September 2009 Archive

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo 3 Nin Xukumo Dil & Tacsiir ah ku ridey.

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta 3 Nin xukun kula ridey Xeradii hore ee Maslax ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu kala xukumey dil iyo Tacsiir.  

More From September 2009

Xaalada B/weyne oo degan ka dib Dagaal Barqadii ka dhacey.

Xaalada Magaalada Baladweyne, ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo saaka ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah gudaha u soo galeen ayaa xilligan ...

Ismaaciil Cadow oo ka digey Dagaal Kismaayo ka dhaca, Nabadna ku baaqey

Afhayeenka Golaha Shuurada ee Xizbiga Islaamiga Soomaaliyeed, Sh Ismaaciil Xaaji Cadow oo khadka Taleefoonka Saxaafada Shir Jaraa’id ugu qabtey ayaa ka ...

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Korsør ee Dalka Demark oo lacag ugu deeqday Agoon.

Deeq lacag ah oo Jaaliyada Soomaaliyeed, ee ku dhaqan Magaalada Korsør ee Dalka Demark soo gaarsiiyeen Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed ayaa ...

7 Askarta NATO oo Afqanistan Daad, Biriq & Qaraxyo ugu dhintay

7 Askarta NATO ayaa 24-kii Saac ee ugu dambeeyey ku geeriyootay Afqanistan kuwaas oo kala haa 4 France u shahay, 2 Mareykan ...

DKMG oo soo dhaweysay Isbadal ay sheegtay inuu ka dhacay Kismaayo & Maamulka Kismaayo oo Beeniyay inuu jiro wax Isbadal ah

DKMG ah ayaa Soo dhaweysay Isbadal ay sheegtay inuu ka dhacay Magaalada Kismaayo oo ay tilmaantay in Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin Magaaladaasi ...

Sh. Xasan Yacquub “Khilaafka haddii uu Muuqdo waa miduu Axmed sameeyay”

Afahayeenka Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub oo u waramay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Axmed ...

Dagaal lagu Qaaday AMISOM

06:50 Subaxnimo ayay Xoogaga ka soo horjeeda DKMG ah iyo AMISOM weerar ku qaadeen Ciidamada AMISOM ee ku sugan Kuliyadii hore ...

DKMG ah oo la wareegtay Gacan ku haynta Baladweyne

Ciidamada DKMG ah ayaa saaka la wareegay Gacan ku haynta Magaalada Baladweyne ka dib Dagaal Mudo kooban socday oo ay Saaka ...

Iska hor’imaad khasaare dhaliyay oo Ciidamada Dowlada dhex marey.

Iska hor’imaad muddo kooban socotey ayaa Ciidamo ka wada tirsan kuwa DKMG ah maanta ku dhex marey qeybo ka mida Degmooyinka ...

Taliye Xigeenkii Ciidanka Bileyska DKMG oo u dhintey dhaawac hore.

Taliye xigeenkii Ciidanka Bileyska DKMG ah oo horey dhaawac uga soo gaarey weerarkii isqarxinta ee lala beegsadey 17/09/09 xarunta Xalane ee ...

Dadka Deg. X/Jajab oo ka Dibad-baxey amar lagu rarayo.

Dadka Degmada Xamar Jajab  ee Gobolka Banaadir degan oo Maanta Gudaha Degmada isugu soo baxey ayaa cabasho xoogan ka muujiyay go’aan ...

Dadka Deg. Waabari oo ka cabana Burcad ku labisan Direyska DKMG ah.

Dadka ku dhaqan Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya Dhac iyo Baarasho ay ku hayaan Burcad la sheegay inay ...

Ciidamada Turkiga oo qabtay Burcad Badeed Soomaali ah

Ciidamada Badda Turkiga  ayaa Gacanta ku dhigay 7 Qofaad oo la Sheegay inay ahaayeen Burcad Badeed Soomali ah Xili ay Saaraayeen ...

Jaamacadda Carabta oo ku Baaqday in la labo jibaaro Dadaalka Xal u helida Soomaaliya

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ku Baaqey in la labo jibaaro Dadaalka Goboleed iyo Midka Caalamiga ah ee lagu Xalinayo Dhibaatadda Gaamurtay ...

Tartan Diini ah oo Loo Qabtey 12 ka Mid ah Gobolada Soomaaliya oo Lagu Soo Gaba gabeeyey Boosaaso.

Xaflad lagu soo gabagabeynayey tartan aqooneed diini ah oo ay qabatey idaacada Quraanka Alxikma ayaa lagu qabtey hoolka shirarka ee Amal ...

2 Dhalinyaro ah oo B/weyne lagu tacsiiray.

2 dhalin yaro oo lagu eedeeyay Isticmaalka mandooriye ayaa Maamulka Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan Xad tacsiir ah maanta kula fuliyay ...

Sh Shariif oo Wadahadal ugu baaqey Xoogaga ka horjeeda, Dalbadayna kordhinta Ciidamada AMISOM.

Sh Shariif Sh Axmed ayaa Jumcadii Shalay ku yabooha in Dowladiisa Taageerada ka heleysa Q.M sii wadi doonto Wadahadalo ay lagaleyso ...

5 Askarta Maraykanka ah oo lagu dilay Afqanistaan & Taliyhii Ciidamada Ingiriiska ee Afqanistaan oo Is-casilay

5 Askari oo ka tirsan Ciidanka Gumeysiga Maraykanka ayaa Khamiistii lagu dilay Dagaal ku dhex maray Gaashaanbuurta NATO iyo Xarakadda Islaamiga ...

Midowga Yurub oo soomaaliya ku tilmaamay “Afqanistaan Cusub” Lacagna ugu Deeqay AMISOM

U Qaabilsanaha Midowga Yurub Arimaha Horumarinta iyo Kaalmooyinka Bani-aadamnimo ayaa Sheegay inay Soomaaliya ay noqonayso “Afqanistaan Cusub” haddii buu yiri aysan ...

« Back    More »