Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka warbixisay Dagaaladii ugu danbeeyay ee wixii ka danbeeyay 6-dii Bishii Shawaal la galeen Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho iyo kuwa DKMG ah.
Afahayeenka Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxmuud Raage (Cali Dheere) ayaa Sheegay inay Shalay oo kaliya ka gubeen Ciidamada AMISOM 3 gaari oo ah kuwa Ciidamada Qaada ka dib markii ay Qaraxyo iyo weeraraba iskugu dareen.
Sheekh Cali Dheere oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri“Maanta oo ay Taariikhdu tahay 30-ka Bisha Shawaal, iyadana ilaahay SW Fadligiisa Subixii hore, markii ay Saacadu ahayd 09:30 ayaa Gaari Cadowgu lahaa oo Nooca Ciidamada Qaada ka mid ah oo maraayay meel u dhaw kuliyadda Jaale Siyaad ayaa Ilaahay SW wuxuu waafajiyay Guutada Qaraxyada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin inay la helaan Qarax Xoogan Baabuurkiina uu Halkaasi ku Bas-beelay oo aysan waxba ka harin Bool- Boolna u kala faniinay, iyaga oo isla markaasi isku dayay inay gaarigaasi u soo gurmadaan oo u soo qaaday Wiishash iyo wax ay ku soo qaataan Qolofyada, Mujaahidiinta ay u suuro gashay in Gaalada Meeshaasi u soo gurmatay ay hareereeyaan oo ay in badan ka laayaan, ayna u suurta gashay gawaaridii soo gurmatay midkii hore ku nooc ah in hadana ay la helaan Madfac kaleento, illaa uu halkaasi ku Basbeeliyay, Galabtana insha allaahu Mid Saddexaad uu u suurto galiyay, Cadow badan oo ka mid ah Gaalada kirishtankana uu Halkaa yaalo, iyada oo saacadan aan hadlayno(Shalay) ay Difaacayaan Bakhtigoodii iyo Birihii wixii ka har-haray Gawaaridii ka gubatay iyaga oo doonayo inaan Shacbiga loo soo bandhigin Bakhtigooda, Dagaal xoog lana ugu jira sidii ay Bakhtigaasi u qaadan lahaayeen, laakiin ilaahay SW waxaanu ka rajeynaynaa inuu noo suurto galiyo, Mar uun inaan Bakhtigooda ku soo bandhigi doono Goor ay noqotaba ilaahay ha inuu suurto galiyo SW”.
Sheekh Cali wuxuu sheegay in wixii ka danbeeyay 6-dii Shawaal ay diyaariyeen Howl-galo ka dhan ah AMISOM iyo kuwa DKMG ah, isaga oo arihaasi ka waramayana waxa uu yiir “6-dii Shawaal wixii ka danbeeyay waxay diyaariyeen Howl-galadii ay kaga soo horjeedeen kirishtaanka Calooshood u Shaqeystayaasha ah ee ku soo duulay Dhulka Muslimka ee Soomaaliya iyo kuwa Murtadiinta ah ee Garabka u ah ama Awaanta iyo Taageerayaasha u ahaa, maxaa yeelay haddii Camalka Ilaahay SW sidaad rabtay kugu waafajiyo ilaahay baa loo mahadceliyaa si ilaahay SW kuugu Siyaadiyo oo kaaga Aqbalo, Marka Xamlo Shukri ah ayay wadeen wixii ka danbeeyay Bisha Shawaal”.
9-kii Bishii Shawaal wuxuu sheegay Afahayeenku inay Ciidamo si gaar ah u tabo baran u daateen Gudaha Jaale Siyaad isla markaana ay jiireen Dhufaysyadii hore ee Ciidamada Burundi“9-kii Bishii Shawaal, waxay kuliyadda Jaale Siyaad u direen Ciidamo Si gooni ah u tababaran oo Gudaha u galay Kuliyadii Jaale Siyaad kana bixiyay Dhufaysyadi ugu horeeyay Dabaqyada hore Gaalada Kirishtanka ah ee Burundi ilaahayna SW in badan oo ka mid ah Kufaarta ka mid ah wuu ku Halaagay”.
