maxaad awoodaan? Malaga yaabaa in hadalkuu sheegaye Cabdirashid sax yahay maadaama aay ogyihiin in aad tihiin dad aan waaqica fahmin oo khaladaaddkii horaan ugasheen aad hadana ugali haysaan ood kuburburiseen maxaakimta?

    Walaaloow Allah kacabso oo culumada islaamka ee somalida ah ee fahmaya xaalada wadanka maraya sida sheikh Umal iyo Dr Bashiir. Fadlan dhageeysta muxaadaradii Sh Umal ee lagusoo duubay ayidoo cod ah webka Halgan.

    Somalia Allah habadbaadiyo !

  14. mulla says:

    waxaan leeyahay gaalada amison waa laidinka aari arinta aad sameeysen waan balaan in laidinka aaro waxa aad sameyseen oo ah in aad xasuuqdeen dadkii nagii iyo diinta nada waa laidinki aari arintaas waxaa idinka aaraya ragga u istaagay in ay difaacan diinta alle oyo dalkood ku waasi oo ah xarakada mujaahidiinta alshabaab oo lagu yaqiinay in u aaran dadkooda iyo diinta ayna difaacan diinta dalka iyo dadka waxaa alle ka baryeyna in alle ku garab galo mujaahidinta in ay u aaran dadka walaal hooda ee lagu xasuuqay xamar waan ku ogeyn in ay u aaran dadaka shacabka waxaan kaloo lee yahay kuwa isku sheegay in aan soo dabaraan ciidan waxaa ku fashilmay dadkii idinkii horeyey oo ah gaaldaii ugu ugu cadowsaneyd dalka oo kabaxday dalka marka iska jira hadaad waxaad ku jitaan aad kabixi weydan waxad la kulmeysaan waxii ay la kulmeen kuwii idinka horeyey

  15. maki says:

    Sharaf iyo cisi looga haybaysto ninka soomaaliga ah oo kasokaysa alshabaab anigu ma arko qarnigaan.

  16. xasan says:

    waa wax laga xumaado in maanta magaaladii kismaayo nin eelay ah ka hadlo taas waxaay sharaf dhac ku tahay beesha absame

  17. Vina says:

    Wait, I cannot fathom it being so srtagihtofrawrd.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Sh.Xasan Yacquub oo ka warbixiyey Socdaal uu ku yimid Muqdisho.
  2. Cumar C/rashiid oo Shaaciyay inay Muqdisho Dib u Qabsanayaan
  3. Cumar C/rashiid oo Safarkiisii Kenya & Ethiopia ka warbixiyay
  4. Sh Xasan Yacquub oo weerarey soo jeedinta Q.M ee khadka cagaaran
  5. Cumar C/rashiid oo ka hadlay Dilkii Cumar Xaashi “Falkani anagu hadda Niyo jab naguma keenin”

Latest Headlines