Comments on: 94 HAB OO LOO TARBIYEEYO CARUURTA {Q.2-aad}

By: shukri ali maxamed
asc wan idin salamay walaloyal slanta islamka ka dib waxaan ahay hooyo inta badan ilmaheda  habarta maxaan raba inlega  cawiyo

By: maxamuud axmed cali
Asalaamu calaykum,

Waxaan salamayaa dhamaan culimada somalimorror

waxaan idiinka mahad celinaynaa

Dacwada aad had jeer u taagan tihiin

Sida toosinta iyo barbaarinta ubadka

Jawaab. Culimo, waxaan Doonayaa inaad ii iftiimisaan su,aalahan yar yar,

1-See lagu hormariyaa hamiga ilmaha, Maxaa loo sheegayaa, Lacag miyaa la siinayaa, Dharbaa loo iibinayaa, Sheekeeyon miyaa loo sheegayaa

cabsida ale, Inuu Adiga kaa cabsado miyaa ,

2-Damac gelinta ilmaha waa sidee maxaan ku damac geliyaa, inaan wax u uubiyo, inaan amaano, inmuu iraaco. Inaan canaanto, Inaan ku faano

3- Macalinku Waa sidee ixtiraamkiisu,

ma in lacagta loo badiyaa, Bisha aan lagala daahin miyaa , Casharka loo uu qaybo ardaygu miyaa,

4-Ilmaha Dhaarta badan maxaad odhan lahaydeen

see looga jari karaa,

5-Xiligee ayuu ilmuhu bilaabi karaa waxbarashada, maxayse tahay waxbarashadaasi

By: c/qaadir axmed c/lle
ilaahay hakaa abaal mariyo

By: luul
waxaan kugu salaamay salaanta islaamka asalaamu calaykum waraxma tulaahi wa barakaatuhuu

walaal  anigu waxaan ka mid ah hooyooyinka somaliyeed ee aad u dhegaysta figraadaha lagu tarbiyaynayo caruurta isla markaana waxaan akhristay maqaalkan waxaadna moodaa ama ay tahayba inaanay isla qabsanayn caruurta joogtawadankeeena si kasta oo loogu dadaalo iyo mawduucyadan aad halkan ku soo qorteen caruurta waxaad moodaa inay tahay caruur adadag oo aan uba dhega taagayn awaamirta aad siinayso waalidka iyo macalimiinta .

waxaad iiga soo jawaabtaan idinkoo mahadsan sida loogu dabaqayo mawduucaa ciyaalka ku nool somalia?

waad mahadsantihiin