Comments on: DKMG ah oo ka hadashey dhaq-dhaqaaqyada Ciidan ee B/weyne.

By: khadra
Waxaa II caddatey oo xaqiiqo ah Somaliyi inaysan diin daacad ka ahayn wax alle u naxariistey mooyaane.

waddan jacayl iyo cisi sharafeed qarameedna iskaba daa.

waxaanin somali ahi calanka isugu duubaa oo qarannimo ku baroortaayi iyo cadaalad waa isaga oo aan maalintaasi awoodda gacantiisa ku jirin.isla ninki ayuumbaa marku dheef yar helo shaarka dhanka kale u gashan doona.

Waxaan aad uga xumahay shacabka Somaliyeed ee ilaa lixdankii lagu guurayay ee ninba dantiisa markuu ku gaaro cadaab iyo ciil iyo burbur iyo barakac iyo geeri iyo gunnimo gumaysi abaal looga dhigay.

By: nasro
To soomane waxat iiga jawaabta itoopiye walakensaday sabab mamuqdisheeyleedahay mise alshabab aya tagay itoopiye wahadal aanka maqlayay dadwaawen oo isku sheegaaya ineey wax fahmaan wa gumeysi maskaxdooda kudhagan sidii xanjadii war itoopiya cit guruigeda ugu taktay majirte waxeey lasoo ardeeysaa eey ufariisan la dahay dadka yiri kawa qaat kuumanoqoneynee kitaabka ala aya kudiiday marka mawaxaat nagu boorineysaa madaama itoopiye eey kaxanaqday arintas micnaha ma kitabka ale iyo itoopiya hadeey isqabtan waxaan tuurnaa kitabka itipiya na wan lasaaxiibnaa si aan unabat galno ileen qof kitab wati itopiya lamasaxiibi karee inuu iska dhiga ma hane sida ibbi iyo shariifka shalayna kuwii ugu qeyla dheeraa ayeey ahayeen  mida kale dadka hadalka kadhiktay hadeey jihat tahay meey latagaalaman itopiye hadii kale sax ma ahan  qofwalbo ilahey aya faray inuu tawartiisa dagaalamo markuu nabiga NNKH ooygalada lahayeen kuwii anaga naga soobax sadana waat soocelineeysa kuwa adiga kaasoo baxsadana laguu masoo celinayo ilaha NNKH haye macabsanayay? mise jihatkiisa xaq ma aheyn? teeda kale itopiya waxey usoogaleyso waan oknahay alshababna ugu baneynayo waxaweye alshabab haduu ilaahey sugo mustaq balkiisawa waxa koow ka ah inuu itoopiya latagalamo itopiyana waxeey oktahay arintaas kadib waxey soodirsatay copy yal tira badan markeey araktay inkoobiyashedii meel lasaaray ayeey istiri ulagat wana lalafahmay waxeey istiri balat weeyne kulatagal ileen dadkan wadad curdan ahe markey xoogaa kala daadan copyga kufasax ha ceyrsadan ilaadawajiir  xaladaha waxbada halaga fikiro waxan aat iyo aat ugu faraxsanahay in kitaabkaan iyo intii raacdo ineey dhaxalka aduunka leeyihiin dhalantetkana walawadi cit ugargareysana malahan wilasha soomaliyey sharaftena intat dhoori laheydee kuwa dhoorayo ha aflagadeynina

By: mukacab
NIN ADUUNYA JOOGOW MAXAA ARGTI KUULAABAN?  WAXAAD ARKEYSAA ISBABADAL BADAN, QAAR UU ALLAH RAFACAYO KARAAMADNA U YEELAYO, QAAR SAAQIDIIN  NOQONAYA OO AA KALIMADII AFKOODA KASOO BAXDABA BEEN MA’OGII WAX KALABA AANAN SHEEGI KARIN!!!! ALEYSA MINHUM RAJULUN RASHIID!!!!!????? XATAA WAA LAGU DHAGEYSANAYAA EE  BEENTA DAA MID ISDHAHAYA MAKU JIRO HADIIBA WAX KALE EY QABAN KARI WAAYEEN SOW HADALKA ASTAAN  MAAHAN???? SHAACIRKII CARABKA AHAA EE ZUHEYR AYAAN XASUUSTAA HADALKIISII QIIMAHA LAHAA EE UU UGA WARAMAYAY DHACDADAN OO KALE  WUXUU YIRI:

