Gudoomiyaha UWSLF oo Hanbalyada Ciidul Fidriga u diray Shacabka & Ciidamada ka howl gala Gudaha Dhulka S/galbeed

Published on September 21, 2009 by   ·   3 Comments   ·   print

Gudoomiyaha Midowga jabahadda Xoraynta S/galbeed Sheekh Ibraahim Sheekh Muxumed, Ayaa ugu Hambalyeeyay Guud ahaan Sahacabka Muslimiinta gaar ahaana Shacabka S/galbeed Munaasabadda Ciida, Isagoo leh Taqabalalaahu Minaa Waminkum Saalixal Acmaal, Wuxuuna urajeeyay inay ku Ciidaan Farxad.

Sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu Hambalyo udiray Majaahidiinta Midowga Jabhadda Xoraynta S/galbeed, ee ka howl gala Gudaha Dhulka S/galbeed, wuxuuna udardaarmay Adkaysi iyo Samir, Si aan ku ugaadhno ujeedadeena oo ah inaaan Gumaystaha ka xorayno Dadkeena iyo Dalkeena ayuu yidhi gudoomiyuhu.

Ugu dambayn gudoomiyuhu wuxuu Guud ahaanba Caalamka Islaamka iyo Soomaalida, gaar aahana Shacabka S/galbeed u Rajeeayay in Ciidan Ciideeda kala Ku gaadhaan Nabad galiyo Caafimaad iyo horomar waxii dhibana ahna Alle ka qaado.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



No related posts.

Readers Comments (3)

  1. Faysal Norway says:

    shiikkha ilahay ha xifdiyo runtiina waa saaxiibkayga oon si fiican uqaano lehna sifoon qiyaadinomo iyo aqoon hogaaneedba wcsbwr

  2. Lamadage says:

    Masha Allah Mujahid Ibrahim and his Jihaadi Group for their stand against black Abyssinian colonialization.

    Keliya waxaan jeclaan lahaa inaad media aad kaalin libaax ka qaadataan oo sharraxdaan jihaadka aad ku jirtaan.

    Madaxa ayaa i xanuuna markaan arko sida Jabhadda ONLF u isticmaasho media while geniune Mujaahidiins are left in dust.

    Hire big Islamic media guns to propogate the Jihaad in Somali Galbeed.

    Taqaballaahu minnaa wa minkum fil jihaad. May Allah give you victory over Xabasha sooner rather than later insha Allah.

    Lamadage

  3. farah says:

    War ninkan maqaam iyo haybad baa wajigiisa
    ka muuqata. Ilaahay nasriga gacantiina ha galiyo. U diida cadawga gama’.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

No related posts.

Latest Headlines