21 Shawaal wuxuu sheegay inay weerar ka fool ka fool ahi ku qaadeen Ciidamada AMISOM ee degan Wadada Maka Al-mukarama“21-kii Isla Bisha Shawaal, waxay Mujaahidiintu Weerar ku qaadeen Maka Al-Mukarama Wadada la yiraahdo oo ilaahay SW, Gaalo badan ku Halaajiyay”
22 Shawaal ayuu sidoo kale sheegay Sh. Cali dheere inay gaari ay lahaayeen AMISOM ku gubeen Nawaaxiga Kuliyadii hore ee Jaale siyaad “isla Bisha Shawaal 22-keediina, Guutada Qaraxyada iyo Baabi’inta Dabaabaadka Cadowga ayaa gaari ay lahaayeen Cadowga Gaalada ah ee Kiristaanka ah ay ku baabi’iyeen Wadada Kuliyadda Jaale Siyaad”.
“isla Bisha Shawaal 24-keediin a, gaari Booyad ah oo ay lahaayeen isla Cadowga Gaalada Kirishtanka ayaa iyaga sidaas oo kale Jidka lagu Baab’iyay” ayuu sii raaciyay Sheekh Cali Dheere.
29 Shawaal wuxuu sheegay Afahayeenku inay weerar xoogani ku qaadeen Gurigii hore ee Shaqaalaha oo ay deganyihiin Ciidamada AMISOM, wuxuuna xusay inay Gudaha u galeen cutubyadii halkaasi weeraray“29-kii Bishii Shawaal, oo ku Beegnayd Shalay, Mujaahidiinta oo ilaahay SW ka rabo Shahaado iyo Nasri ayaa waxay weerar Xoog leh ku qaadeen Xarunta fariisinka u ahayd Gaalada AMISOM ee la yiraahdo Guriga Shaqaalaha Halkaa oo ay iyaduna gudaha u galeen oo ay ka bixiyeen Meelihii ay ku jireen, Dhufeysyada Guryahoodii, ilaahay SW Mujaahidiin wuxuu siiyay Garab iyo Nasri”.
Ugu danbeyntii Afahayeenka Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxmuud Raage (Cali Dheere) wuxuu Sheegay inay Meelaha ay ka Taliyaan ay gogolo Nabadeed u Fidiyeen Beelaha Walaalaha ah ee ku dagaalamaya, wuxuuna si gaar ah u sheegay inay Gogol Nabadeed Shalay u dhigeen Magaalada walaweyn labo Beelood oo walaalo ah.

Related posts:
Maashalah ilaahow ka xidi sharta kufaarta iyo raacigeeda alow amaano yeel mujaahidiinta fiikuli makaan aamiin aamiin
beenlow wax ka jira malahan waxan uu sheegayo
ALLAHU AKBAR WALILAAHIL CIZA WALI RASUULIGI WILIL MU’MINIIM ..RABOW NASRI SII MUJAHIDIN FII SABIILIKA U DAGALAMAYA…AMIIN
ALLIHII IDIIN ABUURAY KA BAQA OO JOOJIYA DHIIGA AAD KA DHEXWADAAN SHCABA MUSLIMIINTA AH DHEXDOODA. HADDII AAD RABTAAN XUKUN IYO KURSI LA FARIISTA MADAXWEYNE SH SHARIIF.
Maasha’allaaah.
