Comments on: 94 HAB OO LOO TARBIYEEYO CARUURTA {Q.1-aad}

By: C/qadir cali
Asc walaalaha muslimiinta ah meel walba ay joogaan salaan kadib somalimirror 100%waad mahadsantihiin qeyr alle ha idinka siiyo sida aad risaalada usoo gudbisen bye

By: bashka58-swiss
Sc  .akhii   qoraalka  waa heer  sare. caruur  ayaa wax  u dhigaa  waan ka faa’iideystay  kheyr allah  ku siiyo,dhibka jira  waxaa weeye  waalidkii  badankooda  diinta  ma yaqaanaan….tarbiyada  carruurta waxey  ka raadsadan  maktabada  reer  galbeedka waxa  ey qoraan..inkastoo  laga helaayo   qoraalo  fiicn. laakiin wax kasta waxaa laga helaayo  dinteena  .diintana waxey  rabtaa barasho.carruuta sidii  logu  gudbinayaa haduu waalidka  dinta aqoonin .fadlan diinta baro.aqoonta kalena wado. waxii wanaagsan ka qaado waxii kale  diinta  ka hor imanaayo  iska dhaaf  kheyr  allh ku siiyo.

By: saamiyo
A.c walal wad mahadsantahy madama aad no dhira.galasay Wana ku dhaqmeyna

By: foley mcln yusuf
Asc wlh ad ayan uga farxay qoralkan wayo qofka an ilmalahen xataa waxodarensiyaa tarbiyada ineytahay shey qali ah kisodiyariyay iyo inta akharsato ilahey ajir iyo hasanad haniga siyo wa bilaahi towfiq waa lafilka

By: Hassan Issa
Asc.walaal Abdiraxmaan maxamed siigaale walaal waad inoo faa’idaysay ilahay ha kaa ajarsiiyo wanaagadaan sharafta badan mantay Hooyo iyo Aabe iyo Macilinkaba waa inta bulshada ay wax ka maqlaan waxana fiican ay sheegana ka qataan xumatan iyo wanagaba ay ka dhaxlaan waa sadaxdaas sifiican ayadna igu sharaxday walaal wan kaaga mahadcelinaya qoralkadan qoyan insha allhaah  wnaa ku dhaqmayna wana barayna caruurteena ilahay ajar farabadan aan la soo koobin karin ha kaa siyo Asc wabilaahi toqfiiq.

By: salafu saalix
Asc walalayaal waan ka faa idaysanay waan ku raaxaysanay waa waxaan aad ugu baahneen hadaan somalinahay waxa haysta inta ugu badaa arimaha qaska iyo tarbiyada caruurta hadii lahelo caruur tarbiyaysan dhibaatada waa laga bixi lahaa maka walaalyaay waxaan dhilahaa inlaga faaidayso fursadan wanaagsan iyo taladan macaan oo aan waligeen lahelin waad mahadsantihii dhamaantiin

By: muxammad cabdul aziz (Abunasra)
Asc slan kadib somalimirror qeyr alaha idinka siyo dacwada aad wadan gaar ahan qoralka ninka leh waa muhiin tarabiyeynta ubadka waa lama huran run ahanti hadii aan lahelin da daal inta kabadan runtii waa waajib ina saarin dhamanteyn inan kawada shaqeyno waxa hada loo baahan yahay madarisoyin inloo furo juhdi lagu bixiyo maclimin qibrad leh loo xusho run ahanti waa dagaal udhexeya katoliga iyo diinta islamka hadii aynu kasexano bar baarinta ubadkena waxeynu halis u nahay jirtankena walalayal kheyr ilahey hadin siiyo da daalka hala laba jibaaro qofkasta oo muslim ahna waxan ugu in mesha ujoogo ka bilaabo bararujinta umada iyo barbaarinta ubadka iyo in looga digo waxyaabaha kusoo wajahan diintoda iyo dadj in ay doonayan in ay bedelan jiranka diinta islamka baraka alaahu fiikum