Comments on: Wariyad Caan ka aheyd German-ka oo Islaamtay

By: Ridwan
as/c

aad iyo aad waxaan ugu hanbaliyeenayaa walaasheen qaadatay dariiqa saxda ah ilaah ku duway kuwa kale ee aan qaadan diinta islamka ilaah waxaanugu baryayaa in ilaah haduu la doonaayo hanuun in uu soo hanuuniyo.

-mida labaad somalimirror waxaan iyadane aad ugu mahad celinayaa sida had iyo goor inoogu soo gudbiso arrimaha islamaka ku saabsan alfi maraha ayaa idinkaga mahad celinayaa reer somali mirrir ilaah haidinka ajir siiyo.

By: maohamed jayalani
maashaa allah

this is the best gift that any human can get

from allah,may allah keep you in the rightpath

and keep you away from any harm,

conguratulation my sister,keep the light of

allah where ever you may be,by

By: Feysal
Magaca saxda ah ee gabadha islaamtay waa:

Kristiane Backer

Link: http://www.dw-world.de/dw/article/0,,4461534,00.html

Maasha Allaah! Allaahu akbar!

By: muklhtar xuseen axmed
alaahu akbar maasha alaah waxay waa faqsan tahay arintani xadiithkii nabiga ee macnihisu aa ddintani waxay gaadhi doontaa meesha ay gaadhan habeenka iyo maaalinta

allahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

By: dalxaa binu cubeydillaah
Asc walaalayaal ramadaan kariim

Maasha allaah allaahu akbar

sharaf iyo cizi ayuu ilaahay ladoonay gabadha muslimada ah hadane ah reer yurub mahad aan dhamaaneenin alle ayaa iska leh

walaalayaal waa wax lagu farxo in qof cusub uu kusoo darsamo islaamka somalia ayadaa gacanteeda kukasbatay oo rabi subxaana watacaalaa qur;aankiisa  wuxuu kuyiri

(maa asaabakum min musiibati fabimaakasabat aydiikum) musiibada idinka ayaa gacanta kukeesateen waayo intii qabiil la iskudilaayay iyo intii diinta laladagaalamaayay ayaa waqtigiina kudhameeseen oo cibaadadii alle ayaa katagteen cidii garabka alle kabaxdo asagane waa kabaxaa marka nabad cadaalad sinnaasho kala danbeyn waxaa lagu hilaa islaamka iyo cibaadada alle

waxaa idiin dardaarmaayaa nafteeda iyo tiiniba in  alle kacabsataan waa farxad iyo guul usoo hoyatay islaamka in gabar magac kuleh yurub ee islaamto intaa inkabadan waa sugeynaa inshaa allaah

garmalka oo kaliya lagama islaamaayo ee waxaa aad ubatay gabdhaha faransiiska ee aadka uislaamaayo

wabillaahi altowfiiq

wsc

By: Abdikafi
Alahu akbar God is great mashaa alaah very welcome god bless you

By: Ali Mohamed
Allahu Akbar

waa ilaahay mahadiis in Allah uu tisiyay xaqa inta badan dadka si wayn wax uga fahamsan noociyada gaalnimada ama aqoon u dheeraad ah u leh waxa Allah ku guuleeyaa inay islaamaan.

waana wax Allah loogu mahadiyo laakiin waxay inooga baahantahay dadaal dheeraad ah inaynu u galno fahamsiinta islaamka dadka soo gala & inaynu ka ilaalino wax kastoo dhaawac ku keenaya arintaas wax u kordhin dhinaca aqoonta diinta ah,

waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu ku sugo walaasheen xaqaa ay qaadatay,

By: Abdirahman h.ali nise
Masha allah ayaynu lenahay, walashena muslimada ah wanu ku faraxsanahay, alahu akbar

By: Maki
islaanimada dhabta ah alle ayaa bixiya, wax sahal lagu helena maaha. badanaa inta Maxamed iyo Cabdillahi la dhaho oo ficilkoodu ka jahanaba lagu tago yahay. macaanka walaasheen ka heshay islaamka yaraa inta haysata dadka muslinka sheegta maanta. ilaaheed ayaa uqoray oo siiyey anigu waxaan leeyahay alla nasiib badanidaa gabaryahay muslimada ahi.

By: m abshir
Allaahu akbar

waxaa mahad iska leh ilaahii gabadhaan xaqa waafajiyey gaalnimana ka soo badbaabdiyey, waxaanna anigu  rumaysanahay reer yurub inta islaamiddooda muujinaysa waxaa ka badan inta qarinaysa, waxaana tusaale iigu filan,labo arrimood oo labaduba ila soo gudboonaatay bishaan agoosto dhexdeeda, anoo jooga dal yurub ka mid ah ‘labada arrimood midi waxay ahayd  qadiyad baa ila soo gudboonaatay markaasaan waxaan damcay inaan abukaate qabsado marka waxaan aaday abukaatihii ugu magaca dheeraa magaaladaa aan markaa joogay waxaanna u kaxaystay nin muslim ah oo ay saaxiibbo yihiin ninkaasaa markaa wuxuu ii sheegay inuu ninkaani islaamay laakiin uu qarsado markii aan u tegeyna waxaa ii caddaatay inuu muslim yahay, isla maalmo kadib qof xanuunsan baan hosbitaal u raacay marki hore waxaa na qaabilay dhakhtar caadi ah kadibna wuxuu noogu yeeray dhakhtarkii meesha ugu sarreeyey  mise waa nin yurubiyaan ah haddana salaanta islaamkuu nagu salaamay erayo badan oo islaamnimo ku dheehan tahayna waa ku hadlayaa markaasaan waydiiyey meesha uu erayadaan ka bartay markaasuu wuxuu iska fiiriyey gabar neersis ahayd oo nagu dhowayd wuxuuna yiri isagoo codka hoos u dhigaya ‘ waxaan akhriyey Quraanka waana ku qancay waxaanna qaatay diinta islaamka’ runtii waa wax aad loogu farxo laguna bishaaraysto.