Gudoomiyaha Golaha wakiilada S/land oo ku baaqay banaanbaxyo lagaga soo horjeedo Xukuumada
By Somalimirror on 9 Sep, 2009 3:48 PM in Main, Wararka
Wax walba oo khuseeya Soomaaliya & Soomaalida
By Somalimirror on 9 Sep, 2009 3:48 PM in Main, Wararka
© Copyright Halbeeg 2008. All rights reserved.


waa sax in loogu daro madaxwaynaha
ciise ali | Sep 9, 2009 | Reply
Shaydaanku hadba qolo ayuu dabada u kala qaadaa marka uu rogana waa ka dhuuntaa dhibtooda oo wax uma qabto.
waxaa hore u ladnaa Somaliland oo ah qolada keliya ee Somali ah ee dalkoodi iyo dadkoodiba nolol u sameeyey.
Immika ayuu shaydaanki sida aan ka baqayo soo milicsaday .
waxaan hubaa inaanay ka fiicneyn walaalahooda kale haddi aanay ka cawdibilleysan oo meel qudha qadiyadooda uga soo wada jeesan.bal hgadda anigaa saxan iyo anigaa saxan in cabbaara isku sii wada jawaabteeda weydin heline.
waar hooy sadano lama xejiyo ayay Somaliyi hore u tidhiye maad joogtaan.
Abdirisaq Farah | Sep 10, 2009 | Reply
Horta walaal abdirisaaq, waxaad ogaataa in soomaliyi aaney is dhaamin laakiin kala nasiib badan tahay. waana sidaad u sheegataye inta sheydaanku ka sii jeedo ayaa qaybi is tiraahdaa kuwa uu ku jeedo ayaad dhaantaa.
Teeda kale shacabka dulmiga laga galay, horumarkii ay smaysan lahaayeen oo xataa laga curyaamiyey meel la’aan ma dhacayo waxaase ayaan daro in shacab soomaali ahi 2009 fahmi waayo waxaa danayste rabo iyo awr ku kacasigiisa. Rayaale/Riyaale, Siilaanyo iyo Faysal waa uun isku iskuul iyo macalim iyagaana dadka iska xiga yeey idin wareerine
Adoon Eebe | Sep 10, 2009 | Reply