2 Askari oo laga Dhaawacay Ciidamada Burundi

Published on August 31, 2009 by   ·   10 Comments   ·   print

12:00 Duhurnimo ee Maanta ayaa Qarax Bambaano lala beegsaday ilaaladda Difaaca hore ee Ciidamada Burundi ee Degan Kuliyaddii hore ee Jaale Siyaad, iyada oo Dhanka kalana Difaac Xoogan la galiyay Ciidamada DKMG ah ee ku sugan Isgoyska Ex-control Afgoye sida ay Somalimirror u sheegeen Qof halkaasi soo maray.Qaraxan Bambaano ee lala beegsaday Ciidamada Burundi waxaa Sheegtay Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin oo la soo xiriiray Shabakadda Somalimirror, waxayna sheegeen inay ku Dhaawaceen 2 Askari oo ah kuwii ugu horeeyay Difaaca.

Al-shabaab ayaa ku sheegay Falkaasi mid Qeyb ka ah Xamlada Dagaal ee Cusub ee loogu magac daray “Riyaaxu Al-Nasri”.

Dhanka kale Mid ka mid ah Dadka Deegaanka oo u waramay Somalimirror ayaa u sheegay in wax aan ka yarayn 15 Daqiiqo ay fureen Ciidamada Burundi Rasaas Xoogan ka dib markii Qaraxaasi Bambaano lala beegsaday.

Lama sheegin illaa iyo hadda Khasaare kale oo ka dhashay Qaraxaasi iyo waliba Rasaasta ay fureen Ciidamada Burundi.

Qaraxan ayaa imaanaya xili Shalay 09:00 Subaxnimo iyo Qadar Daqiiqado ah Qarax Miino lala beegsadey Gaari Surf (Roneyd) ah oo la sheegay inuu leeyahay Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta DKMG ah oo lagu Magacaabo Mahad Dalaf- Dalaf xili uu marayay Agagaarka Dekadda Muqdisho.

Baryahan danbe waxaa si tar-tariib ah u soo kordhaya Qaraxyada Miino iyo kuwa Bambaano ee lala beegsanayo Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah isla markaana ay ka dhashaan khasaarooyin kale duwna oo Naf iyo Maalba leh.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. 3 Askari oo la dhaawacay
  2. 2 Askari oo laga dhaawacay Ciidamo Cusub oo soo gaaray Muqdisho
  3. Taliska Ciidanka Burundi “Burundi illaa iyo hadda waxay Soomaaliya u dirtay 1700 Askari”
  4. 2 askari oo lagu dhaawacay Baydhabo
  5. Askari lagu dhaawacay Deg. Yaaqshiid

Readers Comments (10)

  1. Geedi says:

    ALLAAHU AKBAR!!!!!!

    WA ACIDUU BIHIM MASTADACTUM MIN QUWATIN MA WIRRIBAADIL KHAYLI TURHIBUUNA BIHI CADAWALLAAHI WA CADUWAKUM.

  2. Gulet says:

    soomaalidii waxay u kala baxdey gaalo raac iyo muslim raac, bal qof walbow safkaad ku jirtid is eeg.
    midda kale aw shariiff muxuu shaley xabashida u lahaa halala jihaado, hadduu maanta soo gelinayo.
    ma shaley buu khaldanaa oo been muqaawamada kula dhex jirey? mise maantuu sax san yahay oo wuxuu ahaa nin weligii cadowga u shaqeynayey??
    muran lama rabee bal jawaab waafi ah ka bixiya!!!!!!!!!

  3. Faysal says:

    RIYAAAAAX AL-NASRI…ALLAHA GUULEEYO.

    KUFAARTA AMISOM IYO MURTADIINTA WALAALOHOODA AH ADUUNKANA HOOG IYO MURUG BAY LA KULMAYAAN..AAQIRANA WIXII AY ILAAHAY KA ASTAAHILAAN BAY LA KULMI DOONAAN.

    AL-SHABAAAAAB ILAAAAAAAAAAAHAY HA IDIN BARAKEEYO..GUUSHIINU WAA GUUSHA ISLAAMKA..DHIBKIINUNA WAA DHIBKA ISLAAMKA..WAXAA IDIN JECEL INTA ILAAHAY IYO ISLAAMKA JECEL..WAXAA IDIN NECEN INTA ILAAHAY IYO NABIYADIISA NECEB..DUCO AYAAN IDIINKU TAAGEEREYNAAYE HA DAALINA.

  4. bashka says:

    waa ilaah mahadii hadii burundi lala beegsaday bam. tuugadii ex control afgoye ayagana wixii lagu yaqaanay ayee bilaabeen haaaaaaaaah.

