Waxaa Maanta hakad la geliyay Howlihii kale duwanaa ee Dekeda weyn ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii la sheegay inuu Saaka ku soo xirtey Markab Saanad Milateri u sida Ciidamada AMISOM.
Qaar ka mida Shaqaahala Dekeda oo Saxaafada u waramayay ayaa sheegay in Saaka Aroortii hore lagu armey inay Dekeda Banaanka uga baxaan joojiyaanna dhamaan Howlaha kale duwan ee Dekeda ka hayaan.
Waxay intaa ku darey, ka dib markii Dekeda Banaanka looga soo saarey in Dekeda iyo Hareeraheeda ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo Gaadiidka Gaashaaman wata.
Ciidamada AMISOM oo ay waheliyaan kuwa Bileyska ee DKMG ah ayay sheegeen Shaqaaluhu inay gudaha u galeen Dekeda.
Ma jiraan warar faahfaahsan oo laga helayo Markabka la sheegay Saaka inuu Dekeda ku soo xirtey ee u socda Ciidamada AMISOM.
Maaha markii ugu horeysay oo Markab Saanad Milateri u wada Ciidamada AMISOM amaba DKMG ah ku soo xirta Dekeda Muqdisho loona hakiyo howlaha kala duwanaa ee rayidka ee Dekeda ka socda.

Related posts:
WAR SOOMAALIYEY WAAD ARAKTAAN GAALO IYO GAALO RAAC WAY TASHTEEN WAR ISKA DHICIYA GAALADAN ANIGA MAANTA WIXII KA DAMBEYA QORIGA AYAAN QAATAY SI AAN U DIFAACO DIINTAYDA UNA XOREEYO DHULKAYGA, HADA WAAD ARAKTAAN MADAAFIIC AYAA LAGU GARAACAY SUUQA BAKAARAHA GALABTA WAXAYNA AHAAYEEN MADAAFIICDAN KUWII MAANTA KA SOO DAGAY DEKADA MOQDISHU MA ANAGAA NALGU BAROOBAYNAYAA HADA QOF IIMAAN AY KU JIRTO UMA ADKAYSAN KARO ARINKA WAR WAXAAS AYAAD MADAX LEEDIHIIN WAR DAMIIRKIINA AAWAY ALLOW GARABKEENA GAL ………..AAMIIN…….AAMIIN
Ilahow adaanu gurmad kuwaydiisanay haday gaalo isu habarwacatay ilahay ha jebiyo gaalo iyo gaalo raacyo shiikh sh hadaanu toobadkeenin ilaahay cadaabta hakufogeeyo isagaa aakhiro loo raacayaa maatada laxasuuqayo
gaaladu hajabto ilaahay idan kiis
asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatuhu walalkayka muslimka ahow so damirmalihid waxa ay galo isugu yeratay in aay tahay dintada wanagsan oo xuma karebtay kunafartay wanagaa mogtaay in add qali tahay hatii add fulisa amarka alle oo dintisa difacdo maseogtahay in add heelayso libaan adun iyo aqiro walalkay maaraktay sida aygalo umedaysantahay marka lagu babinaayo walale ankumidowno dinta ALLAH ana iska celino galo iyo galo racyo (ALLAHUMAMANSUR MUJAHIDINA FIIKULIMAKAN WAA FII SOMALIA AMIN AMIN AMIN)
ALLOW SAHAL AMUURAHA GAALO WAY ISRAACDAY MUSLIMKIINA AYAGAABA ISDILAAYO OO UMABA JEEDAAN GAALKAAN ISRAACAY OO USURAACAY IN UU SUULIYO TOWXIIDKA AY HAYSTAAN TUSAALE BAL KISMAANYO DAY RAGII SHALAY ISKU HADAFKA AHAA AYAABA MAANTA XABADU ISUGU JIRTAA.
ALLOW ISLAAMKA MEEL UU JOOGABA QALBIGIISA ISKU MEEL U JEEDI OO DHANKA XAQA U JEEDI AAMIIN AAMIIN AAMIIN.