August 2009 Archive

Al-Shabaab oo ku Dhawaaqay Xamlo Dagaal oo Cusub

Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku Dhawaaqday inay Cadowga soo duulay iyo kuwa Raacsan oo ay ku tilmaantay “Murtadiinta” la galayaan Xamlo cusub oo loogu magac daray ...

More From August 2009

Ciidamada Bileyska DKMG ah oo la direys noqonaya Ciidanka Bileyska ee Bariga & Bartamaha Afrika.

Taliska sare ee Ciidanka Bileyska DKMG ah oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Iskool Buliisiyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay Ciidanka ...

Ciidamada DKMG ah oo dhibaatooyin Dil & Dhac isugu jira ka geystay B/weyne.

Ciidamadii DKMG ah ee Saaka galey dhanka Galbeed ee Magaalada Baladweyne iyaga oo gacan a helaya Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa la ...

Cumar C/rashiid & Wafdi uu Hogaaminayo oo Liibiya u dhoofay.

Cumar C/rashiid iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa 12:30am ee Duhurnimadii Maanta ka Duulay Garoonka Diyaaraha Magaalada Muqdisho iyaga ...

Dawaahiri oo Jihaad ugu baaqay Pakistani-yiinta.

Sheekh Ayman Al-Dawaahiri oo ah Hogaamiyaha labaad ee Ururka Al-Qacida ayaa Shacabka Pakistan ku booriyey inay ku biiraan Jihaadka si ay ...

Yuhuuda oo Xukuumadda Afqanistaan ugu Deeqday Gawaari Gaashaaman & Saanad Milatari

Wargeyska “Pakistan Observer” ayaa ka shifay in Yuhuudu ay Xukuumadda Afqanistaan ee ay dhisteen Reer-Galbeedku siinayaan Baabuur Gaashaaman oo aysan Xabadu ...

2 Askarta Mareykanka oo Ciraaq lagu Dilay.

Ciidamada Gumeysiga Mareykanka ee Ciiraaq jooga ayaa Qirtay Jumcadii Shalay in 2 ka mid ah Askartooda lagu Dilay Qarax Miino oo ...

Daalibaan oo Kamiin u gashay Ciidamada Afqanistaan soona gaarsiisay Khasaare xoogan

Ilo wareedyo ka tirsan Amniga Afqanistaan ayaa sheegay in 3 ka mid ah Booliiska Afqanistaan ay Dhinteen 31 kalana ay Dhaawacmen ...

Somalimirror oo Bog Cusub u sameysay Bisha Ramadaanka

Shabakadda Warbaahinta ee Somalimirror ayaa Fadliga Bisha Ramadaan Owgeed Akhristayaasheeda u furtay Bog u gaar ah Bishaas oo ay kaga Bogan ...

Gaadiidka ka Shaqeeya Xoosh & Suuqa Bakaaraha oo Shaqa joojin Sameeyey.

Gaadiid leyda ka Shaqeysa inta u Dhexeysa Xoosh iyo Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa Saaka Shaqa joojin ku dhawaaqay kadib Markii ...

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Qabsaday Baladweyne

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ay weheliyaan kuwa loo yaqaano Copy-ga ayaa Saaka si Dagaal la’aan ahi kula wareegay Guud ahaan Magaalada ...

5 Markab oo laga leeyahay Maraykanka oo la Afduubtay

Afahayeen u hadlay Ciidamada Badda Maraykanka Maanta oo Jimce ah oo lagu magacaabo Nathan Christensen ayaa Shaaca ka qaaday in Burcad ...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gudaha u soo galay Baladweyne

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolka Hiiraan Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata 3 Baabuur oo kala ah ...

C/raxmaan Macow oo ka Warbixiyay Socdaalkiisii Muqdisho.

C/raxmaan Macow, Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan DKMG ah ugu qaabilsan oo xaley halkaa gaarey ayaa maanta ka warbixiyay Safar dhowr bil qaatey ...

Sh. Shariif oo la kulmay Amiirka Qadar & Xubno kale

Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu Hogaaminayo ayaa Shalay Galinkii Danbe gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimada Wadanka ...

Bandow lagu soo rogay Bariga Baladweyne & Itoobiyaan Cusub oo soo gaaray Kalabeyrka

Ciidamada DKMG ah ee gacanta ku haya dhinaca Bari ee Magaalada Balad-weyn ayaa Xalay Bandow ku soo rogay Magaaladaasi xili lagu ...

Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka Al-Huda Laascaanood

Halkan ka dhageyso

Nadwada Masjidka Cumar Bin-Elkhataab Qardho

Halkan ka dhageyso

Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle

Mac-hadka diiniga ee Buurtinle waxaa la furay 1998kii, xarunta mac-hadkana waxaa dhisay Bankiga Islaamiga, kharshkiisana waxaa wada bixin jirtay hay’adda Al-Muntadaa ...

Sh Shariif & Wafdi uu hogaaminayo oo u kicitimay Qadar.

Sh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu Hogaaminayo ayaa Duhurnimadii Maanta ka Ambabaxay Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada ...

« Back    More »