You need flash player
Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Magaalada Wanla-Weyn ee Gobolka Sh.Hoose ayaa shalay halkaa Heshiis ku dhexdhigay laba Beelood oo walaala ah kuwaas oo horey ugu Dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobolkaas.
Beelaha walaalaha ah ee Heshiiska la Dhex dhigay ayaa kala ah Garre iyo Gaaljecel, waxa uuna Heshiiskoodu ka Dambeeyey kadib Markii Odoyaasha labad dhinac leysugu keenay Gogol Nabadeed oo Magaalada Wanla-weynay ugu fidiyeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Qodobada ay ku heshiiyeen Beelahan walaalaha ah waxaa kamid ah:
1. Xabad Joojin Shuruud la’aan ah.
2. in la kala qaado Maliishiyaadka.
3. in Bulshada labada dhinac loo sameeyo wacyi galin.
4. in talaabo loo dhan yahay laga qaado Cidii jabisa Heshiiska.
5. iyo Qodobo kale.
Odoyaasha Dhinacyada Heshiisku dhexmaray oo goobta ka hadlay ayaa Sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin Heshiiska lagaaray iyagoo ku taliyey in la adkeeyo fulintiisana leyska kaashado.
Beelahan walaalaha ah ayaa xiliyadii ugu dambeeyey waxa ka dhexjiray is ugaarsi iyo Dagaal asal ahaan ka bilowday Biyaha iyo Daaqa.
Talaabadan lagu heshiisiiyey Beelahan walaala ah ayaanan aheyn tii ugu horeysay oo ay ku guuleystaan Xoogaga Islaamiga ah ee ka howlgala koonfurta Soomaaliya balse waxaa jiray Heshiisyo kan lamid ah oo ay dhexdhigeen Qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed ee kunool Goobaha ay ka taliyaan.
Related posts:
MAANSHA ALLAH AJAR ILAAHAY HA IDINKA SIIYO DADKA ISKU HOWLAY HISHIISKAAN IYO DADKA UU KA FULAY HISHIISKAAN (LABADA BEELOOD OO DAGAALAMAY)
nolol iyo heshiis iyo naalo weeye diintani naxariis ilaah iyo nimca weeye diintani naruurada adduunkiyo naa caw xornimo iyo nasri weeye diintani shabaabkuna naftooday u hureen naqaan da ,ay moor yaanta naxashkiyo nugi bay kuqaadeen odoyada kunaalafsada nabarada bulshada helay nidar bay uqaadeen inay nolol u diidaan kuwa gaalo nolol iyo nasri doon u aadana seeftay kunaa reen geesiyadan unaa wilan nabadaii dalkeeniyo nololkhayre aakhiro naacaw ud goon bay waligood nashrina yeen naar quuta yaashiyo nacableeye gaalwada khayr kuma nagaa daan nabadana ma eegaan umadana naftooday wax yaroon nus le ekayn ku gataan nu foodkood shabaab keena nidar galay nabadeeyey beelaha dadka ruuxa naca yoow nidar waxan kumarayaa marna inadan nabad galin anigoo nafgalikara
nolol iyo heshiis iyo naalo weeye diintani naxariis ilaah iyo nimca weeye diintani naruurada adduunkiyo naa caw xornimo iyo nasri weeye diintani shabaabkuna naftooday u hureen naqaan da ,ay iyo nolo sha beelaha moor yaanta naxashkiyo nugi bay kuqaadeen odoyada kunalafsada nabarada bulshada he lay nidar bay uqaadeen inay nolol u diidaan kuwa gaalo nolol iyo nasri doon u aadana seeftay kunaa reen geesiyadan unaa wilan nabadaii dalkeeniyo nololkhayre aakhiro naacaw ud goon bay waligood nashrina yeen naar quuta yaashiyo nacableeye gaalwada khayr kuma nagaa daan nabadana ma eegaan umadana naftooday wax yaroon nus le ekayn ku gataan nu foodkood shabaab keena nidar galay nabadeeyey beelaha dadka ruuxa naca yoow nidar waxan kumarayaa marna inadan nabad galin anigoo nafgalikara
