Comments on: Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle

By: 8-12-2010
marka ugu horaysa waxaan salaamayaa umada reer buurtinle marka xita waxaan kuxijinayaa maamululayaasha machajka al islaami waxaana kusalaamayaa salaan ta muslinka

marka ugu horasa way mahad sanyihiin maamulayaasha machajka al islaami  walaahi aad iyo aad bay udadaaleen macanimiinta machajka

waxayna kufikireen in laga baahi bixiyo dagmada

wax barasho la aanta ka jirta had iyo jeer waxay ku dadaalaal in wax barasho tayo leh loo helo dhalinyara da soo kacaysa waxaan anigu waxaan halkaan macalimiinta kadhiga magaalada buurtinle aan oranlahaa dadalkiinna haka harinina siiwada mahadsinidiin dadaal kiinana ilaahay ha idin ka aqbalo

By: Sayful Islaam
Asc. waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan Macalimiinta iyo Ardayda Macgad-ka Al-Montada Al-Islami.

anigu waxaan ka mid ahaa Ardaydii ka qalin jabisay Machad-ka Dufcadii 3-xaad sanadki 2002 hadana waxaan ka qalin jabiyay Jamacad BBA waxaan garanayaa dhalin yaro badan oo mirihii machad-kan ah oo Master soo qaatay iyo kuwo hadda ku jira. runtii waa il-ay ka soo burqadaan dad wax ku ool ah.

waxaan ku baaqayaa dhaman ardaydii ka soo qalin jabisay Machad-ku in ay Guddi samaystaan ayna u istaagaan sidii ay machadkaas u sii wadi lahayeen.

waxaa halkan duco ilaahay dartiis ah uga dirayaa Maamulihii Machadka Sheekh Axmed Ducaaale oo ilaahay oofsaday “allaha u naxatiirso hana dejiyo Jannadii Firdowsa ee Saraysay Annagana khyr dhankeena ioyo darteen ha’ugu abaal mariyo”

By: ganeygacal
walaalayaal waa wax qabad mihiim ah oo wax weeyn uqabanaya  umada dagan burtinle iyo soomaali oodhan machadkaas waxaan ku guubaabinayaa reer burtinloow fadhiga ka kaca kiina jooga qurbe iyo kiina jooga gudahabo aniga waligeey ma arkin burtinle balse waxaan aad u taageerayaa wax qabadka umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waana ka qeeyb qaadaneeynaa intii karaan kaanaga ah

By: waddani
Mac-hadka buurtinle wuxuu ka mid yahay macaahidda muhiimka ah ee Putlaand ku yaal, dhaqaalaha laga joojiyeyna waxaan filayaa, in ay la xiriirto cuno qabateynta aqoonta iyo ilbaxnimada dadka muslimiinta ah ee caalamka, sida muslimiinta aiguurka china loogu diiday fulinta waajibaadkooda diiniga ah. Waxaan qabaa, in aan lagu xisaabtamin hey’ado ee aan isku xisaabtanno annagu, waayo maanta lama ogola muslim caawinaya muslim kale, laakiin UNHCR, UNDP, UNICHEF, SAVE CHILDREN IWM waa la ogol yahay, maanta zakadii ayaa lagu haystaa maalqabeen badan oo muslimiin ah.

Waxaa muhiim ah, in  mac-hadkaas la isugu tago oo dhaqaalihiisa oo dhan dadka kheyrka jecel meel dhigaan ugu yaraan dhowr sano, carruurtana  laga daayo lacagta, waayo daruufaha jira maanta waanu garaneynnaa xagga dhaqaalaha iyo baraarug la’aanta waxbarashada.

By: Dulmidiid.
Ilaahay khayr badan ha siiyo Sheikha maqaalkan soo diyaariyey,Runtii wuxuu golahan soo dhigay xog dad badan ka qarsoonayd.

Maadaama bishii barkaysnayd ee Ramadaan lagu jiro waxaa aniga ila haboon in gacan weyn loo fidiyo sidii loogu gargaari lahaa khayrkaas iyo nuurkaas bidhaamaya.taas oo aynu ku helayno badbaado aduun iyo mid aakhiroba.

wajzaakumullahu khyran.

By: Haaji
Asc.

maasha allaah , allaha barakeeyo reer buurtinle . si fiican ayuu u hirgalay mashruucaasi.

Haji

By: Qamaan Bulxan
Waxaan ka cabsan dadka Muqdisho degan haddii aanay dantooda garan, in Burtinle ka hor mari doono caasimadii Soomaaliya.

Reer Muqdishow kursi iyo madaxtinimo ayaa idin waalay ee dagaalka iska daaya oo ku dayda gobolada kale ee dalka. Burtinle caruurtii ayaa computer baranaysa, caruurtii Muqdishana waxay ku dhex baaba’een Sharif iyo Aweys oo mid waliba Kursi doon ah, haweenkii iyo ciroolihiina magaalada banaankeeda ayey waran yihiin, oo xitaa geedaha hoostooda ee ceelasha biyaha laga ijaaraa.

By: Khalid Ibnu Waliid
maashaa alaah aniga markii aan joogay somalia muqdisho xitaa ma aynaan leheen wax computer classes ah, waa cajiib maantana dadkii u qaxay ceelasha biyaha ayaa guryaha laptob yo ku heesta iskab daa desktop iyo waxii la mid ahi,

dadkani somaaliyeed waxy u bahanyihiin amaan ooq ura

hada reer buurtiinale ilaahay ha u ziyaadiyo ayaan leenahay,

By: maki yare
Waa howl wacan.

waxaan rabaa in aan halkaan farriintan ugu gudbiyo:

Hay,adaha layskuma haleeyo oo waxa ay ahayd dadka in la baro in aay lacagtooda baxsadaan taas waxaa ku jira faaiido badan sida in aay ilaashadaan iskuulkooda oo aay isu arkaan in aay ayaga(bulshada) leeyiihiin. arintaas iskuulo badan oo xamar ku yaalo ayaa lagu tijaabiyay oo ardayda lacag laga qaaday ayaga oo heysta hey,adii ka bixinlahayd qarashka markii ay ka tagtayna uma dutinin oo howshoodii sidooda u wateen oo maanta wax hey,ad ah kuma tiirasano.. ikhwaanii dadka ha labaro in aay lacagtooda cunaan oo gacmahooda ka shaqeystaan oo hey,adaha laga xoroobo.

Jaaliyadaha dibada siiba kuwa ka soojeeda gobalkaas ceeb ayeey idinku tahay in dhallaankiina ay waxbarasho la,yihiin, hurdada ka kaca oo taageera machadkaas.aniga wallaahi kama soo jeedo gobalkaas oo sidaas uma baraarujinaayi ee waxa ay iga tahay soomaalinimo,islaamnimo

By: Kahyre
Maa shaa’ Allaah, Ilaahow barakee, ciddii taageertana adigu taageer… Aamiin