WAKAA’INUN TARAA MIN SAAMITIN LAKA MUCJIBUU

ZIYAADATUHU AW- NUQSUHU FIT-TAKALLUMI

MACNAHIISUNA YAHAY:

IMISAAD ARAGTAA NIN KUCAJAB GELIYA MARKUU AAMUSAN YAHAY-  GARAADKIISA IYO EBERNIMADIISANA EY SOO BAXEYSO GOORTUU AFKA KALA QAADO!!!!!

ALLAHAYOW MA’MOOGID KUWAN JEEBKOODA UN FIIRSANAYA EE  KUHADLAYA MAGACA DANTA CAAMKA AH EE DALKU LEEYAHAY.

IBBI IYO SAAXIBKIIS IYO INTA EY ISKU XERADA YIHIIN ALLAH WAXAAN UGU BARYEYNAA INUU UMADA KAQABTO DALKEENAN NOOGA DHIGO NABAD FIITHILLIL QUR’AAN.

NINKA LAYIRAAHDO MAX’ED EE TACLIIQA IGA HOREEYAY BIXIYAY AAD AYAAN UGU MAHAD CELINAYAA SIDA UU ULASOCDAY TAARIIKHDA IBBI MARKII UU MENIOPLES UU TAGAYAY (IBBI)AMXAARAAAN LADAGAALAMEYNAANA  UU LAHAA EREYADIISAAS OO XILLIGAA AHAA DAD ISKAGADID LILAAHINA EY KA’AHEYN WAAYO QOF UU KUJIRO MITHQAALA THARRATIN MINAL IIMAAN MARNABA XABASHI MASOO KAALMEYSANAYO WAXWALBA OO LOOGEYSTABA IYO JAGA WALBA UU RABABA.

ALLAHUMMA ANTA MUQALLIBAL QULUUB THABBITNAA CALAA DIINIKA FII KULLI XARAJIN.

REER HIIRAAN IYO GOBOLADA KALE EE XABASHIDU JOOGTO SIDADBAN AMA MUUQATABA ALLAHA DHIBKOODA KADULQAADO IYAGA IYO ACWAANTOODA MAN BACO NIFAAQA AH EE AHLUSINNI WALJAMAAC.

By: maki
Tani waa tii suubanihii inoo sheegay in ay jiridoonaan{maalmaha dabne ee aduunka} qof subixiina muslim ah galabtiina gaal ah oo siisanaya diinta wax yar oo duni ah.

Tani waa inoo nasri aan ku ogaanayno munaafaqa iyo muslimka iyo gaalka.

ninka maanta difaacaya Ethopia sow ibbi maaha.  waa ninkii ku faani jiray in uu ethopia ragii diiday kamid ahaa.

By: muuse
scw

ibi sagoo amxaaro wax ka shgeya oo leh hala la jihaado  ayaan dhagaystay manatana saan ayuu uhadalayaa marka  saga kiliya maahan somalidana wax neceb itobiya waa fara kutiris ee qoladii aan markaa hubksoo qaadan ayaa cadow ku sheegta  yaan lays daalin somalia waa kamida itobiya

nb. waagii dowladii c.llahi yusuf aad ayaa looga nebcaa itoobiyaanka mugadisho  hada aad ayaa looga jecelyahay  waxaana hada aad looga neceb yahay qolyihii wagaa itoobiyaan ka la diri ra yay marka su,ashaa akhristayashaa ayaan udaa yay

By: abu Fadxi
AS WR Wab

Ilaahayow waxaan ku jirnaa bishii barakeysneyd ee Ramadaan Itoobiya iyo inta la socota oo dadkii gumaaday ilaahayow ka qaba dadka islaamka ah, ee lagula dagaalamayo cabshi in ay shareecada ay qaadato soomaaliya.

Ilaahay qanuudka meelkasta waxaa looga duceeyaa muqaawamada,waxaana la habaaraa cadowga islaamka iyo kuwa raacsan.

