Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolka Hiiraan Guuto Cusub oo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya isla markaana wata 15 Baabuur oo isugu jira Uralo, Cabdi Billayaal iyo Hal Booyad ah ayaa Galabta Fariisimo Cusub ka sameystay Dhinaca Galbeed ee Magaalada Baladweyne gaar ahaan halka lagu magacaabo “Burjada Ciinta” iyo Buuraha Dhinaca Galbeed.
Wariyaha ayaa intaa ku daray in Ciidamadani ay ka yimaadeen Dhinaca Mustaxiil isla markaana ay soo qaadeen Wabiga Jiinkiisa sidaasna ay ku yimaadeen Dhinaca Galbeed ee Magaalada.
Sidoo kale Wariyaha ayaa sheegay inay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan Buurta Janta kundisho ay wadaan Dhaq-dhaqaaq Ciidan isla markaana ay Xooga ku gidhaashanayaan Gaadiidka Dadka Rayidka ah.
Dhanka kale Xaaladda Guud ee Magaalada Baladweyne ayaa caawa ah mid degan.
Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa lagu Qiyaasayaa inay xiligan yihiin 4 Guuto kuwaas oo noqonaya kuwii ugu Badnaa ee soo gala Gobolka Hiiraan.
Ma jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay Dhinaca DKMG ah oo ku aadan Faragalintan Qaawan ee ay Ciidamada Gumeysiga itoobiya ka wadaan Gobolkaasi.

Related posts:
waan wanaagsan tahay waayo anaga ayaa nalaga wayaay heshiis wanaagsan iyo inaan dadka udaneyno midakale waxaa halkaas kacadaatey markii horeba ineysan jirin dad ilaahay hortiisa udagaalamaya ee nin ayaa ladiidanaa
ascww mar hadii cadawgu uusoogalay dalka muslinka ah cdawguna uuyahay gaal iyo murtad maxaad sugaysaa gidhaash iskadaaye hadaan illaah inoo bixin mujaahidiinta anaguna aanan kuqancin jihaadka waa ku xigaya shuu shaalays gidhashku adagu waaba caadite
ILLAAHOOW ADIGA MOOYEE MAJIRO ILLAAH KALE OOXAQ LAGUCAABUDO
ILAAHOOW UKORDHI MUJAAHIDIINTA GUUSHA AAD SIISAY
SI AY NOOGU XUKUMAAN AMA UDABAQAAN OOAY USOOCELIYAAN KUTUB KAAGA ALLOOW AAMIINN ALOOW AAMIIN ALOOW
somaliyey kaca oo wadankiina ka difaacda tigree mabaxayaan oo balad weyne way yeesheen waxaana hor kacaya wadaado ku dhawaaqaya alaahu akbar
hasoo yaacaano gaalada Itoobiya iskuma cusbin Mujaahidiintu waxay ku sugayaan Garasaani iyo Nuur Fanax halkaas ayaa noo balan ah markaas ayaan gartooda gelaynaa insha’alaah
Hiiraan uma socdaan baan u malaynayaa ee waxaa u yeertay dawlada islaamiga ah ee shariif si kurisga ugu sii hayso oo markaas ay shareecada hirgaliyaan.
wax walbe waxaa nooga daran mujaahidiinta ayaa is haysa siiba alshabaab maa laga joogi la’ayahay marka ha arkeen inaysan gacmo wadajir maahee wax kale wax ku goyn.
sida loo insixaabayo xamar in dhinaca kale loo dhaafaan ka baqayaa 4 guuto b/weyn uma socoto ee xaqiiq weeye in la gaarayo jowhar hadaan laga hortagin oo xaqa lagu midoobin oo waliba shabaabku walaalahood xaal marin ay marwalbe xaqiraada kula socdaan.
kkkkkkkkkk
kamanaxsani itoobiyaan aawey ku katirada badnaa ee xamar illaa kismaayo gaaray maxaa natiijo la helay ?? lakin waxaan u naxayaa shariif iyo kooxdiisa halka aakhiro lagu xisaabin
Meeye Al-shabaab iyo Xizbul Islaam? Maxay uga hor tagi la’yihiin cadowga dalka soo galay oo ay jihaadka ay sheegtaan u fulin la’yihiin?. Tolow Shiikh Xasan Daahir Aweys tikidkii uu Asmara ugu duuli lahaa ma u go’an yahay?
Argagaxiso waa uun argagaxiso oo dad rayid ah ayay ka adag yihiin cadow kaama celiyaan. Dabaylaha Guushu ee Al-shabaab ka imanaya waxaa lagu xasuuqaa dumarka iyo caruurta Soomaaliyeed. Marka cadowgu soo fool yeesho dabada ha la rogo oo rayidka ha lagu milmo.
