October 2009 Archive

Shil gaari oo ka dhacey wadada Shaqaalaha & Degmooyin la duqeeyay.

Shil gaari oo dhaliyay dhaawaca 3 Askari iyo qof rayid ah ayaa maanta duhuradii ka dhacey wadada shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna shilkan yimid ka ...

More From October 2009

Burcad heysata Paul & Rachel oo dalbadey $7 Milyan.

Kooxda Burcad Badeeda ee gacanta ku haya 2 lamaane ee Ingiriiska u dhashey oo dhawaan ay afduubeen, waxay dalbadeen $7Milyan oo ...

Dagaala ka dhacey agagaarka Rab-dhuure ee G/Bakool.

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Xarakada Shababul Mujaahidiin iyo KMG ah ayaa maanta barqadii ka dhacdey meel u dhow deegaanka ...

Kuuriyadda Koonfureed oo Ciidamo u diraysa Afqanistaan

Kuuriyadda Koonfureed ayaa Shaacisay Maalinimadii Shalay Qorshe ay Ciidamo ugu Dirayso Wadanka Afqanistaan si ay uga Mid noqdaan Ciidamada Gumeysiga ee ...

Kulan Dhexmaray Maamulka Xizbul Islaam ee Lafoole & Waxgaradka Deegaanada loo Barakacay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Al-Xizbul Islaami iyo Waxgaradka Dadka Ku nool Deegaanada loo Barakacay Gaar ahaan Ceelasha Biyaha ayaa Shalay galinkii ...

Maxkamada Kismaayo oo Xukun ku Fulisay 2 Dhaliyaro ah.

 Maxkamada Islaamiga ah ee Magaakada Kismaayo ayaa Shalay Xukun isugu jira Tacsiir iyo Xarig ku riday laba Dhalinyaro ah oo lagu ...

Dagaal ka dhacay Waqooyiga Baladweyne

3 Qof ayaa ku Dhimatay Tiro kalana waa ay ku Dhaawacmeen Dagaal shalay Galinkii Danbe ku dhex maray Ciidamada Xisbul Islaam ...

5,Dhimasho & 21 Dhaawac ah oo ka Dhashay Shil Gaari oo ka dhacay G/Sh. Dhexe.

5 Qof ayaa ku Geeriyootay in ka badan 20 kalana waa ay ku Dhaawacmeen Shil Gaari oo Xalay Saqdii dhexe ka ...

Iska hor’imaad ka dhacay Degmada Tiyeegloow

1 Qof oo Rayid ah ayaa ku Geeriyooday 3 kalana waa ay ku Dhaawacmeen iska hor’imaad Xalay ku dhex maray Ciidamo ...

Soomaali miyaanay isir iyo arlaba wadaagin?

 Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com   Waxaa jira sifooyin badan oo dadka mideeya ama ay isku kala xigsadaan, waxaana ugu caansan diinta, dhalashada, afka, dalka, midabka, ...

Sh.Xassan Daahir oo maanta jeediyay khudbad taabanaysa meelo badan

Gudoomiyaha Xizbul Islam, Sh.Xassan Daahir Aweyn oo maanta Salaadi Jimcada kadib Muxaadaro ku qabtay Masjidka Abu-Hurayra ayaa ka hadlay Arrimo farabadan ...

Qarax Qasaare geystay oo Muqdisho lagula beegsaday Askarta DKMG ah.

Ugu yaraan 3 Askari ayaa ku geeriyootay tiro kalana wey ku dhaawacmeen Qarax Xoogan oo maanta Gaari ay Wateen Ciidamada DKMG ...

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Duminta & Dhibaatada Yuhuudu ku heyso Al-Qasa oo ka Dhacay 10 kamid ah G. koonfurta Somaliya.

Banaanbaxyo aad u balaaran isla markaana ay soo abaabuleen Xarakada Shababul Mujaahidiin oo looga soo horjeedo Duminta iyo Go’doominta Yuhuudu ku ...

Midowga Europ oo Sheegay inuu Taageerayo DKMG.

Midowga Europe ayaa Shaaciyey inuu Dowlada KMG ah u fidanayo Taageero dhanwalba leh, wuxuuna intaa ku daray inuu indha indheyn doono ...

Xizbul Islam:“Waxaana soo dhaweynayaa barnaamij kasta oo xal loogu raadiynayo mushkilada Soomaaliyeed”

Xog-hayaha  Warfaafinta, Xizbul Islam ugu qaabilsan Sh Maxamed Macalin oo gelinkii danbe ee maanta saxaafada shir jaraa’id u qabtey waxa uu ...

Isku dhac sababay khasaare oo maanta Magaalada Gaalkacyo ku dhex maray Maamulada Puntland & Galmudug

Isku dhac ayaa maanta suuqa magaalada Gaalkacyo ku dhex maray Maamulada Puntland iyo Galmudug wuxuuna isku dhacaasi yimid kadib markii uu ...

Salaam Somali Bank & Ganacsato ku kulmay Muqdisho.

Salaam Somali Bank ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan balaaran oo uu ku soo bandhigey adeegyadiisa iyo ujeedooyinkiisa kula  yeeshay Qeybo kamid ...

Dr C/qaasid oo ka hadley xiriiro uu horey ula kala sameeyay Sh Xasan Daahir & Sh Shariif.

Dr C/qaasim Salaad Xasan, Madaxweynihii Dowladii Carta oo la hadley Idaacada Simba ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay xiriiro uu horey uu ...

Muxaadaraadkii ugu danbeeyay ee ka baxey Nadwada Boorama

Akhristayaasha waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qoraalo kooban oo ku saabsan labo Muxaadaro oo ka baxey Nadwo ka socota Masjidka Jaamaca ...

Warbixin :- Xarunta Golis Telecom ee Magaalada Laascaanood oo Sanad jirtsaday hormar-na xaqiijisay

Shabakadda Somalimirror waxa ay idiin soo gudbineysaa warbixin ay ka diyaariysay Xarunta Shirkadda Isgaandhiista ee Golis oo sanad jirstay ,waxaabihii ay ...

 More »