Comments on: Dagaalka Lacagaha Aduunka Maxaad Kala Socotaa??

By: cali
walal siciid aad ayaan kuugu mahad celinayaa runtii   waxad qortayna waa cilmi aad uqota dher waxa kaliya oo fahmaya qofkii  qofkii fahmaya

walal hada kadib halkas kawad cilmiga aad soo gudbinayso waxaan ahayd arday dhigta dhaqaalaha aad ayaan ugu farxahy qoralkaga

aduunka25@yahoo.com

By: oday bari
aad baan ugu mahadcelinayaa somalimirror. waxaan sidoo kale mahad taas la mid ah u celinayaa qoraaga maqaalkan. waxaan kuu rajaynayaa in ilaah kaa abaalmariyo waxtarkaaga wanaagsan. run baad ka hadashay, waadna noo faa’idaysay

By: buuya naakh
maanta (24/10/2009) bangiyada maraykankee falisay waxay marayaan 106 bangi oo awelba XAARAAN iyo RIBO iyo DHIIGA muslinku ka buuxay iyo BATROOLkoodu. dagaalkana way ku jabayaan iyagiyo labada shariif..

Hadaanu gaal is-dhiibayn

waa inuu dhamaadaa!!

By: Jabril
As Cal War

Walaal Somalimirror aad bey u mahadsanyihiin sida wacan ee aay bulshada dhanka kasta ugu wacyi galiyaan oo indhaha u fura umada Muslimka kuna baraarujiya khiyaamooyinka dadkaa meesha ku xusan Umadaha ALLE ku lug gooynayaa.

Aad buu u mahadsanyahay qoraaga RABBI haka abaal mariyo qeybtaa uu Ummada Muslimka uu ugu aadan yahay waxaana leeyahay sidaa u wada Albaab baad inoogu aadan tahay ee inaga xiji Albaabkaada niyadana ha ilaawin ileen Camalka waa niyada ee si aad Ajir badan u heshid.