Kheyr Allaha idinku abaal mariyo Sheekh Cali..runtu waxay tahay inaad tihiid CIIDAM UU ILAAHAY USOO DIRAY SI AY UMMADAN TACBAANTAY CADAWGEEDUNA KOR FADHIYO USOO DHICIYAAN XAQOODA CADAWGANA XANUUJIYA…..xaqiiqatan cid aan ash-shabaab ahayn oo xanuujisay AMISOM ilaa maanta ma hayno ma aqaan Mujaahidiinta kale ee Xizbul Islaam wax ku dhacay oo ay xooga u saari weysanyihiin AMISOM…waana la qiyaasi karaa hadii sida Ash-shabaab culays ugu hayso Amisom ay Xizbul Islaam samayn lahayd in gaaladu xilli hore ruuqaansan lahayd.
Labada garab ee Mujaahidiinta ah Allaha u gargaaro garabna ha siiyo…Kuwa daalimiinta ahna haka dhex saaro..AAMIIN.
allahu akbar wa lilaahil al xamd.
shabaabul mujaahidiin gacantooda waxaa horay ugu cadaabmay sida aan wada ognahay saliibiyiintii xabashida oo ka dibna dalka iskaga cararay inshi allah kuwanna waa saliibiyiin la mid ah oo sabar ay ku joogaan ma lahan hadii saan lagu wado insha allah way carari doonaan.
marka waxaan ilaahay ka rajaynaynaa inoo walaalaha xisbul islaamna tusiyo inay cadaabaan saliibiyiinta oo aysan aagagooda iska fadhin ee walaalayaal weerarada laguma khasaaro oo haday dhimasho urur burburiso ama daciifiso waxay bur burin laheed ama daciifin laheed walaalihiin shabaabul mujaahidiin oo ilaa maalintii uu bilaawday dagaalkii ururkii ashahaado la dirirka ilaahay diintiisa kor u qaadideeda ku waayay kumanaan ciidan iyo saraakiil qaali ah tadxiyaadkaas dartood maanta wuxuu ilaahay ugu badalay kumanaankaas toban jibaarkood wa lilaahil al xamd ee walaalayaal ha ku kali yeelina walaalihiin xanuujinta cadawga ee aan maqalno al xizbul islaami baa baabuur qaraxyo uga gubay iyo weerar ku qaaday saldhig hebal iyo waxyaabo ka farxad badan insha allah.
asc kaalada ilaahay ha JABSHO wey jabeene
Aamin Aamin Aamin
aswb..to saalax abubakar iyo kheyra nimanka labaxay.
midka labaxay saalax adaa tuugsan oo beenaalow ah ee mujaahidiinta afkaaga ka ilaali walaal macaan.
ama walaal kheyre miyaadan ogeyn waxa dadka laaya inay yihiin saliibiyyinta dalka ayaga xoog kuheysta?? ma waxay ukeensadeen dabaabaadkooda inay kuwerdiyaan????? jawaabtu waa maya maya .walaal caqligaaga dib u cili fiiri waxaa kasocda calamul islaam maanta dhiig aduunka kadaadanayo majiro ilaaa waa muslim. waxa saas noogalayana waa saliibiyiin iyo yahuud.marka walaal yaysan kuqaadin xamaasad qabiil iyo wax qurun oo lamid ah. wwb.
To:Kheyre:
Indhaha maa la’dahay waxa meesha ku qoran maa aqrisid,,,waxaa lagu yiri AMISOM ayaa la laayay oo gawaarina laga gubay…adiguna Muslimiin baad ka hadlaysaa,,,Goorma AMISOM Muslimiin noqdeen,,,mise dhacdooyinka ayaa iskaga kaa dhexyaacay,,,,sidee wax kaa yihiin ?!!
alshabaab af iyo faan waa hayaan.
Waxaa ka muuqata sida wax yar oo sameeyaan u buunbuuniyaan oo been oga sheegaan inay yihiin dad aan ikhlaas leheyn oo ujeedo kale leh.
isku maaweeliya cadow Alle iyo gaal ayaan laynay. Runtu waxaa weeye waxaa la xasuuqaya goor iyo ayaan waa shacab Soomaaliyeed. Waxa nolosha banii aadamku u baahan yahay laga hor istaagan yahay waa ummada Soomaaliyeed. Waxa rafaad, bugto iyo rasaas kala gaabisay waa dhallaankiinii.