ilaahayoow diintada iyo cidii uadeegeyso nooreeb iyo kuwa itaagan
maasha alaah ilaah janada haka waraabiyo mujaahidinta xaqa kutaagan marka walalaha muslimita waa walaalo ilaah garab kin hagalo
allaahu akbar waaa ilaah mahadiis ilaahoow adaa mahdaas leh waligiin saas ku socda walaalayaal dad bay nabada dhibtaa dadkaas ilaah hanaga qabto
a/c baarakallahu fiikum wafiijihaadikum yaa usdal islaam waxaan meshaan oogahambalyeynaaya abuu fatuma gabeyga qiiimaaha badan qorey baarakallahu fiikaa yaa akhull acziiz allah xaqa kagusugo waxaana intaakacadeynaaya jeyshul cusraa fiisomal wax aan khery ehen inan lugu’aqon barakallahu fiikum yaa usdal islaam
walaahayaga shabaabul mujaahidiin waanu uuga baranay inay ficilo tan lamida iyo qaar ka wanaagsanba sameeyaan ilaahay ha idin ilaaliyo walalahayow walahay ilaahay dartii ayaan idiin jecelahay jacaylkiinana ilaahay ayaan uuugu dhawaanayaaa takbiiiiiiiiiiiir alaaaaaahu akbar
Name (required)
Email Address (required)
Website (optional)
Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.
MAANSHA ALLAH AJAR ILAAHAY HA IDINKA SIIYO DADKA ISKU HOWLAY HISHIISKAAN IYO DADKA UU KA FULAY HISHIISKAAN (LABADA BEELOOD OO DAGAALAMAY)
nolol iyo heshiis iyo naalo weeye diintani
naxariis ilaah iyo nimca weeye diintani
naruurada adduunkiyo naa caw xornimo iyo nasri weeye diintani shabaabkuna naftooday u hureen naqaan da ,ay moor yaanta naxashkiyo nugi bay kuqaadeen odoyada kunaalafsada nabarada bulshada helay nidar bay uqaadeen inay nolol u diidaan kuwa gaalo nolol iyo nasri doon u aadana seeftay kunaa reen geesiyadan unaa wilan nabadaii dalkeeniyo nololkhayre aakhiro naacaw ud goon bay waligood nashrina yeen naar quuta yaashiyo nacableeye gaalwada khayr kuma nagaa daan nabadana ma eegaan umadana naftooday wax yaroon nus le ekayn ku gataan nu foodkood shabaab keena nidar galay nabadeeyey beelaha dadka ruuxa naca yoow nidar waxan kumarayaa marna inadan nabad galin anigoo nafgalikara
nolol iyo heshiis iyo
naalo weeye diintani
naxariis ilaah iyo
nimca weeye diintani
naruurada adduunkiyo
naa caw xornimo iyo
nasri weeye diintani
shabaabkuna naftooday
u hureen naqaan da ,ay
iyo nolo sha beelaha
moor yaanta naxashkiyo
nugi bay kuqaadeen
odoyada kunalafsada
nabarada bulshada he
lay
nidar bay uqaadeen
inay nolol u diidaan
kuwa gaalo nolol iyo
nasri doon u aadana
seeftay kunaa reen
geesiyadan unaa wilan
nabadaii dalkeeniyo
nololkhayre aakhiro
naacaw ud goon bay
waligood nashrina yeen
naar quuta yaashiyo
nacableeye gaalwada
khayr kuma nagaa daan
nabadana ma eegaan
umadana naftooday
wax yaroon nus le ekayn
ku gataan nu foodkood
shabaab keena nidar galay
nabadeeyey beelaha
dadka ruuxa naca yoow
nidar waxan kumarayaa
marna inadan nabad galin
anigoo nafgalikara