Mujaahidiinta waxaan leenahay muslimka waxaa hesta aduunyo jeceyl iyo maal jeceyl waxaanan ilaahay ka baryaynaa in uu nagu irsaaqo in aan diinta difaacno, maanta wadankeenii iyo dunidii islaamka waxaa ka dagalamaya nin dulmi wada anagii xaqa aheyna waan ka carareynaa diinteena iyo dalkeena iyo dadkeena in aan difaacno.

Ilaahayow diintaada nagu toosi iyo tan aad raaliga nooga tahay, cadowga islaamkana jebi iyo kuwa wadankii iyo dadkii ka gatey gaalo.

Ducada ha la badiyo, si nasri ilaahay noo siiyo islaam maanta waa laysagu yeertay waana hadalkii rasuulkeena suubanaa (SCW) Maalinta laysagu kiin yeeran doono sidii xeero cunto ah.

maanta waa leysagu keen yeertay yurub iyo yahuud iyo mareykan maxaa ka yaala soomaaliya?

Waxaa ka taala diin la dagaal iyo sheydaannimo.

By: mohamed
to baasuuke horta baasuukow adigu amxaarbaad tahay sida kaa muuqata dhulkan ilaahaybaa iska leh & diintaba markaa ha gaaloobine ilaahay sugnaasho waydiiso hadii kale adigoo islaamkii dafiray ha ku dilo mawtku

By: Ibnu_saxwah
MR ibbi waxaa khudbadiisa duuban kamida in nin sarkaalii geeyay xaafadisa ninkaloo sarkaala axmaar injirle ah dababadeedna axmaarkii maalintii dame kuyidhi islaanta ayaan rabaa inaan caffee wada cabnee usheeg??????? dayuuskii qabayna kutaabtay gabadha warkii almuhim shalay haduu sidaas lahaa xumaanta injiray maanta sacabkuu hayaa waxaanan filayaa inuu marti gelindoono Axmaar injiray,hablaha iyo hooyooyinka soomaliyeed ee shalay lagula kacay waxa xun ee baradoodii axmaarka uu keenay waxba yuusan isubihinbihine ha diyaariyo shaqadii soomalida uga waramay????????

Muwaadin

By: macaane
Ibbi gabdhaha ayuu Lafoole kubbadda banoniga bari jirey,goormuu professor noqday,car waakaase been ha i dhaho macallinka cayaaraha ayuu ahaa.aadna gabadha basketbaalkooda ayuu aad u jeclaa.

Haddeer waa wasiir bad maxaa ka galay arrimaha gaashaandhigga iyo amniga.

ma asagaa wasiirka arrimaha gudaha ah?

ma asagaa wasiirki amniga qaranka ah.

ma kii gaashaandhigaa iyo taliyayaashi ciidamadaa?

war bal wax uga shan iyo toban ah hawshaan gobollada iyo ciidanka ku shaqo leh sheega.

soo aqoon darro dawldnimo iyo caqli dhinnaan ma aha.

waxaan dhihi lahaa dadka kaamerada isu dhigaaya haddada sidaas u jeceshihiin camera studio weyn oo idaacadeed furta,

By: abdirahman
as wr wb

salaan ka dib, hadalkii mohamed uu iibi ka sheegay bal ka fiirsada halkaa:

http://www.somalitalk.com/2009/jun/taariikh07.html

Bal ka warama kuwa caqliga u saaxiibka ahoow.

Illaahoow xishoodka iyo sariigta hanaga qaadin

markaan maqlo ibbi baa hadlay, warkaan baa igu soo dhaca,isaga iyo ragga la mid ah iyo kuwa gaadiisha imaan doonaba isagaa xukumay,Illaaahay xaqqa hanugu sugo. aamiin

koley isaga iyo inta la mid ah hadaynan ka toobad keenin, imtixaan adduunyo iyo mid aakhiraba waa sugayaan.

Alloow na badbaadi Adduun iyo aakhiraba. aamiin

ramadaan baan ku jirnaa waxaan leeyahay ducadaan aan badino: Allahayoow kuwa cadawga taageera, kuwa jecel kuwa dhaqaalaha ku bixiya Alloow naga qabo aamiin.aamiin,aamiin.

abdirahman