September 2009 Archive
Xarakatu Shababul Mujaahidiin ayaa uga dhawaaqey Gobolka Jubooyinka, Maamul Islaami ah oo hoos tagaya, waxaana magacaabista Maamulkan iclaamiyay Afhayeenka Xarakada, Sh Cali Maxamuud Raage.
More From September 2009
Daahir Maxamuud Geele oo Arimaha Warfaafinta DKMG ah ugu qaabilsan oo Maanta Saxaafada Shir Jaraa’id ugu qabtey Xafiiska Cumar C/rashiid ayaa ...
Afhayeenka Golaha Shuurada ee Xizbiga Islaamiga, Sh Ismaaciil Xaaji Cadow oo Maanta Khadka Talefoonka Shir Jaraa’id Saxaafada ugu qabtey ayaa sheegay ...
Markazka Dacwada Soomaaliyeed, Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark ayaa lacag deeq ah oo dhan $1467 ugu deeqay Agoonta Soomaaliyeed ee uu ...
Af-hayeenka Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub ayaa ku Dhawaaqey inay Difaacayaan Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo kana Difaacayaan ...
12 Qof oo Soomaali ah oo ay Dowlada Yemen ku eedaysay Burcad Badeednimo isla markaana laga qabtay Gacanka Cadmeed ayaa Maanta ...
Qafiyeer Solana U qaabilsanaha Midowga Yurub Arimaha Siyaasadda Dibada ayaa sheegay in Wasiiradda Gaashaandhiga Midowga Yurub ay isla garteen Talaadadii Shalay ...
Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa si kulul u Canbaareysay Xasuuqii Arxan daradda ahaa ee ay Ciidamada AMISOM ka geysteen Magaalada Muqdisho gaar ...
Ciidamada DKMG ah ayaa Xalay Saqdii dhexe Isaga Baxay Magaaladda Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyada oo aysan wax Iska hor’imaad ...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha rayid ee ka dhashey Duqeyn xoogan oo shaley ciidamada AMISOM ka geysteen qeymo ka mida Degmooyinka Hodan ...
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo, dhawaana ku dhawaaqey inay qeyb ka yihiin Wilaayaadka Islaamiga ah ee hoos taga Xarakatu Shababul ...
Golaha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed, ayaa Warsaxaafadeed cambaareyn kulul xambaarsan ka soo saarey Duqeyntii khasaaraha badan geysatey ee shaley Ciidamada AMISOM ka ...
Roobab Xoogan oo siweyn loogu diirsaday ayaa ka da’ay Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya Gaar ahaa inta u ...
Sh Axmed Islaam oo kamid ah Saraakiisha Xisbul Islaam ayaa Sheegay in Qadiyada Kismaayo ka taagan haatan ay tahay mid sahlan ...
Ururka Al- Xisbul Islaami iyo DKMG ah ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Gacan ku haynta Magaalada Baladweyne, iyada oo ay ...
Ugu yaraan 7 Rayid ah ayaa ku dhimatey 30 dad ka badanna way ku dhaawacmeen Duqeyn saf aheyd oo Ciidamada AMISOM ...
Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo bil iyo dheeraad u joogay dalka Sucuudiga arrimo caafimaad ayaa maanta lagu qalay isbitaalka takhasusiga ...
Waxaa Maanta hakad la geliyay Howlihii kale duwanaa ee Dekeda weyn ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii la sheegay inuu Saaka ...
Kulan balaaran oo maanta ka dhacey Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose, ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mida ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga