Akhristayaasha Somalimirror, waxaan halkan ugu soo gudbineynaa tacsi naga soo gaartey Majlis Al-Bayaan Al-Islaami ee wadanka Koonfur Afrika kuna socota Ehalada & Asxaabta Sh, Dr. C/qaadir Maxamed Cabdullaahi, ilaahey ha u naxariistee oo Maanta Dalka Jabuuti ku geeriyooday.
Majlis Al-Bayaan Al-Islaami, Sheekha ilaahey ayay uga baryeen inuu ku arzaaqo naxariistiisa, danbigiisana dhaafo, dardaaran sabir xambaarsanna intii uu ka baxey ayay u jeediyeen, Nuqulka Tacsiduna sidan ayay u qorneyd.

Nuqulka Tacsida ee Majlis Al-Bayaan Al-Islaami ee wadanka Koonfur Afrika

No related posts.
No related posts.
Innaa Lillaahi Wa innaa Ilaahi Raajicuun !!
Geeridu waa xaq Lama Dhaafaan Ah, Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa in Jannadiisa Ka waraabiyo , Dambigiisiina Ilaahay Dhaafo, Dhamaan Dadkii uu Ka geeryoodayna uu Sammir uu ka siiyo, Annagana uu asaga Dabadii noo Naxariisto, AAAMMMIIIN AAAMMMIIINNN.
ilaah ha u naxariisto Sheekha Aamiiin