Comments on: Caruurta Maxaa Dhumiya?

By: ammaano
asc wr masha alah qayr badan alaha idin siiyo aamiin waa maqaal xiiso badan

ilmaha aan xooga saarno walalayaaloow

alaha noo hagaajiyo caruurta  kuligeedba aamiin

By: abdi Ali
Salaan bacdigeed, runtii waa maqaal wanaagsan, islamarkaana bixinaya talo. Aad ayuu ugu mahadsanyahay qoraagu.

Mida kale gabadhan la yiraahdo UBAX fadlan isdeji, weerarka aad sheegayso adiga ayaa meesha la yimid ee anaguma maba aanan arag! haddii aad talo u baahan tahay ka war sug si lagaaga nasteexeeyo.

Mahadsanidiin

By: xaliye
salaan kadib waxaan umahad celinayaa dadkii soodiyaariyay rabina uga baryayaa in uu ka baalmriyo wanaadan ay soodiyaariyeen waxaana leeyahay wada waanada inta aad awoodaan intaa ka dib waxaan leeyahay ilaahaw muslimiinta awlaadooda hanuuni oo tus wadada fiican ee saxda ah dhamaanba meel ay joogaan  aamiin amiin

By: uma mahamed
ilaahow awlada noo hanuuni

maansho alaah

my borther ilahay ha kaa abaal mariyo

amiin plzzz noo sii badi oo noo sheey sida wacaan oo aan u tarbiyeenoh caruutay

By: axmed
MAANSHA ALAAH WALAAL QEER ALLE HAKUSIIYO WALAAL WAXAAN DAREEMAYAA IN AAD AQOON ULEEDAHAY TARBIYADA CARUURTA WAXAAN KAA CODSANAYAA IN AAD NOO RAACISO QAABKA CARUURTA WAX LOOGA DHAADHIYO AMA LOOGU SHEEGO TUSAALE AHAAN ILMAHA YAAN LADILIN AYAA LADHAHAY WIXIINA WAA CARUUR OO MARKASTA QALAD AYUU GALAYAA SIDEE LOO FAHAN SIIN KARAA QALAD KIISA HADAAN LADILIN AMA LA CANAANAN

W/W/W

By: ubax
asc

walaal khayr alle haku siiyo.  Ilmaha wadamada gaalada lagu hayo sidaa quraanka iyo diinta lagu bari karaa?

qofkii talo wanaagsan arintaas kahaya welcome.  Midkii aan suaashayda jawaab uhayna faalo kale loogama baahna.  Meeshaan waxaan ku arkay dad markii wax lawaydiiyo dadka un ataaga oo moodo in layiri adoomada ilaahay idinku xukuma

By: umu khaalid
asc wrx wbrk

walaal jizaakalaahu kheyr. Maasha allaah waad wanaajisay.waxaan kaa codsanaynaa, qoraalkaan silsilad nooga dhig.  oo noogu sii dar waxyaabaha ilmuhu ku hagaagaan iyo talooyin kale oo laxariira tarbiyada ilmaha.

asc wrx wbrk