culimada iyo ducaadda gobolka togdheer ayaa shabakadda somalimirror soo gaarsiiyay qoraal tacsi ah oo ay u direen eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Dr. cabdulqaadir maxamad cabdullaah, wuxuuna u qornaa sidan
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ilaahay baa na leh xaggiisa ayaana u noqoneynaa, qalbigu wuu murugoonayaa, ishuna way ilmeyneysaa,Ilaahay wax aan raalli galineyninna odhan meynno.
intaas ka dib annaga oo ah culimda iyo ducaadda gobolka togdheer waxaan halkan uga tacsiyaynaynaa eheladii ,qaraabadii, iyo dhamaan ummadda soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Dr. C/qaadir Maxamed C/laahi
ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu naxariista jano ka waraabiyo sheekha , ummada muslimiinta ah ee uu ka geeriyoodayna ajarkooda wayneeyo oo samir ka siiyo.
Magacyada Culimada Tacsida diraya:
1- Sh. cali warsame xasan
2- Sh. c/laahi Daahir Jamac
3- Sh. Cusmaan Maxamuud faarax
4- sh. C/qani Saalax Cali
5- Sh . yuusuf maxamuud Diiriye
6- Sh. Maxamed shukri Xasan
7- Sh. Mustafe aadam Maxamed
8- Sh. JaamacCali Cabdille
9- sh. Yuusuf Caddi Cawad
10- sh. Jaamac cismaan Axmed
11- sh. maxamed Cabdi Guray
12- Sh. Rashiid xaaji aadam

Related posts:
Sheekha Alle ha u naxariisto, idinka iyo inta kalee culumada iyo ducaadda ahna Ilaahay ha idin ilaaliyo, khaatimadana ha idiin wanaajiyo.
A/C,
SALAAN KADIB, INA LILAHI WAINA ILEHI RAJICUN.
waxan udireeya elhaladi iyo asxabti jamacade umul-quraa maka mukarama, iyo asxaabti jamacad Bosasso geeriyooday ku timid walaalkayn. sh.Dr cabdi/qaadir maxamad C/laahi.
/
A/C,
SALAAN KADIB, INA LILAHI WAINA ILEHI RAJICUN.
waxan udireeya elhaladi iyo asxabti jamacade umul-quraa maka mukarama, iyo asxaabti jamacad Bosasso geeriyooday ku timid walaalkayn. sh.Dr cabdi/qaadir maxamad C/laahi.
/