Suu tan Eebe Qur’aanka ku yiri “walaa tawalluuhum al’adbaara” maxaad u firdhanaysaan?. Diintiina iyo xamaladihiina aan beer reebayn Alle ayaan ka magan galay oo ka maciinsanay. Naga daaya argagaxisada macna darada ah jihaad meeshan kuma haysaane.
waxay ila tahay in illaahay kala cadeeyay munaafaq iyo muslin.
hadii caawa amxaaro soo gashay somaliya soo maaha in shariif uu c/laahi yusuf lamid noqday.
soomaaliyeey fadhiga ka kaca oo difaacda aayihiina iyo cizigiina.
asc ikhwa meesha wax dawlad layidhaahdaa kama jirto ee waa u adeegayaal cadawga ALLAAH iyo umada ISLAAMKA marka yaan umada lagu marin habaabin Magac Dawladeed Barakallaahu FIIKUM.
AS Wb .. waa run in ay soo galen balad wayne ciidamada gumaysiga waxana masuul ka ah dowlada Shariif soo galitaanka .
laakiin waxaa aan la yaabay aaway raga al shabaab sheegta ee dagalka xamar iyo meelaha islamka jooga bisha ramadan ka iclaamiyay miyaysan habooneen in ay dagaalkooda iminka xuduuda itoobiya oo ah cadowga u weeciyan inta aysan soo galiba dhulkeena
waxba isma dhaantaan shariif iyo shabaabow ee umada ha halaagin bil ramadan an ku jirnaa walee khyr uma soo wataan
Xisbul islaamna iyo shariif dowladiisana waa isku mid waa rag xukun doonaya
waan idin salaamay,
khadar wuxuu yiri wa nagu wanaagsan tahay waayo anagaa nalaka waayey war heshiiya kkkkkkkk awal ma shakibaa kaaga jiray reer baladweyne ma diin ayey u diriri jireen mise qabyaalad ayey itobia ula diriri jireen shalay c/llahi yuusuf oo murtad ay ula baxeenaa watay mantana shariif oo ah isku hayb yihiinaa wada marka amxaaro waa hawiye walaalahood maanta laga bilaabo sidaas ayey u egatahay aniga aad ayaan ugu faraxsanahay in guutooyin itobian ah ay maanta b/weyne joogaan oo baaranaayaan taarikhdiiniina burush xaar wato ayaad mariseen diintii illahay ayaad ka ben sheegteen dee c/llahi yemen ayuu joogaaye amxaarto yaa kenay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
filmkaan aadaan u jeclahay anigu waayo meesha diin loogama diriro ee qabyaaladaa taalo
allemagan.
Adiga ma rafacal qalam baad tahay?
mise dagaalkaadan waligaa wax ka arag?
soo mujaahidiinta ma ahayn kuwii tigreega kumanaanka ahaa ka soo celiyay garasyaani iyo nuur fanax ee b/weyne orodka ku soo gashay?
Soo mujaahidiinta ma ahayn kuwii ka yeersiiyay gaalka ugu weyn tigreega senawi Ciidamadeena somalia wey ku riiqmeen?
soo mujahidiinta ma ahayn kuwii kala wareegay gaalada iyo dabadhilifkooda somalia oo dhan marka laga reebo xarun ay baydhabo afgoye iyo muqdisho iyo b/weyne ku leeyihiin maahee inta kale?
Hadana Maadaama Uu cadowgu aad u badan yahay marka loo fiiriyo wiilasha yaryar ee hortaagan insha allaah wuu jabi doonaa ,KAM MIN FI’ATIN QALIILATIN QALABAT FI’ATAN KATHIIRATAN BI’IDNILLAAH ,WALLAAHU MACASAABIRIIN.
cadowga gaalada waxaa mujaahidiinta u dheer kuwa hiil la ah oo midabka iyo magaca nala shegta iyo kuwa afka ka jecel sidaadoo kale lakin ku bishaareysta ALCAAQIBATU LIL MUTTAQIIN.
asalaamacalaykum itma muslimka jecel ee galada dagaalka naguwada kasoohorjeeda,intaakadib waa waxlaga xumaado in ninsoomaali ahi hadal kutaageero nindalkiisa kusooduulay koleey guusha waxa haya alle waxoowna u balanqaaday mu,miniintiisa.saas aawged munaafaqa hadal ayaa kategaya waana guuldareeysahaa asaga iyo kudalkeena kusooduulaay ee naga gadaran,
ilaah ayaan kabaryeeynaa nasri soodegdega.amin amin
Ileen nimanyahow shaydaanka oo aan ognahay waxa uu yahay wuxuu la soo bixi karaa magaca aad u wanaagsan sida mu’min oo kale…
Maxamed qaran baa nin halkaana la baxay, Suufiyo waligood gaalada hoor ordi jiray ahlusunna ayeey la baxeen ,Dawlad ay mushaar siiso,soo dhistay waardiyeyso gaalo na waxay la baxday Dawlada islaamiga ah wallaahi waa cajiib laakin magaca xaqiiqada qofka ma badalo.
