Dagaal in Muddo ah socdey ayaa galabta ka dhacey qeybo ka mida wadada Shaqaalaha ee Degmada Hodan, waxa uuna u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM & kuwa DKMG ah oo isku dhinac ah iyo Xarakada Shababul Mujaahidiin.
Dagaalka oo hubka noocyadiisa kale duwan la isu adeegsadey in muddo ahna socdey ayaan guud ahaan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey.
Madaafiic dhowr ah dagaalkana qeyb ka aheyd ayaa ku dhacdey Xaafado ka mida Degmooyinka Hodan & Waaberi, lama oga khasaaraha ka dhashey.
Idaacada Shabelle oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Al-shabab oo la soo xariirey sida ay sheegtey waxey uga warbixiyeen khasaare ayna faahfaahin ka bixin inta uu leegyahey oo u geysteen Ciidamada AMISOM ee saaran Guriga Shaqaalaha.
Dhanka kale Afhayeenka AMISOM oo isna Idaacada Shabelle u waramey waxa uu beeniyay wax dagaal ah oo galabta qeyb ka ahaayeen oo dhacey.

Related posts:
JARIIRADADA LA YIRAA NEW YORK TIMES EE KA SOO
BAXDA MARAYKAN WAXAY QORTAY,IN MARAYKANKU
KORDHIN DOONO CAMALIYAATKA SIDA TII LAGU
UGURAASDAY SALAH NABHANI EE BARAAWE AGTEEDA
KA DHACDAY,TAASOO AY HELIKOBTARADA KU SOO DGAEEN.
JARIIRADU WAXAY SI CAD U SHEEGTAY INAY MARAYKANKU RAJAYNAYAAN INAY SII WADAAN QORSHAHA NOOCAAS OO KALE AH, SI RAG KALOO MUJAAHIDIINTA
KA MID AH LOO SOO QAQABTO.
alaahu akbar ilaahow guuleed mujaahidiinta, mareykan kama baqayno waan ku kufrinay ilaah ayaan tala saaranay.
Baadilka Musalaxa ah waxaa qaabili kara Xaq Musalax ah insha’alaah gaalo iyo Murtadiin way jebayaan Munaafiqiina way fashilmayaan
hadii jariirada maraykanku tiri taa ma ogtahay ilaahay wuxuu yiri waxaad kadase maxaa loo qaadan kartaa dilku wax qofna loogu goodiyo maahan hadii dilka qof udaran yahayna waa kan gaalo raacaa ma ahan kan gaa;ada ladiriree taa ogow waxaane kaalee yahay
rabi baa caziizoon
cabsidiisa mudanahay
caalaha kufriga jecel
marna nama caburin karo
caada qaa ta yaashuna
way ciir si bee leen
cadawgana dhamaantiis
cirib goynay idil kiis
caloo shii udoodana
catir waa kalii taa
ceebtu nimayan qabankarin
codki miyaan aqaa naa
coo maadi jecel malaz
cirb goynti moo yee
uma anan cataa tawin
inaan caynsha daa yee
caw daan u jara yaa
geeri haday cashadan timid
cibaa daan u argnaa
iyo camala saalixa
siduu caadilkay yiri
cadaab tay galaa yaan
gaaliyo uciirsade
waana camala shay daan
iyo cadaw ilaahay
afartaa cadee yaye
aan kaa cad goostee
caawiye shi shee yoow
gaal haygu cabsiinine
miyaad sii cararaysaan
aaway cududad sheeg teen
waa maxay cabaadkaan
iyo ciiro oohina
hadii aan cafiyilaa
adaan soo cid galahayn
oon caymis doo nayn
Gaalo cid ay dili karto iyo wax ay awood leedahay malaha,,,,qofkii gacantooda ku baxana waa qof tiisu soo dhamaatay….Shaydaan ayaa u sheegaya inay awood leeyihiin balse xaqiiqatan awood malaha waana XUUNSHO iyo XAAR-WALWAALO.
MUJAAHIDIINTA ILAAHAY WAA GUULEEYAY…MAANTA GUUL AAN LA MALAYSAN KARIN AYAY KU JIIRAAN…ILAAH BAA GARABKOODA AH….GAALADUNA WAA MURUGSANYIHIIN….CALOOLYOOW BAY KU JIIFAAN…SHAYDAAN BAA CAMALKOODA U QURXIYAY.
ALLAHA GUULEEYO WAALEHEEN MUJAAHIDIINTA AH MEEL WALBA OO AY JOOGAAN.
Abufatima,
Way wanaagsan tahay in lala socdo qorshaha
cadawgaada. ulama jeedo sida qaarkiin u fasirteen.
hala soo qaqabto shisheeyaha fitnada u yimid somaliya oo madafiicda ku garaacaya rayidka oo markii ay qaxaan kadaba qaxaya oo aan la aqoon waxa ay doonayaan aan la aqoon dowlad ma rabaan qarantinimo ma rabaan wa argagixiso lagu shaqeysto oo danbiilayaaln ah iyo iyo ciidamada ethiopia wax isma dhaman iyo c/hi yusuf iyagaba ka daran caruurtii gowracayo oo gacmaha ka jarayo ha jabaan naxariislaawayaashu
GUEST,
WAA YAHEE ‘SHIHSEEYAHA’ HA LA SOO QAQABTO.
KAALAYOO AAN KA BILAWNO AMISOM,KUNA XIJINO
INTII DABADHILIF AH.
CABDILAHI YUSUF WAXAA KA LIITA KAN xariif AH,
ILEEN SHARIIF MA AHA, MAGAC AY HOOYADII U BIXISAYNA MAAHA, EE WAA MAGACUU LIIBIYA ISAGA DHIIBAY BEENLOWGA KHAA’INKA AH.
asc qisooyinka waan jecelahay marka inoo sooqora wcs