Awalba koofur wanaag iyo wax garad lagama sugayn. Sidii uu Sayid Maxamad Cabdulle Xasan yiri ayaa dhabowday oo ahayd “Nin dhintay iyo nin dhoobay dagaa wax isma dhaamaane, nin dhilmaayo uurka u gashaan dhimana noolayne”.
Dadka marki cadawga gaalada lajabsho dhahaaya waa been waan layaabanahay, ma waxay ka xunyihiin gaalada AMISOM inay wax gaaraan.
ALLAAHU AKBAR
ilaah baa mahad iska leh waxaanan leenahay LA DHINTA CARADIINA
AC QOFKII RABI RUMAYSAN, RASUULKIISA RUMAYSAN, MAALINTA QIYAAME RUMAYSAN, XISAABTA, MIISAANKA, SOO KULMINTA IYO SIRAADKA JAHANAMO KORKEEDAA RUMAYSAN RABI DIINKIISA HA UGARGAARO AMA QOFKA UGARGAARAYO EE GAALKA KA DIFAACAYA HA UDUCEEYO AMA DHIBKIISA HA KALA AAMUSO QOFKAAS AAMUSAY UROONTAHAYE, RABI DIINKIISA WUU U GARGAARIN QOFKII JIDKAAS KU GEERIYOODANA SHAHAADUU SIIN, SHARCIGA RABI OO DHULKAAN SAYID KA NOQDA INLOO JIHAADO AYAA SHAHAADO LAGU HELAA EE YAYSAN IDIN SEEGIN SAAXIIBIYAAL.W/C
WAXAAN JOOGAA MUQDISHO, MEEL AAN KA FOGEEYN WARDHADA CAANAHA , WAX YAR AYAY NOO JIRTAA HALKA LABADA BAABUUR LOOGA GUBAY BURUNDIYIINTA, NINKA LEH WAA BEEN WAXAAN FILAYAA INUU LA HADLAYO DAD DIBADAHA JOOGA AAN XAMAR KA WAR HAYN, KU FARAX AMA KA NAX SOOMAALIYA GUUD AHAAN WAXAA QABSANAYA SHABAAB, dadka shabaab markeey maqlaan naxaya waa dad ku naaxay xaraan amam basasiin ahaan jiray, SHABAB WAXA U FUDUDAYNAYA INAAY SOOMALIYA QABSADAAN WAA DULMIGA JIRA , KALA SAREEYNTA IYO DADKA LAGU DUL NOOL YAHAY, IYO WALIBA QABYAALADA hadii intaas la waayo waa laga yaabaa in shabab sumcadoodu hoos u dhacdo, laakiin hada waxaad ku xisaabtantaan inaay SOOMALIYA OO DHAN QABSANAYAN SHABAAB
AS/CLYKM WAXAAN ILAAH U BAR YAYAA IN ILAAH GUUSHA SIIYO MUJAAHIDIINTA MUWAXIDIINTA EE HABEEN IYO MAALIN UTAAGAN JIHAAD KA ALLE WAXAANA U NASTEEXAYNAYAA KUWA KU JESJESAYA MUSLIMIINTA IYO DIINTA AALE WALAL ILLAH U TOOBADKEENA ISKANA ILAALIYA WAXA YAALAHA DIINTA LAGAGA BAXO OO AFKIINA YUUNA NAAR IDIN GALININ RASUULKA SCW WAXAA UU YIRI WAMANKAAN YUMINU BILLAAH WAL YOOMAL AKHIRA FAL YAQUL KHAYR OOW YASMUT WALAL AMA KHAYR KU HADAL AMA ISKA AAMUS