Waxaa sii kordhaya khasaaraha rayid ee ka dhashey Duqeyn xoogan oo shaley ciidamada AMISOM ka geysteen qeymo ka mida Degmooyinka Hodan iyo Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir.
Khasaaraha ugu badan waxa uu ka dhashey madaafiic xoogan oo si arxan daro ah Ciidamada AMISOM ugu garaaceen qeybo ka mida Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan Suuqa Dahablaha, kan Hilibka iyo Bagaashka.
Inta la xaqiijiyay waxaa madaafiicdii gelinkii danbe ee shaley ku dhintay 13 qof oo u badan Haweenkii Dahablaha iyo kuwa Hilibka oo qaarkood jirkoodu six un u googa’ay.
31 qof oo iyana qaba dhaawacyo kale duwan ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina kuwaas oo 21 ka mida la jiifiyay Isbitaalka qabeyna dhaawacyo culus, halka 2 kalena u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray, sida Maamulka Isbitaalku ku waramey.
Qaar ka mida haweenkii ka badbaadey duqeyntii shaley oo Idaacadaha qaar u waramayay ayaa sheegay inay falkaa aad uga naxeen, sidoo kalena cambaareynayaan.
Dhinaca kale Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha, Cali Dheere oo isna arintan ka hadley ayaa aad u cambaareeyay, eedeyn kululna u jeedinayaan hadii ay eedeyni qabato, sida uu sheegay.
Waxa uu sidoo kale sheegay inay Maxkamad la tiigsanayaan Ciidamada AMISOM , uguna baaqayaan Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ee ay ka socdaan dhibaatada ay ku hayaan shacabka inay wax ka qabtaan.

Related posts:
aaway odo yadii yiri
amaan kay sugaa yaan
aaway culumadii may
eraya sheegaan
aamus kuna muxuu yahay
ma waxay ka adagyiin
inay eeda saaraan
sakartii ilaahay
iyo ehelu khayrada
maad u aar gudaan
umadaad qal day seen
maad dagaalka aadaan
maad aayar sheegtaan
aayadaha ilaahay
maxaad nooga aasteen
saw astaanti ma hayn
reer bani- is-raa -iil
inay ayda mariyaan
naska kii agtooda ah
afartaa as tee yaye
bulshadana an or u diro
bulshooy aarsigaa gii
wiilal baa abaa bulay
idinna waad ka oradeen
shalay adiga oo lumay
waa tay ayda jiifteen
abeeskuna ucuna badi
kufriguna idaylkiis
asaraarka ugu tagay
inkastoon abaal gudid
wali arinki loogayn
hadana ayagu may oran
ragii eeda naga galay
waan ka aali doonaa
inkastoo inbadan eed
laga galay abaal xumo
hadana ayagu may oran
diidnay ehela deenii
bulshooy adigu isdaba qabo
afar dhibic shan baan ahay
bulshooy taasi waa agan
iyo omos cidlaa abid
waa ay haraad badan
iyo ololka naa reed
waa abaar an roob helin
waa eelkan waxa dhigay
waa gaalak arin kiis
iyo odoyo baaskii
shalay noo arimin jiray
waa wixii la eedoo
eebe noogu raray inaan
abidkeen raraa naa
cadawguna in goos taa
arligeena ugubkaa
allaha unaxariisto dadkan sida xun uxasuuqeen gaalada amisom iyo dowlad isku sheega’ SUAAL AAN KA QABO KOOXAHA WATO MAGACA ISLAAMIYIINTA? DIINTA ISLAAMKA MA WAXAY QABTAA IN QOF MUSLIM LA DILO KUWA GAALANA LA XANAANEEYO LAGUNA QAATO LACAGO MADAX FURASHO MUSLIMKANA DHIIGOODU UU WAX LA EHEEN WAXAY KOOXAHAN ISLAAMIYIINTA SHEGANAYA GAALO MADOW IYO CADAANBA LEH MANALA SHEEGIN MID KAMID EH OO AY DIL KU XUKUMEEN WAXAANA UGU DANBEESE DANBIYADA KOOXAHAN AYAGOO WIILAL MUSLIM EH KU EEDEEYE BASAASNIMO KADIBNA DILE MARKA MAXAA IDIIN DIIDE IN DADKA GAALADA AAD HEESATAAN AAD MAXKAMADA SAASTAAAN?
waxaa Loo baahan yahay in halmar logu jihaado gaalada iyo daba dhilifka lasocda walle laba maalin ayey qaadaneysaa in laga saaro wadanka Somalia lakiin waa hadii albaabada looxiro tukaamada oodhan, eyna Dagaalamaan Rag iyo Dumar, Caruur iyo Odayaalba ku jihaadaan 2bari maqaadaneyso in ay siijoogaan oo Rayidka baabiiyaan Insha Allaah salamu Alaykum
asalaamu caleeykum walaalka sheegayaa in ay maxkamad latiigsayaan amisom walaal yaad u dacwoon maqaramada midoobay mise reer galbeed mise OAU mise igad dhaamtood waxay raali kayihiin waxan maanta kadhacay mudisho amase horay oo ga dhici jiray waana waxa loogu talagalay in ay sidaas ahaadaan waxaan loo wakiishay shaydaan shariif oo aan maanta hadlin waxa ka dhacay muqdisho waana kii rer muqdisho sacabka u tumayeen waxaana maanta uu tuugsi u joogaa mareykanka si uu uhelo waxaagaa boked many war calaacalka ha la iska daayo ee hala jihaado in aan inta hartay la laynin
KUMAADSOM shacabka ha laysa inshaa allaah way ka shalayni doonaan aduunna madfac mujaahid ayaa u yaala aaqirada cadaab alle ayaa u taala shacabkana kii ay ka dilaan waa shahiid oo dhib ma uu qabo inshaa allaah
waxaa wax laga xumaado ah in sharif oo ahaa nin ku soo caanbaxay diin laakiin aysan dhaab ka aheyn uu raali ka noqdo kursi inuu ku fadhiyo dadkana la xasuuqo, laakiin reer xamar waa istaahilaan in la xasuuqo maxaa yeeley waxay had iyo jeer saaxiib ka dhigtaan midka xasuuqaya. Maxaad c/laahi ku diideen waa xasuuq. maxaad shariifka xasuuqiiisa ku diidi weydeyn. waa qabiil. hal jisaaul ixsani ilal ixsaan
waxaana cadaadtey nimankii dhihi jirey diin islaam ayaan heysanaa inaay been noos heegayaan oo kursi lee reabeen, sida:
Prof. Ibrahim hassan Adow
A/qadir Ali omar
Wayel FPENS
Janaqow
Daahir Maxamed Gelle
Intaasba waxay raali ka yihiin xasuuqa dadka, iyaga oo magaca wasiir dhaafsadey. waxan sheegeynaa meeshaan in xaqa iyo baadilku kala baxo. dadka lagu xasuuqayo magaciina ogaada amaamulaahi inaad ka jawaabeysaan. Haddii aadan raali ka aheyn ka hadla arintaan, ma waxad ka liidateen nuur cade oo dowladii uu raisal wasaaraha ka ahaa ciidamadeeda ku yiri waxa dadka dhacaya waa askarta Dowlada.
wa bilaahi towfiiq