  5. axmed says:

    bashka waa runtaa sxb kuwii ex waxeey bilaabeen in ay dadka baartaan

  6. Mohamed says:

    maansha allaah mujaahidiinta fulisay Allaha ka ajirsiiya iyo dhamaan islaamkaba

  7. nasro says:

    ilahayoowmujaahidiinta garab sii kuwa noodiiday harsi iyo hoyaat ilahayowkuwa kawa qaat u ah haniigu dhiibin mamul ilahayoow dhib waan kadaalnay waxan kuhilmami karnaa kitaabkaagoo nalagu maamulo bisha ramadaan fatligeda ilhayow ajiib

  8. Hiiraan says:

    A s c walaalayal wa wax lagu farxo in burudi lala begsado bam ilahow gaalada jabi muslimiintana garab sii allahu akbar

  9. Xasan c/kariim shino says:

    A.w.w ilahayow qof kasta oo gaal u adigayo ama in uu rabo in u ka fulsho dano masixi wadan muslim ilahayow bil ramadan aya lagu jiraa ilahayow naga qabo adiga qaba karee oo ilahayow mujahidinta bishan mel walba ay jogan bishan gul aan la so koobi karin sii amiin

  10. maxamed xasan says:

    marka hore s.c. ramadaan kariim marka xiga burundi iyo waxan aad ka sheekeynaysaan waxaan u arkaa dameer la soo kiraystay oo baqtiyaa kuwuu ka dhintayna dan kama laha waxaana hubaal ah inay soomaaliya ka bixi doonaan iyagoo dulaysan insha allah laakiin inamada mujaahidiinta ah waxaan siinayaa talo khatarta gumaysigu way ka daran tahay tii hore hada wuxuu soo xidhay shaadh diineed oo maantaa xataa amxaaraa ehlu suna waljamaaca noqotay aniguse waxaan u aqaan ehlu suna waljamaacada rasmiga ah wixii aan shiico ahayn hadaba waa yaabe culimada amxaarada ka jecel islaamku ma diintaanay fahansanayn ma diintaa ku qaloocatay oo ay si kale u fahmeen subxaanalah ilaahow xaqa na waafaji dhamaantayo al shabaab waxan leeyahay dadka aad tuhunka ku dishaan joojiya askarta idiin dagaalamaysa diinta iyo iimaanka ha loo dhiso hadii kale dhibtuu gaystaa waa ceeb mujaahidiintoo dhan saaran markaan eegay nacaybka ay gaaladu idiin hayaan ayaan idin taageeray waayo nin islaam ah ayuu gaal nacaa aniguse waligay qori ma ridin in ilaahay islaamka taageerona waan jeclahay waxaan hadalkayga kusoo khatimayaa waxaad caawa iyo habeenka laylatul qadrigaba ilaahay u baridaan kuwii jameecada muslimiinta ah ee tabliiqa ah ee reer pakistaan ku laayay gaalkacayo inuu ilaahay calaamo dagdag ah ka muujiyo aakhirana uga aar gudo waxaan kaloon talo siinayaa culimada isku magacwda ehlu suna horta runtii iyagaa laga soo gaadhay diinta waanay dadaaleen laakiin xoogaa waxaad moodaa inay caqiidada meel kale ula keceen waayo anigu culimo ma ihi laakiin culimadaan dhagaystaa xataa iyaga hadaba miyay beeninayaan xadiiskii rasuulka[s.c.w.]ee asaabta uu ku lahaa kiina gaaraa wuxuu arki doonaa khilaaf farabadan ee sunahayga qabsada iyo sunaha khulifaau raashiinta waliba gaws dambeedka dhigta macnaha ku dhaga rasuulku muu odhan afarta madhabood iyo mawliidka ku dhaga subxaanalaah war hadii aan qaldanahay ha la iisoo jawaabo oo waliba cilmi ha la ii kordhiyo waayo alaahu laa cilmilanaa ilaa maa calamtanaa ahlu suno waxaan leeyahay jasaa u kumulaahul khayr intiina toosa walaaloyaal amxaaro oo kiristaan ah intaad raacdaan muslimiin ha laynina anigu alshabaab ma ihi xisbul islaam ma ihi qaadiriyana ma ihiye waxaan ahay nin haysta diintii nabi maxamed[s.c.w.]kii khayr wadana ee aan bidco ku jirina waan taageeraa ilaahow xaqa i waafaji hadii aan gafona ii dambi dhaaf aaaaaaamiin.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. 3 Askari oo la dhaawacay
  2. 2 Askari oo laga dhaawacay Ciidamo Cusub oo soo gaaray Muqdisho
  3. Taliska Ciidanka Burundi “Burundi illaa iyo hadda waxay Soomaaliya u dirtay 1700 Askari”
  4. 2 askari oo lagu dhaawacay Baydhabo
  5. Askari lagu dhaawacay Deg. Yaaqshiid

Latest Headlines