Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka Al-Huda Laascaanood

Published on August 27, 2009 by   ·   5 Comments   ·   print

Halkan ka dhageyso



WordPress Plugin Share Bookmark Email



No related posts.

Readers Comments (5)

  1. mustafa says:

    muxaadara al daaqatul mhudara

  2. zadam husien abdi says:

    waa muhiim in aan helno website sida somalimiror oo kalle ah si’aan dhamaanteen uga faa’iidaysano macluumadka kalla duwan oo inoo soo bandhigayo somalimiror .

  3. yaasiinxasan says:

    Ma og tahay in ay nolosha qoysku tahay ta ugu macaan dunidani, waxad mar kasta iyo meel kasta oo aad joogto ogaataa in ninka xaas lihi kaa degan yahay, kaa furfuran yahay, oo weliba uu dhammaystiray qayb idil oo iimaankiisa ah, inta kalena uu uga baqo uun Ilaahay. noloshani dhab ahaan uma fahmi karaan mana dhadhamin karaan macaankiisa iyo waxyaabaha faraha badan ee uu xijaabka kaaga yahay qofka aan weli guursanin, iyo qofka aan ku qanacsanayn xidhiidhka saygiisa iyo isaga ka dhexeeya……

    (1) WAA MAXAY GUURKU?
    ü Waa nolol ka duwan ta dhalinyaronimada
    ü Waa mid uu ilaahay aadamahiisa ugu talogalay inay ku degaan, nastaan, tarmaan kuna raaxeystaan.
    ü Waa mid masuuliyaadkeeda iyo waajibaadkeedaba looga gaardhigay
    ü Waa nolol wada tashi iyo wada shaqeyn

    (2) MAXAA GUURKA HIRGALIYA INTA BADAN?
    ü Ogolaanshiiyo – Labada dhinacba ah
    -Xaga labada dhinac ee waalidka

    ü Hantida
    ü Dabeecada iyo dad la dhaqanka qofka
    ü Diinta qofka

    (3) MAXAA DHIIRIGALIYA FURNIINKA?
    ü Guurka micnihiisa ama waajibaadkiisa oo aan la aqooninba
    ü Khilaaf – labada dhinacba
    – hal dhinac
    – Mid dusha kaga yimaad (isku dir)
    ü Isfahan la’aan
    ü Kalsoonida oo lunta shakiga/kalsoonidarada oo la horumariyo
    ü Hanti la’aan

    ü Iyada oo labada lamaanaha uu mid waliba uu doono in isiga xaqiisii la siiyo

    ü Iyada oo aaney isku tanaasulaad sameynin.

    ü Wanaagii ama raali galintii wacnayd ee ahayd inay ka dhaxayso labada qof ee isqaba oo aan laysku quudhayn, mararka qaarna ay dhacdaba inay ka xishoodaan hadalka macaan ee igayaga dhexdoodana kalgacayl iyo naxariis ku beeraya, taas oo niyad jabka ama xumaanta labada qof horumarisa, dibad baxna ku keenta labadoodaba.
    ü Ismaqal la’aan iyo amar diido inta badan ka timaada dhinaca gabadha iyadoo u arkaysa in la xukumayo ama la amrayo.
    ü Iyada oo lamaanuhu ayna fahnsaneyn macnaha guurku lee yahay oo ay xiise isku guursadaan oo kaliya ah xiisahaasina dhamaado
    ü Iyada oo lamaanuhu uu mid waliba la soo baxo dabeecad qalfsan oo midba uu u qaadan waayo waxa ka kale ka soo burqanaya.
    ü

    (4) WAA MAXAY FAA IIDOOYINKA AMA KHASAARAHA UU GUURKU LEEYAHAY?

    Faaiidooyinka:

  4. marka hore waan idin salaamayaa saaxiibayaal,intaa kadib waxaan idiin ku mahadnaqayaa sida fiican ee aad ugu soo bandhigtaan bulshada barnaamijyo kala duwan oo faa’iidooyin balaadhan u leh dadweynaha.ugu dambayn waxaan idin leeyahay halkaa kasii wada.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

No related posts.

Latest Headlines