Comments on: Taariikh nololeedkii Dr. Cabdulqaadir Maxamad Cabdullaahi

By: c/laahi bader xabib
inaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun,alla yarxamux dr c/qadir maxamed c/llaahi,ilaahay waxan ooga baryeennaa in ilaahay unaxariisto sheekha wax kale oo aan uqaban karnaayi majirto,sheekhu waxa uu ahaa xubin muhiima oo mujtmaca islaamka uu waayay guud ahaan,gaar ahaan mujtamaca soomaaliyeed,shekha ninki yaqaan baa yaqaan,anigu kolba aad ayeey murugo iigu yeelatay sheekha,ilaahay waxaan ooga baryeennaa in ilaahay qabriga uwasiciyo wixii ilaahay uu karajaynayayna ilaahay uu ukaso,

aamiin aamiin aamiin.

By: shucayb haaruun
aabaha ducaada buu ahaa sheekh cabdulkhaadir maba ka hadli kareeeeeeee ilaahay ha unaxariisto nin umadu islaamka ah ay mid utahay buu ahaa inaa lillaahi wa inaa ilaahi raajicuun

By: abul xasan
Inna lillahi wa innaa ilayhi raajicuun. Inna lillahi ma akhad walahu ma acdaa, wa kullu shay’in cindaho bimiqdar. Raximaka allah yaa sheikh cabdul qadir wa adkhalakal firdaws. Allahuma aamin. Sabran yaa ahla somaal

By: Mohamed Ahmed Yuusuf iyo C/Raxmaan Maxamed Axmed
Inaa lilaahi wa inaa eleehi raajicuun,

waxaan halkaan Tacsi Tiiraanyo leh uga direynaa Qoyskii, Eheladii, Ummada Islaamka oo dhan, Gaar ahaan Soomaalida, in ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo, Dr. Sheekh Cabdulqaadir Axmed Cabdala,Sheekh si fiican ayaan u naqaanay, sifaadkiisina halkaan kuma soo koobi karo, waxaan mar labaad ugu tacsiyeynayaa Dhamaan, Xaasaskii, Ubadkii iyo ubadkii ay sii dhalleen inuu ilaaha samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin aamiin

By: abdinasir sh ahmed
waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ugu horeayn qoyskii sheekhu ka geeriyooday; sida caruurtii uu dhalay – xaasaskiisii- iyo ehelkiisii kale,

waxaana leeyahay:

ikhwaanii wa akhwaati alaah ha inagu arzaaqo sabir, geeridaa naxdin taleh oo inagu wada dhacday sheekhana  alaah waxaan uga baryaynaa in naxariis waasac ah siiyo iyo dambi dhaaf…

DR:SH:C/QAADIR kama dhiman idinka kaliya wuxuu ka dhintay dhamaantayo – ducaada aqoonyahanka- iyo in badan oo dhalin yarro ah oo uu wax soo baray oo aan aniguba ka mid ahay..runtiina in dhawayd geeri ugama nixin sidaan SH:C/QAADIR M.C/LAAHI uganaxay

waxaan kaloo u tacsiyaynayaa dhamaan maamulka – macalimiinta – shaqaalaha-iyo ardayda JAAMACADDA BARIGA AFRIKA… OO SHEEKHU AHAA ASAASEHEEDII IYO LAFDHABRTII AY KU TAAGNAYD|||

By: cismaan shire maxamed
inaa lillaahi wa inaa lillahi raajicuun ina lillaahi ma akhada walahu ma acdaa wa kulishey,in bi ajaalin musama allaah ha u naxariisto sheekha samir iyo iimaan allaah ha naga siiyo isgana allah ha u naxariisto eheladiina bedel khayr qaba allah ha siiyo wsc/ww

By: Faysal
ILAAHAY HA U NAXARIISTO SHEEKHA…QABRIGIISANA HA U WAASICIYO…JANADIISANA DAAQAD HA UGA FURO.

By: sh.hassan takar
Dr. A/qaadir aad iyo aad ayaanu saaxiibo u ahayn wax badanna waanu isnaqaanay, Allaah subxaanah watacaalaa ayaan ka baryayaa inuu u naxariisto Sh A/qaadir oo jannatu alfirdows galiyo cadaab la’aan iyo xisaab la’aan. aammiin aammiin aammiin.

By: Maxamed Abdi Aadam
dhamaan bahda Jaamacadda Bariga Afrika – Maamul, Macalimiin, Shaqaale iyo Ardaydba waxay Ilaah uga baryayaan Dr. Abdulqaadir Maxamed Abdalla (Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Bariga Afrika)naxariis iyo janno. waxaan leenahay qabrigiisa Allaha nuuriyo.wuxuu ahaa nin aad looga jecelyahay jaamacadda iyo dhamaan degaanka, oo ah aqoonyahan ah. samir iyo iimaan allaha ka siiyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday.

Aamiim                                  Aamiin

By: A/weli Sh. Axmed Abdulle
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun.

allaha u naxariisto Dr. abdulqaadir. waan la shaqeeyey markuu ahaa Gudoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika. waxaa uu ahaa nin xabiib ah oo macaan.wuxuu ahaa nin taqwa badan, mar-kastana faraxsan.runtii aad baan uga naxay geeridiisa. samir iyo iimaan allaha ka siiyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday. Aamiim Aamiin