Mujaahidiinta allaah waxaan uga baryayaa inuu fahan siiyo khayrka ku jira midowga iyo sabarka.
xisbul islaam iyo shabaab inta ay iskhilaafsan yihiin nasriga inuu soo daahaya ayaa muuqata marka ha fahmeen sharcigana iyaga ha iska bilaabeen .
Acww walaalayaalow horta nin kanaxa iyo nin ku farxaba Xabashi Weynahaysataa kasoo bilow Ogadenya Kuxiji W\Galbed ku xidhi W\Bari Hiiraan oo hada soo gashay waxaanse idiin sheegi Kuladimayso hiiraan iyo hareeraheeda waa hadii shacabkii rer hiiran Sidaan ku ogaa yahay oosan Fasaqmin
A/C,
Nin walba sida uu doono ha u hadlo xisaab ayaa ka danbeysa ee ogaada, waxaadna ilowdeen maalmo ka hor in itoobiya iyo kuwa ay wadato ay soo buuxiyeen meelo ka mid ah gedo iyo inta ku teedsan , waan la ogaa wixii ay ku danbeysay Rabbi mahadi ha ka gaarto, sidan iyo si kadaran ayaad u burqaneyseen intiina laabta ka jiran, haddana waa sidii uun insha allaah waxaan rajeynayaa in itoobiya cashar wanaaagsan loo la qimo, walaalaha mujaahidiintana waxaan u dar daarmayaa Alle ka cabsi iyo midnimo, waxa soo harey ku wiina caadada ka dhigtey in aad mujaahidiinta dhibkooda ka shaqeysaan Alle ka cabsada , arintu fadhi ku dirir maaha, qabaa’ilkii soomaaliyeed ee is dagaali jireyna maaha ee waa duulaan gaalo.
Somalimirror.com-na waxaan kula talin dadku wax magarato ayey u badan yihiin iyo wax qabiil ama koox jecleysi madax martey ee meeshan yeysan noqon meel dadku ku danbaabaan,
siyaasadiina ku aadan fikradaha dadku soo qoraana dib ugu laabta insha allah, igamana aha dadka hadalka halagu celiyo, wixii waxtar leh hala soo gudbiyo, asluub wanaagsana ku socda.
wsc
A/c, walaalaha ka adag mujaahidiinta in aay waxkashegaan kaliya ee sida gaalada u caaya mujaahidiinta allaa idiinku filan kuwa har iyo habeen utaagan caayda mujaahidiinta aan aqonin wax kale waxan leyahay alle kacabsada ha ceynin mujahidinta manta difacaya dalk iyo diintaba allaan idiinku dhaariyee ma idinkaa kabixiyey ethopia dalka ma idinkaa ushahiiday u dhaawacmay xolihina kubixiyey naftina u huray .haddaadan afkiina ka deynin cayda mujaahidiinta kama duwanidiin kuwa lala dagaalamayo wayo wax aad kaduwantihiin sheega .war alle kacabsada .ruux walbo oo hurtada kasoo tooso wuxu ku bilawanayaa wax kasheega mujaahidiinta war miyaadan islaam aheyn .waa maxay waxa idiintusay xumaan kaliya wanaagana idiinka qariyay so ma ah in aad lasafantihiin cadowga . Mujahidinta insha allah weyguleysanayaan jeclaada oo ku farxa ama ahaada kuwo kanaxa
Mujaahidiinta khaladkoodi waa khilaaf u dhaxeeya.
ninka layiraahdo yaabane magacaada allaha kuurumeeyo yaabkana kaamasaaro, faraxsanaanta aad kufaraxsantahay gaalada qabsatay hiiraan arinkaas 2mid unbaa kugu xanbaaraya immaa jahli faaxish ah oo kumadaxmaray waliba nooca aan lala aamusikarin ah. tan 2 aadna inaad tahay qof afkeena kuhadla afsomaliga gaalada kamid ah. aan usoo laabto macow gudomiyaha iskumagacaaby gob.hiiraan iyo shariifka madaxda u ahba shareecadii ey kudhawaaqeen iney oogayaan ma amxaaraa ufulineysa oo noqoneysa kuwo dadka kubooriya qaadasha diinta islaamka?!! hadii ladhihi lahaa markii uu shariifku kudhawaaqay kudhaqanka shareecada mucaaradkaa dagaal kudhawaaqay, meel fowdo kajirtana xukun maleh. marka arinkaas mawuxuu baneynayaa in gaalo weliba nooca uguliita waa xabashiye uu shariifku kusoo hogaamiyo wadanka? waxaase mahad alla ah iney jirto goob uu allah kukalaxugmo adoomankiisa -faman yacmal mithqaala tharatin kheyran yarah waman yacmal mithqaala tharatin sharan yarah-
waaaaaaaaw tani markay imaado lee ha isku yaacina al shabaaab!!!!!!