Comments on: Wabixin:- Markaska dacwada ee Khadiija Binti Khuweylid ee magaalada Galdogob

By: nuuradiin maxamud cabdi (fiqi)
ASALAAMU CALAYKUM  dhamaan akhrista yaasha sharaftale

walaal waa alxamdu lilaah,

ilaahay mahadi in maanta Dumar iyo Rag  yar iyo wayn ubaratamaan barashada diinteena islaamka iyo fidinteeda

ilaahay khayr hasiiyo GABADHA ku deeqday dhulka MAC-HADKA  Saynab Maxamed Xasan (Afdhuub) iyo gudoonka MAC-HADKA Asmaa maxamed guraase iyo Dhamaan gabdhaha reer GALDOGOB

Runtii Galdogob waa meel khayr ee Dumarkeedu uusan lamid ahayn dumarka kunool GOBOLADA KALE

waa muxajabaad dhamaan waxyar maahee

waxay leeyihiin suuq ugaar ah

laguma yaqaan in ay maraan shaaraca uu kubadan yahay Ragu

Suuqa ay daganyihiin hadaa dhexmarto inshaadu qaban mayso wax xun

male buuq iyo qaylo sida suuqyada kale

waxay dhagaystaan IDAACADKA QUR,AANKA KARIIMKA AH EE AL-XIKMAH  oo magaaladu ku liibaantay

oo kala socdaan kitaabada ka socda iyo muxaadaraadka

galdogob mayimaadaan HAY,ADO  wax usheega haweenka oo duufsada,… cid aan diin sheegayna wax kama dhagaystaan

By: Abdiwahab
A/C.

Salaan kadib, Marka hore Allaah haka abaal mariyo intii ka qaybqaadatay fIkarka iyo dhismaha MarkazkaN, gaar ahaan gabadha ku deeqday booska. Waxaan shaki ku jirin wax barashadu in ay tahay waxa kaliya ee ay umadi ku hormarto, waxaan kaloo shaki ku jirin wax barashada islaamiga ah in ay tahay tan ay umadi sharaf aduun iyo mid aakhiraba ku gaarto, waxaan kale oo shaki ku jirin in gabdhuhu yihiin aasaaska umadda. Hadaba markiskaan maanta hadii sidii loogu talagay uu usocdo, waxaan rajayn in anfac dhaxal gal ahi ka soo bixi doono.

Waxaanse leeyahay, in Markaz ladhisaa waa fududahay, laakiin in Markaz tayo lihi socdaa waa arin cilmi iyo dadaal u bahan, ee dadka howshaan wadow haw daymo la’aanina qodobkaas.

Kaftamba ha’iga ahaatee, rag badan baa u hanqaltaagay gabdhaha kasoobixidoona Markazkaan oo kulansan doona xirfadihii kala duwanaa ee qoraalku sheegay.

W/C.

By: Nuur Case
Warbaahintu waxay soo gudbisaa hadba waxa dhacaya oo bulshada khuseeya. Dadka qalabka warbaaihinta haysta iyaguna waxay ka soo qaataan wararka inta ay danaynayaan. Somalimirror waxaa muuqata inay wararka faraha badan ee jira ka doorato intii diinta iyo danta ummaddu ku jirto. Way ku mahadsanyihiin.

By: Goley trucking inc
Asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu .walaalayaalow allaha idiinbarakeeyo dadaalka sad wadaan .had iyo jeer waxaa idinka soo yeera wax aad iyo aad uwanaagsan oo dadkoodhamina la yaabaan fikrada saliimkeeda .  (soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dibiga doolood dhegtiisu waxsan bay maqashaa mase aragto) fikradihii horey aad ukeenteen soda kan agoonta oo kale AMA kan xifdinta quraanka AMA machadya mudada gaaban wax lagu barto intaba waxaa ka faa’iidaystay walina ay u shaqeeyaan waxaa ka mid

dhulbahantaha ,majeerteenka Marka  walaalayaalow AMA isku tashada saad wax u wadi kartaan wax u wada AMA maalinwalba fikir aad soo saartaan yaan lagu dilinejoojiya fikradahaan.(dhuloow dhaxal).

By: Geedi
Mucaskar baa ka dhiman galdogob maraakis wey ka dharagtay xiniinyo ayaa la iska rabaa

By: hanad
runtii marka ugu horaysa waxaan u mahad celinayaah bahda somalimirror sida wanagsan oo ay ula socoto had iyo jeer hurmarka ka socda magalada gldgb ayna u soo bandhigan bulshada somaliyeed sidii ay ugu dayanlahayeen hurmarkas ay gareen walalahooda reer galdogb…

sidoo kale waxan leeyahay reer galdgb hanbalyo ilahay ha idinla garabgalo wanaga aad samaynaysaan

By: Cabdulaahi
Asalaamu calaykum

Salaan ka dib first Mahad oo dhan ALLE ha weyn bay u sugnaatay second waxaan u mahad celinayaa Gabadha ku deeq day booska waxaan leeyahay ILAAH jana fardowsa ha ku geeyo adiga iyo waalidkaa iyo ubadkaagaba iyo waliba gabdhihii kale oo ka qaybqaatay arintan furitaanka machad ay gabdhaha muslimaad ka ah ee reer Galdogob wax ka bartaan

AAMIIN kulligeen

Third waxaan u mahadcelinayaa Hawl wadeenada iyo wariyayaasha Shabakadda SOMALI MIRROR sida wanaagsan ee ay mar walba u soo bandhigaan akhbaaraadka dhammaan gobolada iyo degmooyinka somaliya iyo waliba barnaamijyada Diineed ee ay soo gudbiyaan.

Ugu dambayn ALLAAH ha u siyaadiyee degmada Galdogob waa magaalo ay ku nool yihiin dad kheyrka iyo diinta aad u jecel waxaana jecelnahay in magaalooyinka soomaaliya ay sidaas oo kale abaabulaan maraakista barashada diinta iyo la dagaalanka jahliga iyo bidcada dadka caamada dhagaha loogu shubayo ee la leeyahay kitaab hebel  bay taallaa aan sal iyo raad lahayn ((tusaale ahaan kitaabka axaadiith ta aadka u tiro badan ku yaalaan)) ayna runta u qaadanayaan sababtoo ah siduu u eg yahayba ma yaqaanaan

ALLAAH dambigeena iyo dambiga waalidkeen iyo dambiga muslimiintaba ha dhaafo

Waxaan ku soo koobayaa faalladan

GALDOGOB WAA GURIGEENA

MACAAHIDDU WAA GARABKEENA

NABADUNA WAA GOGOSHEENA

wabillaahi towfiiq